Archive for the ‘Tacsi’ Category

Tacsi ku socota qoyskii Reer xaaji ahmed Miisaan

Tacsi ku socota Reer Xaaji Axmed Miisaan
Anigoo ah bahda shabakadda idhanka .com waxan aad uga tiiraanyeysanahay geeridii ku timid Alaha ha u naxariistee hooyo Yusur Daahir Aye oo aheyd hooyaddi Ilma Xaaji Axmed Miisaan.Anagoo ku hadlayayna magacayagaya  iyo Bahda Shabakadaha Idhanka.com  waxan Tacsi udiraynaa Qoyska reer Xaaji Axmed dhamaantood meel walba oo ay joogaan .ilaahayna [...]

Tacsi Ku Socota qoyskii Marxuum Roobleh Ali Mohamed

Bahda Shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeedu Iyaga oo ka tiiraanyasan dilkii kadiska ahaa ee ku yimid Marxuum Roobleh Ali Mohamed oo gacan ka xaq darani ku  dishay Edmonton ,Alberta Axaddii ina soo dhaaftay. . Waxay Tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Roobleh Ali Mohamed  gaar ahaan Aabihii Mohamed, Hooyaddii Nimco iyo  gabdhaha Walaalihiis .Ilaahayna waxaan uga baryaynaa in [...]

Tacsi Ku socota Qoskii Marxuun Qaasim Sh Yusuf

INA LILAAHI WA INA ILEEHI RAAJICUUN
Abdulslam Ahmed Nur(Ilburo)
Sahra Jama Abdi iyo qooskooda oo dhan

Tacsida: Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa ee dalka Canada waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq oo 26ka Nofember ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sacuudiga isaga oo gudanayey Xajkii sannadkan.

Tacsi u Socota Dr Mohamed Daauud Qawdhan Iyo Walaalihii

Annaga oo ah bulshada ku nool Dallas and Fort-Worth area, oo aan magacyadooda la soo koobi karin waxan wada jir Tacsi 

Tacsi Ku Socota Eheladdii Qaasim

INA  LILAAH   WA  INA  ILAAHI  RAAJACUUN
Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi u diraynaa  qoyskii iyo qaraabadii  iyo asxaabtii uu ka geeriyooday  wasiirkii macdanta iyo biyaha somalilaand  Xaaji  QAASIN SH YUSUF IBRAHIM oo maanta oo jimce ah ku geeriyooday dalka boqortooyada Saudi Arabia  isagoo gudanaaya waajibaadkii xashka waxaanan ilaahay uga baryanaa in uu illaahay [...]

JAALIYADDA SOMALILAND EE CHICAGO OO TACSI DIRAYSA

INNAA LILLAAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUN.
DHAMAAN  SHACBI WAYNAHA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN  CHICAGO IYO AGAGAARKEEDA WAXAY AAD UGA NAXEEN GEERIDI NAXDINTA LAHAYD  EE KU TIMID  MARXUUN , QAASIM SHEEKH YUSUF OO AHAA WASIIRKII MACDANTA IYO BIYAHA  EE JAMHUURIYADDA  SOMALILAND  KAASI OO DHAWAAN KU GEERYOODAY MAGAALADA BARAKAYSAN EE MAKA AL MUKARAMA,SACUUDI CARABIYA..

CondolenceTo Qasim Familly

Condolence to  Qasin Sheikh Ibrahim family and relatives.  We are exceedingly stunned by the death of beloved Qasin Sheikh Qasin will forever be engraved in the annals of Awdal  history for his relentless and tremendous effort to help his people. His soul is gone but his feat will stick around forever. On the behalf of [...]

Condolence To familly Of Haji Qasim yusuf Ibrahim

Aasslamu Aalikum Wa Rahamtulla Wa Baraktuhu Ina Ilaha Wa Ina Ialhay Raajoon On behalf of My family, the North Texas Muslim Community and the Amoud Foundation Board of Directors.

Tacsi Ku socota Eheladdii marxuum Qaasim Sheekh Yusuf

Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun;
 Dhamaan dadkayagga hoos ku qorani waxan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladdii uu ka geeriyooday marxuun Qaasim sheekh yusuf oo ku geeriyooday maka, Sacuud arabia.

TACSI KU SOCOTA EHELADDII MARXUUM QAASIM SHEEKH YUSUF

ANAGGOO OO KALA LABADA REER -REER CUMAR KAAHIN HIRSI(GEELJIRE)IYO REER XAAJI IBRAHIM NUUR OO KAL JOOGA DALKA DIBADIISA IYO GUDAHABA WAXAAN HALKAN UGA TACSIYADAYNAYNAA  MARXUUM QAASIM SHEEKH YUSUF  OO SI KADIS AH UGU GEERIYOODAY MAKA ,  WAXAAN ILAAHY UGA BARYAYNAA IN UU JANADDII KA WARAABIYO.,SAMIR IYO IIMAANA KA SIIYO EHELADIISA.AAMIIN.

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM QAASIM SHEEKH YUUSUF

 WAXAY HALKAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA TACSI UGA SOO GUDBINAYSAA DHAMAAN  UMADDA REER SOOMAALILAND IYO GAAR AHAAN EHELADDIISII OO KU BAXAY MARXUUM  QAASIM SHEKH YUSUF OO AHAA WASIIRKII MACDANTA IYO BIYAHA EE SOOMLILAND OO  SHALAY KU GEERIYOODY MAKA SAUDI ARABIA .

War deg deg ah Inalilaah wa Inaa Ilay Rajicuun,waxa geeryooday Qaasim Sheekh Yusuf wasiirkii Macdanta iyo Biyaha S/land

Idhanka-Mecca 20 Nov 09-Waxa Maanta geeryooday Allah u naxariistee Wasiirkii Wasaradda Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland,Qaasim Sheekh Ibraahim Yuusuf, waxana uu ku geeryooday Magaalada barakaysan ee Makka dalka Saudi Arabia isagoo gudanaya waajibaadkiisii Xajka ,waxana uu udhintay mutul qafle (natural death,Alla u naxariisto marxuunka ,eleheldiisina samir iyo iiman Allaha ka siiyo.
Amiin  Warka oo faahfaahsan waan idinla [...]

Tacsi Ku socota Ehaladii Marxumad xaajiyo Yusur Nuur Jaamac

Bahda shabakadda Idhanka waxay tacsi u dirayaan dhamaan reer Ahmed Elmi  Hooyadood   iyo eheladeedii kaleba X aajiyo Yusur Nuur Jaamac oo ku geeriyootay shalay wadanka ingiriiska.
Ilaaay samir iyo iiman ha ka siiyo dhamaan eheladeedii ,iyadana  janadii fardawsa ha warabiyo.
Aaamin.

Tacsi ku socota eheladii marxuum Suldaan Muxumad Nuur Geelle ( Guray

Annaga oo ah jahliyadda reer Awdal ee deggan Gobolka Bedfordshire degmada Luton ee dalka Ingiriiska ( UK ), waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee Suldaan Muxumad Nuur Geelle oo ku magac dheeraa Suldaan Guray Nuur.

SAD NEWS THE CONDOLENCE ON SULDAN MOHAMED NOUR GELLE (Suldaan Guray) 1899-2009. INAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN.

We, at ARDAA are extremely sad to hear about the death of Suldan Mohamed Nour Gelle (Suldan Gurey) who died in Borama of Awdal Region on October 7, 2009. We extend our deepest sympathies and condolences to the family, relatives and  all people in  the Adal regions,  - Somaliland , Jigjiga ,Shinnile , Djibouti aswell as  all  Adal [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes