Archive for the ‘Warmutiyeed’ Category

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Sharmoc oo Cambaareeyey Xasuuqii Magaalada Muqdisho Kuna Tilmaamay Fal Bahalnimo

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC)
———————————————————————————–
Ref: Sharmoc30110010
Date: 05 October 2011
Ujeeddo: War Saxaafadeed
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Sharmoc oo Cambaareeyey Xasuuqii Magaalada Muqdisho Kuna Tilmaamay Fal Bahalnimo
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee (Sharmoc) Waxa uu si weyn u Cambaareynayaa weerarkii waxashnimo ee lagu laayey Ardaydii iyo Shacabkii Soomaaliyeed eek u sugnaa Wasaaradii Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes