Weriyeyaasha Puntland oo dhaliilay Xeerka Saxaafadda ee shalay la ansixiyey

Bahda saxaafadda ee Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujiyey Xeerka Saxaafadda oo shalay uu golaha Wakiillada ee Puntland cod aqlabiyad leh ku meel mariyey.
Read more »

Xukuumadda Somalia oo cambaareysay duqeynta Israa’iil ay kuwaddo Gaza

 

War-saxaafadeed kasoo baxay maanta wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay go’aankii Israa’iil ay ku sheegtay 20-kii bishan inay ku xoojinayso duulaankooda joogtada ah oo ay ku qaadday Marinka Gaza ee dhulka Falastiin. Read more »

Daawo Gabadh Aad U Da’ Yar Oo Reer Boorama Ah Oo Gabay Ka Tirisay Taariikhda Rasuulkeenii Suubaanaa Ee Muxumad “NNKH”

Xisbiga Ucid Oo Soo Saarey War-Murtiyeed Ku Saabsan Xilka Qaadista Xoghayihii Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga

ucid

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Soo Saarey War-Murtiyeed Ku Saabsan Xilka Qaadistii Xoghayihii Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga UCID Yuusuf Budle. Read more »

Dagaalyahaniinta Hamas oo Duqeeyey Caasimadda Israel

Daawo Salaadiinta Galbeedka Somaliland oo Qaylo dhaan ka soo saaray Abaaro baan oo dhulka ku habsaday

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA: Xuduudaha Badda Somalia waxba lagama bedelin

Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya, Maxamuud Colow Barrow ayaa sheegay inaysan jirin gor-gortan ay laga galayo xuduudaha badda Soomaaliya, isagoo beeniyay warar soo baxayay oo sheegayay in badda Soomaaliya la iibsanayo. Read more »

Heshiis dhexmaray shirkadaha isgaarsiinta ee Hormuud, Nationlink iyo Somtel

Heshiis dhexmaray shirkadaha isgaarsiinta ee Hormuud, Nationlink iyo Somtel

Read more »

Muslim leaders call on State to lift curfew as Duale protests

 

Muslim leaders have pressed the Government to lift the dusk-to-dawn curfew imposed in Lamu County. The leaders have argued that the timing will affect Muslims observing the holy month of Ramadhan. 
Read more »

Abdulrahman Adem, respected Twin Cities Somali leader passes away

The Twin Cities Somali community has lost an esteemed leader and a passionate advocate for Somali families.
Abdulrahman Adem, a cultural facilitator at Minneapolis Public Schools (MPS), died Sunday of a heart attack. He was 58. Read more »

MUXAADARO CUSUB SH CABDIRASHIID SH CALI SUFI SOMALI CHANNEL 09 05 2014

Musharaxa Madaxweynaha uga sharaxan Xisbigga UCID Jamaal Cali Xuseen 00 loo diiday Airporka Hargeysa isaga oo soo dhaweynayey Madaxweynaha Xisbigga Ucid Abdirashid Xasan Mataan

Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaridka Eng Faisal Cali Waraabe ooku soo laabtay Hargeysa,Caasimadda Somaliland

Cuqaasha Gobolka Awdal oo waydiisay Maamulka Gobolka Awdal Muwaadiniin u Dhalatay Awdal oo ay xukumuddu u dhiibtay Djibouti iyo Badhasaabka oo kaga muquurtay dadka xukumaddu dhiibtay waa la soo celinayaa oo ah dhacdi ku cusub caqligga

Baaqii Maamulka Gobolka Awdal Badhasaabka Iyo Maayorkii oo ay Amoud Foundation ka jawaabtay gaysana Deeq raashin Idhanka(Magaaolqalooc)

Buuhoodle 00 aaskii Garaad soofi kulmiyey wafti Somaliland iyo Khaatumo

Duale Tells Lamu Muslims to Defy Kimaiyo Curfew

 

 

Lamu, Kenya: National Assembly Leader Aden Duale has told Muslims in Lamu County to defy a curfew by Inspector General David Kimaiyo on night activities.
Duale, went to his Twitter account to encourage Muslim faithful to defy Kimaiyo and instead proceed with their daily religious activities while describing the IG’s directive as unconstitutional and an infringement into religious liberty. Read more »

Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii Laga Rabay Inay Dalka Hogaamiyaan, Wax Talo Ah Oo Gacanta Ugu Jirta Ma Jirto, Waxaana Ka Taliya Kooxo Is Urursaday” Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Md.Seed

download (1)

Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in Xukuumadda hadda taladda haysa ee Madaxweynaha uu ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) tahay Xukuumaddii ugu liidatay ee dalka soo marta, isaga oo sheegay inay ku fashilantay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin Siyaasada Arrimaha Guddaha, Siyaasada Arrimaha Dibada, xidhiidhka ay la leedahay Wadamada Caalamka iyo kuwa jaarka iyo sidoo kale inay lumisay kalsoonidii Shacabka reer Somaliland. Read more »

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Adkaysatay Sii Socdka Wadahadalka Soomaaliya Ee Asxaabta Mucaaridku Ku Baaqeen In La Joojiyo

biixi

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo sheegay in aanay dawlad ahaan jeclayn in wadahadalka Soomaaliya joogsado

“Wadahadaladii Soomaaliya wax alaale iyo wax ay innagu soo kordhiyeen ma jiraan, qadiyadii Somaliland-na waa ay dhaawaceen, dawladana waxaad moodaa inay si indha la’aan ah ku socoto” Jamaal Cali Xuseen Read more »

Wadamada Reer Galbeedka Oo Ruushka Ka Codsanaya In Uu Cadaadis Saaro Fallagada Ukraine

R2

Wadamada reer galbeedka waxay dalbanayaan in Ruushku uu cadaadis saaro fallagada Ukraine si ay baareyaasha si aan xaddidaad lahayn ugu ogolaadaan goobtii diyaaradii rakaabka ee Malaysia ee Khamiistii la soo riday. Read more »

Maydadka Saddex Ruux oo Soomaali ah oo Maanta laga helay Magaalada Nairobi

Maydadka saddex ruux oo Soomaali ah ayaa laga helay maanta goob lagu kaydiyo meydadka oo ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Read more »

Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Tababar loogu soo xiray Muqdisho

 

Guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa xalay magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar u socday muddo toddobaad ka badan, kaasoo ay ka qaybagleen mas’uuliyiin dowladda ka tirsan. Read more »

Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Faysal Cali Waraabe Kagana Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Marayo

Badhasaabka Awdal Oo Usoo Daawasho Tagay Tartanka Koobka Ramadaanka Ee Ka Socda Garoonka Khayriyada Magaalada Boorama

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon Oo Maanta Oo Booqanaya Bariga Dhexe

BAN

 

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Ban Ki-moon ayaa maanta oo sabti ah booqanaya Bariga Dhexe.
Booqashadiisa ayaa waxa xaqiijiyey gollaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Read more »

Dagaallo khasaare badan geystay oo ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Bay

 

Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, 21-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo duleedka degmada Bardaale ee gobolka Bay ku dhex-maray dad shacab ah oo gacan ka helaya ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab. Read more »

Cuqaasha Gobolka Awdal oo Doortay Guddi Sare Oo Hawl Gali Doona

Macdanta Gobolka Awdal oo Boob Lagu hayo Xisbigga Ucid Iyo Mayorka Baki hore uga hadleen

Arday ka kala timid Goboladda Dalka Soomaaliya oo ka qalajabisay Jaamacadda Camuud

Golaha Wasiirrada Somaliland oo shirkoodii ka dooday Maamulka Hawada sare

Fadhigii golaha wasiirrada Somaliland ayaa lagu sheegay in lagaga dooday Arrimaha hawadda sare iyo sidii loo sugi lahaa dhammaan xuduudaha cirka, badda iyo dhulkaba. Read more »

Get Adobe Flash player