HOMELAND CARE FOUNDATION
HAYADA DARYEELKA DHULKA HOOYO
Contact: Abdirahman Ahmed Obsie
Obsie123@homelandcarefoundation.com WAR SAXAAFADEED
Dubai , UAE, 9/4/2011-Homeland Care Foundation(HCF) waa Hayad samafal ah oo aan dawli ahayn, ayna abuureen qurbajooga reer Somaliland ah.Hayadu waxay ka diiwaan gashantahay North America, UK iyo Somaliland.
Archive for the ‘Warsaxaafadeed’ Category
Warsaxaafadeed -Homeland Care Foundation(HCF
Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada
Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada
Fadhigii maanta oo ay Bishu Tahay 27/01/2011 ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada JSLGudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo Waxa lagu Go’aamiyey in Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada uu ka Bilaamayo Bisha January ee Sannadka 2011 , Korodhsiimo iyo Bixinba.
Madaxweyanaha JSL Mudane:(Siilaanyo) ayaa Maanta kulan Balaadhan oo uu Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Guddida Cadaalada, Garsoorayasha Maxkamadaha iyo Xeer illaalinta Qaranka
31/12/10-War-Saxaafadeed
Madaxweyanaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta kulan Balaadhan oo uu Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Guddida Cadaalada, Garsoorayasha Maxkamadaha iyo Xeer illaalinta Qaranka waxa uu ka Cadeeyey in ay Siyaasada Xukuumadu Muhiimada Koobaad Siinayso Cadaalada iyo Garsoorka diyaarna uu u yahay in wax laga Qabto Goldalolooyinka jiri kara ee la xidhiidha [...]
WARSAXAAFADEED #15: Nin Caddaalad Diidayow Adiguna Ha Filan.
WARSAXAAFADEED #15: Nin Caddaalad Diidayow Adiguna Ha Filan.
Foolxumadii Koowaad waxay tahay in 16 bilood ka soo wareegto 11kii Juulaay 2009 oo ah markii dhacdadii ugu foolxumayd ka dhacdo dalka Soomaliland, taasoo shifto hubaysan ay si foolxun ugu dileen jidka u dhaxeeya Dila iyo Kalabaydh afar nin oo socoto ahaa kalana ahaa, Alla ha u [...]
War-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Qoysaskii Ay Ka Baxeen Muwaadiniintii Ku Geeriyooday Qaraxyadii Ismiidaaminta Ahaa Ee 29kii Oktobar 2008
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoysaskii ay ka bexeen Muwaadinintii ku geeriyooday Qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee ay Argagixisadu la Beegsatay Xarunta Madaxtooyada, Xafiiskii Ethiopia iyo Xafiiskii UNDP 29 October 2008 iyada oo ay Maanta ku beegantahay Sannad Guuradii 2aad ee Qaraxyadaasi ka soo Wareegtay, sidoo kale waxan ka tacsiyadaynayaa [...]
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku Magacaabay Saddex Masuul
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku Magacaabay Saddex Masuul.
waxaanu Madaxweynuhu Digreetadiisa ku yidhi :-
Madaxwayne Siilaanyo oo wafti Balaadhan oo ka socda Dalka Britain ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka Socda Dawladda Britain oo kala ah Ergayga gaarka ah ee Dawladda Britain u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, Mudane, matt baugh, Safiir ku xigeenka Safaaradda BRITAIN ee Itoobiya, John Marshal iyo Madaxa hay’adda Mucaawimadda ee qaabilsan Britain , [...]
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Agaasimaha Guud Baanka Dhexe ee JSL.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Agaasimaha Guud Baanka Dhexe ee JSL.




Posted in






