Waxan mahad balaadhan u soo jeedi nayaa ilaahay, waxanan nabad galyo iyo naxariis u waydinayaa Subanaheena Maxamed ibn Abdillahi ibn Qurashi, Al Hashimi Al Carabi. Waxaan maanta jeclaystay in aan qoraal kayga kula hadlo dadkayaga Awdal,Salel, iyo Gabiley iyo ee beryahan danbe ku mashquulsan qabyadad. Horta ma is waydiinay maxay inoo taraysaa iskala qaadqaadkani danteese [...]
Archive for the ‘Waano’ Category
Waano Ku Socota Dadka Awdal, Gabiley Iyo Salal By Raxma Sh C/laahi
Posted by Idhanka on February 5th, 2012




Posted in






