Archive for the ‘TALO’ Category

Saddexda dhadhaar ee aan dheriga lahayn ugaaska gadabuursi dheri wayn oo dadkiisa wada gaadha ma u samayn karaa!!!

Marka Hore waxan salaamayaa qof kasta oo akhriya qoraalkaygan, marka xiga waxaan salaamayaa umadda soomaaliyeed inta wanaagga jecel. marka labaad waxan rabaa inaan halkan salaan uga gudbiyo salaadiinta gadabuursi ee dhabta ah, waa kuwa midnimada iyo wanaaga ka taliye, waxanan u sheegi lahaa inay is karaameeyaan dhexdooda, arrimahan dhawaan ka dhex dhacay dhexdooda ee ku [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes