Archive for the ‘XASUUS’ Category

Xuska Maalintii Shuhadadii Lagu Laayay Dariiqa Oo Maanta Lagu Qabtay Borama

 
Xuskan oo ay soo Qabanqaabiyeen Dhalinta Gobolka Awdal ,ayaa waxaa saaka lagu qabtay hoolka wayne ee New Harowo Retourent ,munaasibadan waxaa ka soo qayb galay qaar kamida caruurtii ay dhaleen shuhadadu iyo waliba qaar kamida qaraabadii ,waxana ay hayd maanta maalintii lagu laayay shuhadadii Safarka ahaa dariiqa u dhaxeeya Dila iyo Kala-baydh waxana hada laga [...]

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear. 
They lost their loved ones: their fathers, their heroes and their role models. The sons, daughters, wives, brothers, sisters, and families of the late Ali Sheikh Omar Barre, Ali Mohamed Nur (Bagaashle), Daud Hashi Jama and Mawlid Hassan Omar, as well as the [...]

Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)

 
Press Release: 7/11 Crime – Families of the Victims Still Await Answers.
 
Exactly SEVEN months have passed since July 11, 2009 (7/11) when Ali Aw Omer Bare, Mawlid Hassan Omer, Daud Hashi Jama and Ali Mohamed Nur (Bagaashle), who were travelling on the road between Hargeisa and Borama, were slaughtered and their bodies were mutilated by [...]

XUSUUS: 30 Kii January 1984 Dukheyntii Borama

Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 .Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran .

Dhacdo La Yaableh oo Ka Dhacdey Wadanka Somaliya Meel Ka Mid ah (Maxaa Ka Dhacey).

Dhacdo La Yaableh oo Ka Dhacdey Wadanka Somaliya Meel Ka Mid ah (Maxaa Ka Dhacey).

allaah Subxaana Watacaalaa Waxuu Yiri Nafsadiina Iyo Nafsada ehelkiina uga Diga Naar Naartaas oo lagu shidaayo dad iyo dhagax waxaa dhacdey meelkamid ah wadanka somaliya ineey ka dhacdey qiso Cajiib ah.

Taariikh Nololeedkii Kornayl Maxamuud Muse Colow

Taariikh Nololeedkii Kornayl Maxamuud Muse Colow. Jan 15 – (idhanka-) – Taariikh nololeedkii geesigii (AU) Kornayl Maxamuud Muse Colow. “Haddaan Colow duleedka ii fadhiyin Rag ima daayeen dhe Daandaansigiisaa laga baqaa Adhi ku daaqaa dheh Oo daaro lagu joojistaa Rag ku danaystaa dheh….” (Bashir Goth, Damaqsi, 1995). Awdalpress-Boorame-Marxuum Maxamuud Muuse Colow, allaha u naxariistee waxa [...]

Ardaa Press Release: 7/11 Crime Still Awaits Justice

XASUUS

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes