Masharxiinta u orday golaha deegaanka waxan lee ahay. Waxad gudateen waajibkiinii wadani nimo ee distoorko ini siiyay. Waxan inii sheegayaa tartan xalaala oon mandaqadan hore loogu arag baad gasheen. Tartana sideedaba wuxu leey yahay nin badiya iyo nin laga badiyo. Sidaa darted waxan Inii leey ahay hadii lagaa badiyo si sharaf leh utahniyadee walaala haaga [...]




Posted in






