Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay inay Hakad galeen Dagaalladii lagula jiray Al-shabaab

Wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan London ayaa u sheegay inay hakad galeen kaddib markii ay dowladda Soomaaliya iibsan wayday hub ay kula dagaalanto. Read more »

Somaliland oo soo dhaweynsay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii London ee looga Hadlayay Horumarinta Somalia

Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyay go’aannadii kasoo baxay shirkii London lagu qabtay shalay oo Salaaso ahayd kaasoo looga hadlayay horumarinta Soomaaliya iyo sidii beesha caalamku ay isku garab-taagi lahayd Soomaaliya si dib loogu soo celiyo sharciga iyo kala-dambeynta. Read more »

Shacabka ku nool Kismaayo oo ka Cabanaya sare u kac ku yimid Qiimaha la kala siisto Maciishadda Quutul-duruuriga ah

Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa ka cabanayo sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha lakala siisto noocyada kala duwan ee khudaarta kadib markii ay roobab xireen wadadii ay soo mari jireen gaadiidkii qudradda ka keeni jira deegaanada gosha ee gobolka J/hoose. Read more »

Somalia wins cash, military aid at London donor summit

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud (L) and Britain's Prime Minister David Cameron arrive for a Somalia Conference media briefing at the Foreign and Commonwealth Office in central London May 7, 2013. REUTERS/Ben Stansall/POOL
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud (L) and Britain’s Prime Minister David Cameron arrive for a Somalia Conference media briefing at the Foreign and Commonwealth Office in central London

 


Wednesday, May 08, 2013

Somalia won international pledges of extra cash and military assistance on Tuesday at a major conference convened to help the East African country cope with the twin threats of Islamic militancy and piracy. Read more »

Shirka London oo si Rasmi ah u Furmay iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furitaanka Shirka ka jeediyay Khudbad (SAWIRRO

 

Aqalka Lancaster ee magaalada London ee dalka Britain waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayay horumarinta Soomaaliya; kaasoo ay kasoo qayb-galeen xubno ka socda illaa 58 dowladood iyo hay’ado caalami ah oo ay ka mid yihiin Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay. Read more »

Dacwad Xasaasi ah oo ku saabsan Xayawaan la isku Haysto oo Maxkamada Deegaanka Gabiley ka socota iyo Kiiska oo fidaya

Maxkamadda degmadda Gabiley ayaa loo soo gudbiyey dacwad xasaasiyad dhalisay oo la xidhiidha xayaawaano dad shacab ahi isku haystaan, haseyeeshee arrintii murugtay ka dib markii wasaaradda Deeganka Somaliland oo loo dhiibay ay maxkamaddii u sheegtay in xayawaankii dhinteen. Read more »

Qaraxyo Khasaare geystey oo xalay fiidkii ka dhacay saldhigga booliska Miir ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

Koox dabley ah ayaa xalay fiidkii weerar gaadmo ah ku qaaday saldhigga booliska Miir oo ku yaal xaafadda Horumar ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Dableyda weerarka geystey, ayaa ugu horeyn labo bumbo oo k Read more »

Cameron Expresses Solidarity at Somalia Rebuilding Conference

 

British Prime Minister David Cameron expressed solidarity with Somalia as he opened an international conference Tuesday in London focused on coordinating efforts to rebuild the country after decades of conflict. Read more »

Daawo buug Cusub oo lagu soo uririyey Tariikhdii Xadaaradda Adal

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Xog-waramay Guulihii Uu Ka Soo Hooyay Socdaaladiisii, Sheegayna In Caalamku Somaliland Ula Dhaqmo Maqaam Dawladnimo

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dib markii uu socdaal qaatay muddo todobaadyo ah uu ugu maqnaa dalalka Itoobiya, Maraykanka Iyo Ingiriiska.

Read more »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta Gaaray Magaalada London ee Dalka Ingiriiska

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Britain, halkaasoo uu maalinta berri ah ka furmayo shir loo qabanayo Soomaaliya, si yabooh dhaqaale loogu ururiyo. Read more »

Dowladda Seychelles oo Maxaabiis Burcad-badeednimo ku Xukuman ku soo Wareejisay Maamulka Goboleedka Puntland

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso laga soo dejiyey sagaal maxbuus oo Soomaali ah, kuwaas oo horay maxkamad ku taalla dalka Seychelles ay ugu xukuntay falal lala xiriira burcad-badeednimo. Read more »

RA’IISUL WASAARE SAACID: “Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho ka dhacay ma hakin doono howlaha Dowladda

 

Ra’iisul wasaaraxa Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa dhaleeceeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay fal argagaxiso oo lagu gumaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Qaraxii Ismiidamainta ahaa Read more »

Daawo Video: Raysal Wasaaraha Ingriiska David Cameron Oo Ka Hadlay Shirka Somalida Ee Ka Dhaci Doona London Bisha May

Taliyaha Bilayska Somaliland Oo Ka Hadlay Askari La Sheegay Inuu Isku Dilay Degmada Wajaale

 

Taliyaha Ciidmada Bilayska Somaliland Col. Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa saxaafada uga waramay mar in Askari ka tirsanaa ciidanka booliska magaalada Wajaale ee gobolka Gabiley uu  maanta u geeriyooday ka dib markii ay ku dhacday rasaas ka qaraxday qorigiisii. Read more »

Madaxda Ururka IGAD oo isku-raacay in Dowladda Somalia ay hoggaanka u qabato Dadaallada lagu dhisayo Maamullada Dalka

 

 

 

 

 

 

 

Madaxda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa isku raacay in dowladda Soomaaliya ay hormuud u noqoto dadaallada maamul u sameynta gobollada Soomaaliya, iyadoo warkan lagu sheegay war-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda IGAD uga socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Read more »

Wiilyar Oo Ku Geeriyooday Kadib Roobab Xoogan Oo Isdaba-jooga Oo Ka Da’ay Degmada Magaala cad

 

– Roobab xoogan oo dhawr saacadood oo xidhiidh ah ka da’ayay degmada Magaalo Cad ayaa waxa ay sababeen dhimashada wiil yar oo ay da’diisu tahay dhawr iyo toban jir oo uu magaciisu yahay Maxamed Cabdi Cismaan (Ina Sareex), sidan waxa saxaafada u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Magaalo Cad oo saxaafada kula soo xidhiidhay khadaka taleefanka. Read more »

Daawo Video: Orodyahanka Maxamed Faarax Oo Taageeray Shirka Soomaaliya London Sheegayna Inuu Taageersanyahay Soomaaliya Oo Sideedii Mar Ahaan Jirtay Ku Soo Laabata

Wufuud Caalami Ah Oo Ku Qulqulaya Magaalada London Si Ay Uga Qayb-galaan Shirka Somalida Ee London Ka Dhacaya

emirateka

Madaxweynaha dawladda Emirateka carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan iyo wefdi culus oo uu hogaaminayo oo ay ka mid yahiin wasiirka arrimaha dibadda dalka Emirateka Abdallah Binu Zayed Al Nahyan iyo saraakiil dhinaca siyaasadda arrimaha dibadda u qaabilsan ayaa soo gaadhay magaalo madaxda dalka ingiriiska ee London, iyadoo maantana wefdiga qasriga boqortooyada ay ku qaabishay boqoradda dalka ingiriiska Queen Elizebeth IIemirateka Read more »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dalka Switzerland kaga qaybgalaya shirka St. Gallen Symposium

Kal-fadhigii 43-aad ee St. Gallen Symposium ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada St. Gallen ee dalka Switzerland, waxanaa kulankan kasoo qaybgalay siyaasiin caan ah iyo qubaro magic-weyn ku leh caalamka. Read more »

Boorama oo aad loogu soo dhaweeyey Ugaas Cabdirashiid Ugaas Roobleh

Xukuumadda Oo Si Adag U Daadufaysay Shir Uu Guddoomiyaha UCID Qaban-Qaabadiisa Boorama Kaga Dhawaaqay

Faysal Waxaan Leeyahay Meel Fiican Ayey Wax Marayaane Oo Dadka Ugu Dhawdhaw Ee Ka Warhaya Ayaad Tahay, Xukuumadda In La Dhaliilo Waa Waajib Oo Mucaarid Way U Baahan Tahay Toosiya” Wasiir Geeljire Read more »

Puntland oo sheegtay inay gacanta ku hayso 18 qof oo ka tirsan Al-shabaab dhawaanna ay xukunno dil ah ku filin doonto

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay 18-qof oo Al-shabaab ka tirsan ay gacanta ku hayaan, kuwaasoo horay loogu riday xukun maxkamadeed, balse rafcaan ka qaatay, mar labaadna ay qaar ka mid ah maxkamaddu ku ridday xukun. Read more »

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad uu kaga hadlay Ammaanka, Shirka Kismaayo iyo Shirka London ka jeediyay Baarlamaanka

 

Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad uu ka jeediyay kulan gaar ah oo uu baarlamaanka Soomaaliya maanta oo Khamiis ah; wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, ammaanka iyo waddooyinka xiran, shirka maamul u sameynta Jubbooyinka iyo shirka London ee toddobaadka dambe furmaya. Read more »

Shirka Ingiriiska Oo Laga Soo Saari Doono Taageerista Wada Hadalka Somaliland & Somaliya

 

Shirka ay dawladda Ingiriisku 7-da bishan May u qabanayso dawladda Somaliya, ayaa la filayaa in war-murtiyeedka laga soo saari doono lagu soo hadal qaado wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Read more »

Al-shabaab oo ku Gooddisay inay u Aar-gudi doonto Dadkii lagu dilay shalay Duleedka Magaalada Boosaaso ee Puntland

Xarakada Al-shabaab ayaa ku goodisay inay u aargudi doonto 13-kii qof ee shalay lagu dilay duleedka Boosaaso, iyadoo ku tilmaantay falkaas xasuuq loo geystay dad aan waxba galabsan oo la iska soo xirxiray. Read more »

Ammaanka Magaalada Muqdisho oo si aad ah loo Adkeeyay; Iyadoo baqdin laga qabo in Al-shabaab ay Weerarro geysato

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, waana maalintii labaad oo jidadka Muqdisho intooda badan ay xiran yihiin, waxaana ma’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ay shegeen in laga baqdin qabo in Al-shabaab ay falal argagaxiso ka geysato Muqdisho. Read more »

Dood Ku Saabsan Miisaanka Diblomasiyaded Ee Xafiiska Ingiriiska Ee Hargeysa Oo Dhex Martay Danjire Matt Baugh Iyo Alun Micheal

Danjiraha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Matt Baugh, oo uu fadhigiisu yahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay inaanu xafiiskooda Hargeysa ahayn safaarad balse uu yahay xafiis keliya. Read more »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ankara kula Kulmay Dhiggiisa iyo Madaxweynaha Turkiga (SAWIRRO

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay Isniintii shalay ahayd dhiggiisa iyo sidoo kale madaxweynaha Turkiga, iyadoo guddoomiyuhu uu booqday goobo ku yaalla magaalada Ankara ee xarunta Turkiga. Read more »

Ciidamada Puntand oo duleedka Degmada Boosaaso ku toogtay 13 ruux oo la sheegay inay Al-shabaab ka tirsanaayeen

Ciidamada Puntland ayaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ku toogtay 13-qof o ay ku jirtay haweeney, kuwaasoo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab qaarkoodna lagu helay inay ka dambeeyeen dilkii dhamamadkii sannadkii 2011 loogu geystay Boosaaso, Dr. Axmed Sheekh C/raxmaan oo ka mid ahaa culummada Puntland. Read more »

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes