Archive for the ‘WAR CUSUB’ Category

Dagaal saaka ka bilowday Deegaanka Kalshaale

Isniin, 07 February 2011 (Idhanka)- Dagaal la sheegay in uu xooggan yahay ayaa saaka ka bilaabmay deegaanka Kalshaale oo ka mid ah deegaanno uu hore dagaal ugu dhex maray Ciidamada Somaliland iyo SCC.

Dagaal Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyada SSC ku dhexmaraya Widhwidh

 

Widhwidh(Idhanka)- Dagaal Qadhaadh ayaa ilaa xalay Saqdii dhexe ku dhexmarayey Degmada Widhwidh ciidamada Somaliland iyo Koox Maleeshiyada ee SSC kuwaas oo weerar kusoo qaaday Degmada.

Warbixin ku saabsan qaraxyadii ka dhacay Magalaadda Kampala, iyo dadka Soomaaliyeed ee Uganda ku nool oo wadnaha farta ku haya

 
Warbixin ku saabsan qaraxyadii ka dhacay Magalaadda Kampala, iyo dadka Soomaaliyeed ee Uganda ku nool oo wadnaha farta ku haya.

Puntland oo Gobol Cusub u Magacawday Bariga Sanaag

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa maanta qoraal kasoo baxay xafiiskiisa uu ku magacaabay gobol Haylaan oo ka mid noqonaaya gobolada Puntland.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes