Idhanka.com
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo kormeeray Dhismayaal ay Dowladdu lahayd oo laga saaray dadkii deggenaa
Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray dhismayaal dowladdu leedahay oo laga saaray dadkii rayidka ahaa ee deggenaa, isagoo sheegay in qorshaha dadka looga saarayo goobahaas ay tahay sidii ay hay’adaha dowladdu ugu shaqeyn lahaayeen.
Sheekh Shariif, oo booqday guriga hooyooyinka oo laga saaray qoysaskii muddada dheer deggenaa, wuxuuna sheegay in goobtaas ay ku shaqeyn doonto wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska DKMG ah.
“Waa Alle mahaddii in dadka Soomaaliyeed in badan oo ka mid ah ay garteen qiimaha ay leedahay dowladnimada iyo in lasoo celiyo xarumihii adeegga bulshada, sababta ugu weyn ee dhismayaasha dowladda dadka looga saaranaya waa in dib u dhis lagu sameeyo,” ayuu yiri Sheekh Shariif.
Madaxweynuhu wuxuu in xarumaha dowladda loo hayo mashaariic dib loogu dhisayo, taasna ay abuurayso fursado shaqo iyo in hay’adihii howlgabka noqday inay dib u soo laabtaan, waana billow aad u wanaagsan. Isagoo u mahadceliyay dadkii goobahaas ka baxay.
“Mar kale ayaan ku celinayaa waa in laga baxo guryaha dowladdu leedahay, waayo qof markuu ku fikiro inuu ku noolaado hanti guud horumar ma gaarayo caruurtiisa iyo noloshiisana dhibaato ayaa uga imaanaysa,” ayuu yiri Sheekh Shariif. “Magaaladan kun sano ayay jirtaa waxaana doonaynaa inay u ekaato magaalo kun sano jirta, taasna waxay ku imaanaysaa in lasoo celiyo dhismayaasheedii iyo nadaafaddeedii.”
Madaxweynaha goobaha uu booqday waxaa ka mid ahaa: guriga hooyooyinka, xarunta dad dhigista dowladda hoose, dugsiga hoose, dhexe qasabka ee degmada Shingaani iyo hoteel Shabeelle oo dhammaantood qoysaskii deggenaa laga saaray.
Qoysaskii goobahaas laga saaray oo qaarkood uu madaxweynuhu la kulmay ayaa sheegay inaysan haysan goob ay dagaan, ayna ka codsanayaan dowladda in la siiyo goobo kale oo ay daganaa, iyadoo madaxweynuhu uu sheegay in arrintooda wax laga qaban doono.
Booqashada Madaxweynaha ayaa waxay imaanaysaa iyadoo maanta ay ku ekedy 12-casho oo loo qabtay dadka daggan dhismayaasha dowladda, waxaa wehliyay booqashada xubno ay ka mid yihiin: wasiirka gaashaandhigga, wasiirka garsoorka, wasiirka maaliyadda, wasiirka warfaafinta, wasiiradda arrimaha haweenka iyo qoyska iyo taliyaha ciidanka booliiska.
Source-Hol
Nuqulo lacag cusub ah oo Somaliland soo Daabacatay iyo sida ay Dadweynuhu u Arkeen Lacagtaasi
Xukuumadda Somaliland ayaa dhowaan soo daabacatay nuqulo cusub oo lacagta Somaliland Shilling ah, kuwaas oo aan hore looga isticmaali jirin dalka.
Lacagtan cusub ee aan hore dalka looga isticmaali jirin ayaa kala ah nuquladda 5000 slsh iyo 1000 slsh oo isku dhagsan, taas oo fududaysay qaadashadda Lacagta, isla markaana lagaga maarmay lacagtii qalaad ee fudayd darteed dadku jeebadaha ku qaadanayey.
Hadaba lacagtan oo dadku markii hore ka werwersanaayeen oo ka baqayey inay sixir barar iyo qiimo jabku yimaadda Lacagta Somaliland ayaanay taasi dhicin ka dib markiii Baanka dhexe xakameeyey lacagtaaasi, taasina waxay keentay in dadweynuhu si weyn usoo dhoweeyeen lacagtan cusub ee nuquladda isku dhagsan ee lagu soo daray lacagtii hore ee la isticmaalayey.
“ Dadku markii hore waxay ka cabsi qabeen inay sixir barar la timaaddo Lacagtan cusubi, laakiin markii  la isticmaalay waxaanu ogaanay inay tahay mid fudud oo aanu jeebka ku qaadan karno, isla markaana aanu kaga raysanay lacagtii qalaad ”ayuu yidhi Axmed Muxumed oo ka mid ah dhalinyaradda Magaaladda Hargeysa ku nool oo ka hadlayey sida uu u arkay lacagtan cusub.
“ waxba iskama bedelin sarifkii lacagta, intii hore wixii lagu sarifi jiray ayuun baa lagu sarifaa, inta badana waxa xadida lacagtan Baanka dhexe ee Somaliland oo aan suuqa ku sii wadda deyn, taasi ayaa keentay in aanu sarifku waxba iska bedelin, isla markaana aanay sixir barar aanay keenin ” ayuu yidhi Xasan Xuseen oo ka mid ah sarifleyaasha magaaladda Hargeysa.
Si kastaba ha ahaatee, nuquladan cusub ee ka kooban 5000 (shanta kun) ee isku dhajisan oo hal waraaq ah iyo 1000 SLSh (kun Shiling Somaliland)  oo isna isku taalla ayaa khilaaf badan ka dhashay ka hor intii aanla soo daabicin, is markaana ay dadku ka baqayeen inay lacagtan cusubi keento qiimo jab ku yimaadda lacagta Somaliland iyo lacagta ka yar nuquladan la soo daabacay oo meesha ka baxa.
Nuqulada lacagta Somaliland ka kooban tahay ayaa ah nuqulka tobanka shilin, Boqolka shilin iyo Shanta boqol oo ay ugu weynayd ka hor inta aan labadan nuqul ee cusub lagu soo kordhin.
Labadan nuqul ee cusub ee kunka iyo shanta kun ka kooban ayaa bishii hore horaanteeddii dalka soo gaadhay, isla markaana ay dadku jeclaysteen, inkastoo dadka waaweyni aanay inta badan jeclaysan maadaama oo aanay wali sifiican u kala baran nuquladan cusub, balse dhalinyarada ayaa inta badan aad ugu sarifta isla markaana aad u jecel isticmaalkeedda maadaama oo ay fudud tahay.
Xasuuqii 4 February1991: Xasuuso Taariikhda
Waa maalin madow, waa maalintii taariikhda Awdal ugu madoobeyd. Halkan kuma soo koobi karno dareenkii iyo jawigii maalintaa xasuusta mudan: Waa Xasuuqii afartii February (04/02/1991) oo kow iyo labaatan jirsadey.
Ummad walba waxay ku nooshahay taariikh. Qofka moog wixii la soo maray ma garan karo xagga loo socdo iyo waxa taagan. Waa xaqiio cilmiyeed aqoonyano hore isla heleen.
Fubruary afarteedii waa maalintii Maleeshiyada SNM oo kaashanaysa cutubyada milatari ee xabashidii Menguistu Haile Mariam gaar’ahaan ururkii degganaa Aw Barre ay weerar waxashnima leh ku soo qaadeen Awdal. Maalintaas wixii ka dhacay deggaanka Dila iyo magaalada Boorama waxay ahayd dhagar laga galay ummada reer Awdal, waxayna ahayd xasuuq sida waafaqsan shuruucda caalamiga ah gaar ahaan Xeerka Ka hortaga iyo inqaabta ee dhagarta xasuuqa( Convention on the Prevention and Punishment of the Crime of Genocide), qodobkiisa labaad ee sida hoos ku xusan u qoran:
Article 2
In the present Convention, genocide means any of the following acts committed with intent to destroy, in whole or in part, a national, ethnical, racial or religious group, as such:
(a) Killing members of the group;
(b) Causing serious bodily or mental harm to members of the group;
(c) Deliberately inflicting on the group conditions of life calculated to bring about its physical destruction in whole or in part;
(d) Imposing measures intended to prevent births within the group;
(e) Forcibly transferring children of the group to another group.
Waa maalintii madoobayd ee loo kala aabo yeelin caruur, ciroole, haween iyo inta jilicsan ee raydka ahayd. Waa malintii dibjir anshaxa aadamaha dibada ka ah ay geesteen dhagar ku abtirsata jaahilnimo iyo cunsurinimo.
Xasuustu maaha mid loola jeedo fidno abuur balse xasuustu waa mid sharaf u ah mujaahidiintii gardarada lagu laayay. Xasuustu waa mid waafaqsan in dhibtii horay u dhacday layska xal-shariceed loo helo waana mid waajib ka dhigaysa inaan la ilaawin dhagar la gaystay ama ha ahaato tan laga galay Awdal 04/02/1991 ama tu cidkale laga galey.
Xasuustu waa mid keenta in dadka wax tirsanayaan wax ku iloobaan, intii wax gaysatayna ay ku uur fayoobaadaan waxaase khalad ah in taariikhda laga sinaysto oo waji ayna lahayn loo galiyo.
Dhinaca awaaqib xumada dhacdadaas, waa malintii keentayu inay khaayinka sokeeye iyo nacasku taliyo, waa maalintii geesigu goblamay, waa maalintii nacas dhiigii dadkiisa darajo ku doontay, waa dhacdadii hadalqaadkeeda intii darxumada darajo moodaysay ay ka aamusnaayeen labaatan sanno.
“Wixii la qoraa quruumo hadhee” (Cabdi Sinimo), 04/02/91 taariikhda Awdal waligeed ka tirmi mayso. Sida 9/11 Maraykan ku tahay ayay 4/2/91 noogu xardhan tahay nooguna xadhanaan doontaa. Mujaahidiinta Awdalna waajibay noogu leeyihiin inaan xusno waayo waa dad lagu laayay gardaro iyagoo hoygoodii jooga oon cidna duulumaad ku ahayn, waana tan ka dhigtay dhacdadaa mid waafaqsan sifaha sharuurcda aadamuhu xasuuqa ku sifeeyaan sida kor ku xusan.
Ilaahay ha u naxariisto muwaadiniitii reer Awdal iyo reer district Gabalay ee badheedhka fal- xasuuqeedka loogu gumaadey. And we’ll never forget them. Peace on you, dear Martyrs.
J.O. Geele/Wadhaf News
Dareenka Cadhada Leh Ee Dadka Reer Boorama Kadib Dabkii Kaalinta Shidaalka
<object style="height: 390px; width: 500px"><param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/l9Ymv6sTPk0?version=3&feature=player_detailpage"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowScriptAccess" value="always"><embed src="http://www.youtube.com/v/l9Ymv6sTPk0?version=3&feature=player_detailpage" type="application/x-shockwave-flash" allowfullscreen="true" allowScriptAccess="always" width="500" height="360"></embed></param></object>
Madaxweyne Siilaanyo oo Labada Gole qado ugu sameeyay Hutelka Maan-soor iyo labada Gole oo beri fadhi wadajir ah ku Ansixin doona tagitaanka Shirka Ingiriiska
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa manta mudanayaasha labada Gole ee Wakiiladda iyo Guurtida ugu sameeyay kulan qado ah oo uu ugu bandhigay xukuumaddu xogaha ay ka hayso shirka Ingiriisku u qabanayo Somaliya inuu yahay mid ay ka madax banaan tahay Somaliland isla markaana ay ku taageeraan.
Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Mudanayaasha kaga codsaday kulankaasi inay isla berry kulan wadajir ah ka yeeshaan oo ay u Ansixiyaan si ay xukuumaddu shirkaasi uga qayb gasho isagoo sheegay in loo baahan yahay fursada Somaliland ugu jirta shirkaasi inay ka soo faa’iideeyaan oo Beesha Caalamka ee ka soo qayb galaysa qadiyadda Somaliland u bandhigaan.
Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo labada Gole ugu balanqaaday wixii faahfaahin ah ee ku saabsan Ajandaha shirkaasi haddii ay su’aalo uga baahan yihiin ay xukuumadda ka weydiinayaan in uu u soo diri doono wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar.
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen oo aan saxaafadda loo ogolayn ayaa ku dhamaaday jawi degan waxaanay sheegeen qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka qayb galay oo aanu siyaabo kala duwan wax uga weydiinay in uu ku dhamaaday jawi qurux badan sharci ahaana aay labada gole beri iskaga iman doonaan sidii loom eel marin lahaa.
Source-Waaheen
Mali iyo Ghana oo gaaray siddeed-dhammaadka
Xulka kubbadda cagta ee Ghana ayaa gaaray wareegga siddeed-dhammaadka ee tartanka xulalka Afrika, kaddib markii ay hal gool iyo hal gool iskula garab dhaceen xulka kubbadda cagta Guinea.
Goolka oo uu la hor maray xulka Ghana ayaa waxaa daqiiqaddii 28-aad ee qeybtii hore ee cayaarta u dhaliyay Agyemang-Badu, halka goolka barbarraha ee xulka Guinea uu u dhaliyay Camara.
Dhinaca kale, xulka kubbadda cagta ee Mali ayaa 2 gool iyo hal uga badiyay xulka Botswana, iyadoo ay labada gool Mali u kala dhaliyeen Dembele iyo Keita, halka goolka qura ee xulka Botswana uu u dhaliyay Ngele.
Xulka Ghana oo leh 7 dhibcood ayaa kaalinta koowaad uga soo baxay is-aragga uu ku jiro. Mali 6 dhibcood ayay iyaduna leedahay. Waxaa haray xulalka Botswana iyo Guinea.
Siddeedda koox ee isugu soo hartay tartanka waxay is arki doonaan iskuna arki doonaan sidan:
1. 04/02/12: Zambia v Sudan
2. 04/02/12: Ivory Coast v Equatorial Guinea
3. 05/02/12: Gabon v Mali
4. 05/02/12: Ghana v Tunisia
Madaxweyne Siilaanyo oo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland Beri kulan qado ah oo uu kaga Ansixinayo Shirka Ingiriiska ugu samaynaya Huteelka Maansoor
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa berry kulan qado ah ugu samaynaya Hutelka Maan-soor Xildhibaanada Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda kaasoo lagaga wadahadli doono taladii Qaran ee ay Xukuumaddu sheegtay inay Golayaasha kala yeelanayso tagitaanka Shirka Ingiriisku u qabanayo kooxaha Somaliya.
Ilaa hadana lama oga in kulanku noqon doono mid Dood ah oo lagu lafaguri doono faa’iidada iyo cawaaqib xumada Somaliland ugu jirta tagitaanka shirkaasi hase yeeshee sida ay Xukuumaddu u soo dhigtay waxay u egtahay oo kaliya mid loogu ducaynayo go’aanka ay xukuumaddu ka qaadatay shirkaas maadaama laga fogeeyay Golayaashii sharciga ah ee loogu talo galay fadhiyada siyaasiga ah.
Tagitaanka Shirka Ingiriiska ayaa aragtiyo kala duwan ay ka qabaan dadweynaha Somaliland iyo Siyaasiyiintooduba waxaanay qolo qabtaa in shirkaasi la tago oo laga dhiibto aragtida gooni siutaaga ay Shacabka Somaliland goosteen 1991 kii taasoo ay u arkaan fursad fiicani inay ku jirto hase yeeshee aragtida kale ee taas ka soo horjeeda ayaa sheegaysa in Somaliland maanta galayso dabinkii lala maaganaa muddo isla markaana ay bar-bar fadhiisan doonto kooxaha Somaliya oo Dawladda loo dhisayo iyaduna ay ka mid noqon doonto.
Si kasta kulanka berry ka dhici doona Hutelka Maan-soor waxa uu noqon doonaa mid soo dhaweeya Talada Qaran ee Uu Madaxweyne Siilaanyo bud-dhiga uga dhigay Tagitaanka Somaliland ee Shirkaasi isagoo horena kulamo ula yeeshay Madaxda Sadexda Xisbi Qaran.
Source-Waaheen
Shaxshaxda Iyo Soo Dhawaynta Xuska Munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban SCW Oo Xalay Iyo Saakaba Si Weyn Looga Dareemay Boorama
Waxaa magaalada Boorama xalay iyo saakaba si wayn looga xusay Munaasabada Maamuska Nabigeena Suuban ee Muxumad SCW taas oo ka dhacday goobo badan oo ay ka mid tahay Hotel Rays ee Magaalada Boorama.
Culumada Ahlu Suna Waljamaaca oo uu horkacayay Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali ayaa kulan balaadhan iskugu yimid Hotel Rays halkaas oo laga soo jeediyay taariikhdii Rasuulka Suuban SCW, waxaana ugu danbayn halkaas lagu soo bandhigay qasiidooyin u badnaa Nabi amaan taas oo lagu xusayay munaasabadan wayn ee dhalashadda Nabigeena Suuban ee Muxamad SCW.
Dhanka kale waxaa iyagna tan iyo xalay magaalada Boorama ka socday goobo kale oo fara badan oo iyagna lagu xusay munaasabadan wayn ee  dhalashada Nabigeena Muxamad SCW .
Sidoo kale culumada ka soo horjeeda xuska noocanoo kale ah in loo sameeyo Rasuulkeena Suuban ee Muxumad SCW ayaa iyagna ku qabtay xusas ka duwan kan ay qabsadeen Culumada AHLU SUNA WALJAMAACA kuwaas oo masaajidada qaar ka mid ah ku soo bandhigay muxaadarooyin diiniya oo ka sheekaynaya akhlaaqdii iyo suhihii suubaanaa ee Nabigeena Muxamad SCW.
Isku soo wada duuduuboo munaasabadii waynaynta Nabigeena Muxamad SCW ayaa la odhan karaa waxa ay ahayd mid ka duwan sanadadii hore  waxaana si wayn looga dareemayay maanta in ay ahayd maalin wayn ,waxaana gabi ahaan fasax ahaa dugsiyada iyo meelaha shaqooyinka dawlada kuwaas oo dadka qaarkoodna aad moodaysay in ayba ku jiraan maalin ciida, waxaa iyadna xusid saaka gaar ah mudnayd jawiga oo ka duwanaa maalmihii hore waxaana dadwaynuhu saaka ku soo tooseen Jawi Degen oo bilaa Cadceeda neecaw qabowina dhacaysay taas oo dadka badandkoodu u fasirteen in ay tahay soo dhawaynta maanta oo kale.”
Waxaa naga xusid Mudan inaan gadaal idiinku soo gudbin doono munaasabadii xalay Hotel Rays Ka Dhacday Iyada oo maqal iyo muuqaala haduu alla idmo
Source-Boramaonline
Boorama::Daawo Sawirada Wacdarihii Xalay Naadiga Maskaxmaal Readers Club Iyo Soo Bandhigoodii Buug La Magac Baxay “Enjoy Your Life”
Waxaa xalay lagu soo bandhigay madasha akhiriska Maskaxmaal readers Club buul la magac baxay Xiisee Noloshaada afka qalaadna lagu yidhaahdo “Enjoy Your Life” Kaas oo uu soo jeedinayay Yaxye Yuusuf Cismaan oo ah dhalinyarada aqoonyahanada wax ka baratay Jaamacadda Camuud iminkana ka shaqeeya caasimada Hargaysa.
Buugan oo ahaa mid aad u xiisa badan qofkana ku tirtirsiinayay sidii noloshiisu u noqon lahayd mid ku dhisan deganaansho iyo farxad joogta ah ayaa waxaa qoray sheekh Sucuudiya oo magaciisa la yidhaahdo Sheekh Maxamed Al-Cariishi kaas oo markuu soo baxay ku qornaa luqada Carabiga ayaa haatan waxaa lagu qoray luqada ingiriisiga.
Madashan oo ahayd mid aad u camiran bishiiba marna lagu soo bandhigo buug xiisa badan oo horey loo qoray ayaa waxaa ka soo qayb galay dhalinyaro badan oo iskugu jirto wiilal iyo gabdho kuwaas oo dhamaantood u bogaadiyay soo jeediyaha buuga sida quruxda iyo qiimaha leh ee uu ugu soo koobay buugan iyo dulucda uu xanbaarsanaa.
Sidoo kale waxaa iyagna goob joog ka ahaa madashan qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Maskaxmaal oo ay ka mid ahaayeen Mudane C/laahi Xuseen Caateeye, Sharmaarke Axmed Muxumad,Raxma Maxamed Tubeec, C/rashiid Maxamed Yuusuf, Maxamed Faarax Kibaar ,C/rashiid jaamac C/laahi kuwaas oo dhamaantood ka hadlay ahmiyada ay leedahay in da’yarta iyo cid walba lagu tirtirsiiyo wax akhriska.
Ugu Danbayn madashan ayaa markii ay soo gabo gabowday waxaa halkaas Buug la gudoonsiiyay Mas’uuliyiinta Maskaxmaal kaas oo ay gudoonsiiyeen Dalada ay ku bahoobeen dhalinyarada Somaliland Ee SONYO , waxaana gudoonsiinta ka Mas’uul ahaa Sarkaal Sare oo Ka Socday Daladan oo Magaciisa la yidhaahdo C/fataax C/laahi Jaamac Kana mid ah dhalinta wax ka barata Hooyada Jaamacaddaha Geeska Afrika Ee Camuud haatana ka mid ah saraakiisha ugu sarsaraysa Dalada dhalinyarada Somaliland oo xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa,wareejintii ka dib waxa uu halkaas ka soo jeediyay ereyo kooban oo ubadnaa mahadnaq iyo deeqdan buugta ah oo ay dhawaan soo saareen kuna magacaabeen Codka Da’yarta kaas oo uu sheegay in ay ka faa’iidaysan doonaan dhalinta reer Boorama si la mida kuwa kale e Somaliland.
Si kastaba ha ahaatee madashan oo ka mid ah madashii ugu horeysay ee Somaliland laga aasaaso tan iyo Burburkii Soomaaliya ayaa noqotay mudooyinkii u danbaysay mid lagu daydo oo gobol walba oo Somaliland ka mid ahi uu haatan leeyahay naadi dhiiri galisa wax akhrisa taas oo la odhan karo waxa ay jeexeen tub wanaagsan oo ku dayasho mudan.”
Unmanned aircraft crashes into Somalia refugee camp
By Defense Systems Staff
Saturday, February 04, 2012
An unmanned surveillance aircraft crashed Feb. 3 into a refugee camp in the Somali capital, reports the Associated Press.
Refugees and soldiers in Mogadishu’s Badbado camp say they watched the unmanned aerial vehicle (UAV), said to be the size of a small airplane, crash into one of the camp’s huts, the article said.
The United States has been using UAVs to attack or observe militants linked to al-Qaida in the Horn of Africa nation, the story noted.
Source: Defense Systems Staff