Archive for the ‘WORLD SOCCER NEWS’ Category

Koobka K/C Adduunka ee 2010:Warbixin ku saabsan Kubbadda JABULANI Adidas Ee lagu ciyaarayo iyo Qaabka loo Warshadaynayo

Idhanka-London-Shirkadda Adidas waxa ay ka mid tahay Shirkadaha waaweyn ee soo saara qalabka iyo dayactirka Ciyaaaraha, qandaraaskii ugu horreeyey waxa ay qaadatay markii ay soo bandhigtay kubbaddii ugu horraysey ee ka koobnayd labada midab ( Madow iyo Cadaan ) ee kubbadu ay ka koobantahy taas oo lagu daah furay Koobkii Kubbada cagta ee Aduunka 1970kii, [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes