Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Daawo sidii Boorama Looga Ciida Shalay (Ciid Wanaagsan)

September 21, 2009 By: Idhanka Category: News

DSC00739 (more…)

Halkan Toos uga Daawo Fadhigii Golaha Guurtida ee Maanta

September 19, 2009 By: Idhanka Category: News

Halkan ka Daawo fadhigii Golaha Guurtida ee maanta oo gacan ka hadal iyo buuq ku dhamaaday (more…)

Dagaal Culus oo ka dhacay Buqdhada iyo Boodhka oo keenay dhimasho iyo dhaawac badan

September 18, 2009 By: Idhanka Category: Awdal, News

news-iconBorama(Idhanka)– Dagaal culus ayaa maanta ka dhexdhacay beelaha Dilla iyo Gabilay, dagaalkaas oo ka dhacay xuduuda labada degmo ee Baki iyo Gabilay gaar ahaan Aagaga Buqdhada iyo Boodhka, wararka ka imanaya jiidahaas ayaa sheegaya in ay weerarka soo qaadeen maleeshiyada dhanka gabilay ilaa sadex weerar oo isdaba jooga, ilaa hadase khasaaraha la soo sheegayo ayaa ah 5 qof oo dhaawac ah dhinaca Dilla iyo hal qof oo dhimasho ah, dhinaca Gabilayna wararka aan ka helayno ee aan la xaqiijin ayaa sheegaya 6 dhimasho ah iyo dhaawac aan tiradooda la hayn. (more…)

A Congratulatory Note to Al-Aqsa Schools in Borama By: Abdirahman Aadan

September 18, 2009 By: Idhanka Category: News

hand writingEvery year like this time, the result of Somaliland’s High School Leaving Exams are announced. As usual, last Saturday, the Minister of Education of Somaliland, announced the result of High School leaving exams. The result was disclosed in a Press Conference held by the Minister and the Chairman of National Examination Board. According to the statement of the Minister, private schools retained their lead as the students from Al-Aqsa-Borama and Nuradin-Hargeisa occupied top ten seats and scored (more…)

Dawlad Ku Meel Gaadh Ah Oo Uu Madaxweyne Ka Yahay Gudoomiyaha Guurtidu Madaxweyne Ku Xigeena Ka Yahay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Habayaraatee Ma Jirto Meel Ay Labada Xisbi Ay Taladaas Ku Gaadheen……… Xisbiga UCID

September 18, 2009 By: Idhanka Category: News

UCIDFadhi degdeg ah oo ay manta gudida fulinta  ee xisbiga ucid  isugu yimaadeen manta oo ay taariikhdu tahya 17/9/09 waxay ka doodeen kana baaran degeen qodobadan hoos ku xusan

Haddii aanu nahay xisbiga UCID waxaanu doonaynaa in aanu  cadayn ka bixino warar lagu baahiyay warfaafinta gudaha iyo dibadda ah oo tilmaamaya sidan soo socota (more…)

Xukuumada Somaliland Oo Guddoomiyaha Golaha Guurtida ku Eedeeysay inuu Dalka ka Dhigayo Inqilaab Madaxtinimo

September 17, 2009 By: Idhanka Category: News

ducaaleHargeysa (Idhanka)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ku eedeeyey inuu damacsan yahay in uu dalka ka dhigayo inqilaab uu ku damacsan yahay in kursiga Madaxweynimo kula wareego,  isla markaana waxa uu dooday inay hayaan caddamo la xidhiidha arrintaas. (more…)

“27-ka bishan markay gaadho xilkii Madaxweynaha iyo Ku-xigeenku bil ka bacdi waa inay wareejiyaan ama…” Saleebaan M. Aadan

September 16, 2009 By: Idhanka Category: News

saleebaan-150x150Hargeysa (Idhanka)- Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shalay isku raacay inay darsaan khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka oogan, isla markaana ay xal ka gaadhaan dib-u-dhaca ku yimi doorashada Madaxtooyada oo lagu waday inay dalka ka qabsoonto 27 September 2009.

Fadhigii shalay ee golahaas oo uu gudoominayay Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa ka xaadiray 59 Mudane oo ka mid ah 82 xubnood ee uu ka kooban yahay. (more…)

Ganacsato isu xil qaantay xalinta khilaafka siyaasadeed ee Murugsan

September 14, 2009 By: Idhanka Category: News

nasaha1Hargaysa,(Idhanka)- Waxa xalay kulan balaadhan uu dhex maray ganacsatada Somaliland oo ay weheliyaan laba ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland iyo xisiyada mucaaridka oo ay horkacayeen labada gudoomiye iyo shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland, kulankaai oo qaatay mudo 4 saacadood, waxa uu ka dhacay Hotel Mansoor ee magaalada Hargaysa. (more…)

Guddoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ah oo booqday dadkii ku dhaawacmay mudaharaadkii Sabtidii ka dhacay Hargeysa iyo hadaladii ay jeediyeen.

September 14, 2009 By: Idhanka Category: News

 

siilaanyo1

Hargeysa (Idhanka)-  Sept. 14,2009-Guddoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa maanta booqday 14 qof oo ku dhaawacmay mudaharaadkii Sabtidii ka dhacay magaalada Hargeysa, kuwaasi oo lagu dawaynayo cisbitaalka guud ee caasimada.

Guddoomiye xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay murashaxiisa madaxweyne ku xigeenka Eng. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ku soo (more…)

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo Qasriga Madaxtooyada Saxaafada ugaga waramay wixii shalay dhacay

September 13, 2009 By: Idhanka Category: News

rayaale shir jaaridHargaysa(Idhanka)Madaxweyne Rayaale waxa uu ugu horeyn u qadaimay shacbiga Tacsi uu u diray shacbiga Somaliland isagoo ka Tacsiyadeeyay dhibaatadii shalay dhacday magaaladda hargeysa,waxaanu ugu baaqay inaan mar danbe waxaan qaranimada ahayn dhiig loo daadin

Madaxweyne rayaale waxa uu mar kale u soo jeediyay axsaabta iyo shirguddoonada labada goleba wax wadahadal ku dhamaan kara inaan dagaal la gaadhsiin,waxaanu mar kale ku baaqay wada hadal bilaa shuruud ah inuu diyaar u yahay (more…)

Shacabka Boorama oo si Taxadir leh ula socda Xaaladaha ka socda Hargaysa

September 13, 2009 By: Idhanka Category: News

untitledBorama(Idhanka)- Shacabka Boorama ku dhaqan ayaa rabshadihii ka dhacay Hargaysa iyagu ula socda si taxadir leh, dadweynaha ayaa ku war helay intooda badani Idaacadaha Af Soomaaliga ku hadla Shalay.
 
Mar aan Afurkii ka bacdi wakhti ku dhaw Salaadii Cishaa’i aan soo maray suuqa faras magaalaha ee Boarama ayaan la kulmay dadweyne ku xoonsan Stereo lagu Gado Cajaladaha oo ay ka socoto Idaacada codka Maraykanka ee VOA, dadweynahaasi waxay dhegaysanayeen Idaacad (more…)

Recognising the value of Somaliland

September 13, 2009 By: Idhanka Category: News

 jeremyguardian.co.uk home 
Jeremy Sare
Gordon Brown, in his speech on the war in Afghanistan last week served up that old truism: failed states are a seedbed for terrorism and establishing democratic elections are the long-term solution. Pity then that this principle is not applied more widely.

The violent scenes in Somaliland’s parliament on Tuesday, following the third cancellation of the presidential election, showed one country’s fragile democracy crumbling before our eyes. (more…)

Hay’ada Amoud-foundation oo Deeq Raashin ah Ramadaanka siisay Xaafada Caroqoolaab ee Borama

September 12, 2009 By: Idhanka Category: News

amoudfound Borama(Idhanka)- Hay’ada Amoud-foundation ayaa maanta siisay deeq raashin ah dadweynaha degen xaafada Caroqoolaab ee magaalada Boorama, deeqdaas oo iskugu jirtay Bariis, Daqiiq, Saliid iyo Timir, waxay ugu talo galeen dadka danyarta ah ee degen xaafadaas, waa Hay’adii u horaysay ee bixisa deeqdan Rashinka ah Ramadanka magaalada Boorama.
Wakiilka Haya’ada Amoud-foundation C/Wahab Cige Axmed ayaa deeqdan gudoonsiiyay gudida Xaafadaas, wuxuuna u sheegay in ay (more…)

Madaxweyne Rayale, Saleban Gaal iyo Faysal Cali Waraabe oo Rabshadihii maanta Ku eedeeyay …..

September 12, 2009 By: Idhanka Category: News

1-2Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayale Kahin oo isla maanta ka hadlay rabsho khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay shirgudoonka wakiilada. Madaxweyne Rayale oo u waramayey idaacada BBCda qaybteeda Somaliga ayaa wax laga xumaado kutilmaamey in caruur ay soo abuubuleen shirgudoonka rabshado kasmeeyaan wadooyinka magaalada Hargeysa. “Waxaan aaminsanahay in aan rabshado Somaliland (more…)

Wararka Rabshadaha :Tiro dad ah oo ku dhimatay iyo Daawac -Saddex Askari ayaa bomb lagu dhuftay oo dhaawacmay (Daawo Sawiro)

September 12, 2009 By: Idhanka Category: News

11Hargaysa(Idhanka)Rabshadaha ka socda Magaaladda Hargeysa ayay sadex askari ku dhaawacmeen kadib markii ay bombo gacmeed lagu soo tuuray waxaana loola cararay cisbitaalka guud ee hargeysa oo lagu dawaynayo
tirada dhaawaca ayaa iyana sii kordhaya,waxaana mar dhawayd oo aanu cisbitaalka booqanay aanu ku aragnay dad dhaawacyo kala duwani soo gaadheen
out-patiant ka cisbitaalka ayaa la ceeryoomaya (more…)

Halkan Toos uga Daawo Dhacadadii Maanta Hargaysa ka dhacday

September 12, 2009 By: Idhanka Category: News

Halkan ku dhufo si aad toos ugu daawa Mudaharaad Khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay oo Maanta ka dahacay Hargaysa (more…)

Amin Arts oo Sawir Gacmeed ku muujinaya Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland ee Murugsan

September 11, 2009 By: Idhanka Category: News

Aminartssssss

Natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyeedka 2008-2009 oo La Shaaciyay

September 11, 2009 By: Idhanka Category: News

imtaxaan shahaadiHargaysa(Idhanka) Xafiiska imtixaanaadka Somaliland, ayaa shalay si rasmi ah u shaaciyey natiijadda imtixaankii shahaadiga sanad dugsiyeedka 2008 ilaa 2009.

Madaxda xafiiska imtixaanka Somaliland, xaflad ay ku soo bandhigtay natiijada imtixaanaadka sanad-dugsiyeedka 2008-2009, oo shalay lagu qabtay xafiiska imtixaanaadka ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa qayb galay wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland (more…)

Khilaafkii u dhaxeeyay wakiilada oo xal laga gaadhay

September 11, 2009 By: Idhanka Category: News

golahaHargaysa,(Idhanka)- Waxa maanta heshiis kama danbays ah laga gaadhay in dib loo furo maalinta bari ah xaruntii golaha wakiilada oo ay iyagu iska xidheen kadib markii ay ku dagaalameen xildhibaanadu, taasi oo sababtay ama ka danbaysay markii shir gudoonka golaha wakiiladu ay raaceen dhinac ka mid ah garabyadii is hayay, taasi oo keentay in xildhibaanadu ay hub isula soo baxaan golaha dhexdiisa sidaasina ay ciidanka boolisku ay ku xidheen golahaasi maalinta bari ah lagu wado in ay xildhibaanadu ay shaqadoodii dib u bilowdaan maalinta bari ah. (more…)

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland

September 10, 2009 By: Idhanka Category: News

AUNews (Idhanka): Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire  ayaa sheegay in Midowga Afrika uu si weyn uga walaacsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland.

Ergaygan wuxuu sheegay in ay xasaraddan kacday kaddib markii dib loo dhigay doorashooyinkii madaxweynenimada Somaliland, kuwaasi oo la qaban lahaa 27-ka Bishan September 2009. (more…)

“Sidii Al Shabaabtii lahayd Ramadaanta Waxaanu labanlaabaynaa Dagaalka Aanu ku Hayno Dawlada Shariifka, Shirgudoonkeenuna ayay Laban laabeen Murankoodii Waraysi Khaas Ah Wasiirka Beeraha Somaliland

September 10, 2009 By: Idhanka Category: News

wasiirka beeraha“Shacbiga Somaliland Uma Kala Hiilanayaan Xildhibaanadii G/Wakiilada ee la soo Doortay oo Dhinac Ma Raacayaan”

Hargeysa(Idhanka)-  -Wasiirka Beeraha Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa sheegay inaanu shacbiga Somaliland u kala hiilinaynin labada garab ee  Golaha Wakiilada ee khilaafku u dhaxeeyo.

 Wasiirka Beeruhu wuxuu naqdiyay Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo uu tilmaamay inay fadeexad ku tahay qaskii Golaha ka dhacay Salaasadii. (more…)

War saxaafadeed: Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE oo cambaaraynaya falkii saaka ka dhacay X. Golaha Wakiillada.

September 09, 2009 By: Idhanka Category: News

ucid kulmiyeUCID Hargeysa(Idhanka) Waxay labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE cambaaraynayaan falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Xarunta Golaha Wakiillada ee Hargeysa.
Waxay ummadduhu ku horumareen, kuna hanaqaadeen, ku dhaqanka iyo xormaynta shuruucda ay dhigteen, waxaana uga mas’uul ah dejinta iyo ilaalinta xeerarka golayaal leh haybad iyo xasaanad, kana wakiil ah Bulshada.
(more…)

Xukuummada Somaliland Oo Ka Hadashay Dhacdadii Shalay ee Xarunta Barlamaanka Somaliland

September 09, 2009 By: Idhanka Category: News

Somaliland_COAHargeysa,(Idhanka)-Xukuummada Somaliland ayaa ka hadashay dhacdadii shalay subax ka dhacday xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana ku eedeeysay  inay Shirgudoonka Golaha Wakiillada Somaliland ay soo abaabuleen mooshin lagu burburinayo dalka.isla markaana waxay wax lagu xumaado ku tilmaameen inuu Gudoomiyihii Barlamaanku dadka ugu baaqo inay rabshado sameeyaan. (more…)

Ururka AYODA oo Borama ku Qabtay maalinta Farbarashada Aduunka

September 08, 2009 By: Idhanka Category: Awdal, News

ayoodaBorama(Sawnews)- Maalinta Farbarashada Aduunka oo ku beegan 08 Septambar ayaa maanta laga xusay magaalada Boorama, xuskaas oo ay ka soo qayb galeen Ururada wadinaga ah ee ku hawlan waxbarashada iyo dadka daneeya waxbarashada sida Wasaarada waxbarashada ee G/Awdal.
Ugu horayna waxa halkaas ka hadlay Idiris Faarax oo ah madaxa qaybta waxbarashada ee Ururka AYoda wuxuu sheegay in munaasabadan ay iska kaashadeen Ururkooda iyo Hayada UNICEf taas oo ay ugu talogaleen in ay dadka ku baraarujiyaan qiimaha ay leedahay waxbarashadu.
  (more…)

Fadhigii Golaha Wakiilada oo Dagaal Weyni ka Dhacay iyo Booliska oo Albaabada u Laabay

September 08, 2009 By: Idhanka Category: News

golaha wakiiladaHargaysa(Idhanka)Golahii wakiiladda oo dagaalkii ugu cuslaa ku dhexmaray xildhibaanada iyo ciidamada Booliiska oo la wareegay. Dagaalkii ugu cuslaa ayaa maanta xildhibaanada Golaha Wakiiladdu isku fara saareen,waxaana ka dhashay dagaalkaasi dhaawacyo soo kala gaadhay xildhibaanadii

Dagaalkan saaka ka dhacay golaha Wakiiladu waxa uu ka bilaabmay muran xoogan oo ka dhashay Mooshinkii (more…)

Daawo Video-ga: Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Maanta Gacanta Iskula Tagay

September 08, 2009 By: Idhanka Category: News

Daawo Video-ga Golahii wakiiladda oo dagaalkii ugu cuslaa ku dhexmaray xildhibaanada iyo ciidamada Booliiska oo la wareegay

Dagaalkii ugu cuslaa ayaa maanta xildhibaanada Golaha Wakiiladdu isku fara saareen,waxaana ka dhashay dagaalkaasi dhaawacyo soo kala gaadhay xildhibaanadii (more…)

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole