Archive for the ‘XUQUUQDA AADAMIGGA’ Category

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC)

Ref: Sharmoc2611009    
 Date:23 July 2010
Ujeeddo: Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee (SHARMOC) Oo Cambaareeyey Falka Dib Looga Celinayo Qaxooti Soomaaliyeed Una Digay Dowladda KMG ah

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC

 
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee (Sharmoc) waxa uu Cambaareynayaa falkii Argagaxa lahaa ee ka dhacay Magaalada Kampala ee Wadanka UGANDA kaasoo ahaa Qaraxyo isxigxigay oo lala beegsaday Dadweyne isugusoo baxay mid kamid ah Goobaha lagu daawado Kubadda Cagta xilli ay daawanayeen dhamaadka Koobka Adduunka oo ka dhacayey South Africa.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes