Gudoomiyaha Dalladda Naafadda ee Somaliland Mukhtaar Cismaan Muxumed, ayaa sheegay inay carqalad ku hayso dhismayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha oo aan loogu tallogalin sidii ay dadka naafadda ahi hawlahooga uga soo qabsan lahaayeen, isla markaana ka codsaday inay dadka naafada ah ugu tallogalaan meelihii ay u soo mari lahaayeen. Read more »
Guddoomiyaha Ururradda Naafada Somaliland oo sheegay inay dadaal weyn ugu jiraan sidii naafadu ku heli lahaayeen Xuquuqdooda
Kooxo Hubeysan oo Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku Toogtay ku-xigeenkii Garyaqaanka Guud ee Dalka
Kooxo bastooladley ah ayaa xalay fiidkii ku dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dalka, Avv. Axmed Sheekh Nuur Maalin, iyadoo kooxihii dilkaas ka dambeeya la qabtay. Read more »
Xukuumadda Itoobiya oo shaacisay inuusan jirin Qorshe degdeg ah oo ay kula baxayso ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya
Xukuumadda Itoobiya ayaa ka laabatay go’aan ay ku sheegtay inay kula baxayso ciidamadeeda ku sugan Somalia, waxaana Itoobiya ay sheegtay inay ciidamadeedu kusii sugnaanayaan Soomaaliya muddo aanay cayimin. Read more »
Shir jaraaid oo ku qabteen beelaha woqooyi ayna kaga biyo diideen heshiishkii ay dhawaaan Somaliland Iyo somalind ku kala saxeexdeen Turkigga
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain oo ku kulmay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta magaalda Muqdisho ku qaabilay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain, William Hague iyagoo kawada hadlay horumarka cusub ee Soomaaliya iyo doorka muhiimka ah ee dawladda UK ku leedahay arrimaha Soomaaliya. Read more »
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo ka hadlay muranka ka taagan Jubbooyinka iyo Mooshin la geeyay Baarlamaanka Somalia
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa dawladda Soomaaliya ku taageeray go’aankay ka istaagtay maamul u samaysta jubooyinka, isla markaana beelaha wada dega jubooyinka usoo jeediyey inay iska ilaaliyaan wixii khalkhal ku keenaya maadaama oo jubooyinku tahay meel la wadda dego. Read more »
Xiisad ka tagaan Magaalada Kismaayo, kaddib markii uu xalay halkaas gaaray Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale
Xiisado ayaa ka taagan maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii uu halkaas xalay gaaray Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaan jiray guddoomiyihii maamulkii dooxada Jubba oo halkaas horay uga talin jiray. Read more »
Daawo dhismaha wadada isku xidhi doonta jaamacadda Camuud iyo madaarka Boorama oo gabagabo ah
Nairobi::Madaxwaynaha Cusub Ee Xukunka Kenya La Wareegay Mud: Uhuru Kenyatta Oo Markii U Horeysay Wasiirka Arimaha Dibadda Dalkaasi U Magacaabay Haweenay Aqoonyahanad Soomaaliya+Sii Akhri

Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow magaalada Nairobi kga dhawaaqay afar wasiir oo ah kuwii ugu horreeyay golihiisa wasiirada cusub oo ka koobnaan doona 18 wasiir. Read more »
Madaxwaynaha Somaliland Dr Siilaanyo Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Ku Sugnaa Dalka Maraykanka Oo Maanta Aqalka Baarlamaanka Capitol Hill Kula Kulmay Senetor

Jeff Flake oo ka mid ah gudida golaha senet-ka u qaabilsan arrimaha afrika , Sentor jef flake waxa uu madaxwaynaha uga mahd celiyay booqashdiisa u ku soo booqday xafiiskiisa, dhianca kalena madaxwayne siilaanyo ayaa u sentorka u gudbiyay qoraal uu ku faafaahinayo horumarka somaliland gaadhay iyo waxyaabaha u baahan in wax la gala qabto somalialnd, Read more »
Dowladda Itoobiya oo sheegtay inay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxayso Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheagay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula bixi doono, isagoo sheegay inay daahsadeen in ciidamada AMSIOM iyo kuwa dowladda Soomaaiya ay la wareegaan deegaannada ay ciidamadiisu u sugan yihiin. Read more »
Suldaan Saleebaan Cali oo ka hadlay Tahriibka Ku soo kordhaya Degaanka Awdal/ Salal
Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo Oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Machadka Caalamiga Ah Ee La Yidhaahdo Atlantic Council (USA) Daawo Sawirada
![]()
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad dheer oo gar-naqsi ah ka jeediyay machadka caalamiga ah ee lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha ijtimaaciga ah ee la yidhaahdo Atlantic Council (USA) oo ku yaala magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Read more »
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb galay Kulan sanadeedkii IMF
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar oo salaamaya Madaxa IMF Christine Lagarde Read more »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalalka Afrika weydiistay in laga taageero sidii looga gudbi lahaa caqabada Hortaagan Nabadda Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa weydiistay madaxda dalalka Afrika inay dalkiisa ka caawiyaan dagaalka uu kula jiro burcadbadeedda, argagaxisida iyo dhibaatooyin kale oo caqabad ku ah in Soomaaliya ay deggenaasha hesho. Read more »
Hal Ruux Oo Ku dhintay Danab Ka Dhashay Roob Borama Ka Da’ay
Uguyaraaan halqof ayaa ku nafwaayey halka mid kalana uu ka dhaawacmay danab ka dhashay roob xalay ka da ay magaalada Borama – gaar ahaan deeganka Shabeelay ee duleedka galbeed ee magaalada Borama , dad ka ag dhawaa goobata uu danabku ku haleelay labadan ruux ayaa sheegay in ay arkayeen labadan nin oo goor makhribkii aha u caraabayey reeraha ay degenyihiin.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND: “Turkigu ballamo ayauu naga qaadeen; laakiinse wuu nooga baxay, xamar ayayna isku koobeen
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in mashaariicda ay dowladda Turkigu ugu deeqdo Soomaaliya ay yihiin kuwa ku kooban magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Read more »
Shacabka Somaliland oo aragtiyo isku dhow ka bixiyey go’aankii madaxweyne Siilaanyo uu ku diiday ka qaybgalka shirka London
Dadweynaha Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii madaxweynuhu ku diiday inuu ka qaybgallo shirka loo qabanayo soomalidda ee magaaladda London bisha soo socota loogu qaban doono. Read more »
Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia oo Maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo weydiiyay wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyadoo kulanka maanta uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Read more »
Madaxweyne Xassan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi la socday ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay magaalada Bahar Dar ee dalka Itoobiya uga soo qeyb-galleen shir looga hadllayay amniga qaarada Africa. Read more »
Ra’iisal wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan loo maamulayo dhaqallaha dalka soo gala
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo ka go’an tahay in ay si wanaagsan u maamusho dhaqaalaha soo gala ee laga helo beesha caalamka. Read more »
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo Mareykanka gaaray, wada hadallana la leh Dowladda Mareykanka

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay gaaray Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasi oo ay madaxweynaha iyo wafdigiisa ku tageen booqasho rasmi ah. Read more »
Badhasaabka Awdal Iyo Maamulka Borama Oo Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Isku Xidhaya Jaamcada Camuud Iyo Airport-ka Ee Loogu Magac Daray Eng. Gendo
Daawo Video: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Anbabaxay Waddanka Ingiriiska Kuna Sii Jeeda Dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Somalia oo Dalka Itoobiya uga Qaybgalaya shir looga hadlayo Ammaanka Qaaradda Afrika (SAWIRRO)
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay gaaray magaalada Baxar-daar ee dalka Itoobiya ayaa uga qaybgalaya halkaas furitaanka shirka Tana Forum ee looga hadlayo ammaanka Qaaradda Afrika. Read more »
Faahfaahin ku saabsan Kulankii Baarlamaanka ee Su’aalaha lagu weydiinayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa 10 su’aal lagu weydiiiyay kulan maanta uu golaha baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshay Muqdisho, waxayna su’aaluhu u badnaayeen heshiisyo ay xukuumaddu la gashay dalka Turkiga kuwaasoo ku saabsan tababarka ciidamada. Read more »
Condolence To The familly Dr Omer Osman Rabi
Amoud Foundation: Condolences
The Amoud Foundation Board, staff, and volunteers are sending their condolences to the family of Dr. Omar Osman Rabi and to the Somali Umma at large on whose behalf he has fought so gallantly all his life
Shir looga hadlay sidii looga hortagi lahaa kufsiga kusoo badanaya Somaliland oo Magaaladda Hargeysa lagu qabtay
Guddoomiyaha xuquuqul insaanka Somaliland, ayaa sheegtay in kufsiga loo gaysto hablaha iyo caruurta yar yar ay Somaliland ku soo badanayaan, isla markaana maxkamadaha ka dalbatay in la adkeeyo kiisaska kufsiga oo aan lagu xalin xeer dhaqan. Read more »
















