Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf
Archive for the ‘Tacsi’ Category
Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama
TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM MAXAMED XASAN MATAAN
ANIGGA OO AH DR CABDIRAHMAN CUMAR KAAHIN XIRSI(GEELJIRE) IYO XAASKIISA
IYO DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN HIRSI (GEELJIRE).
WAXAAN ANAGGA OO KA TIIRAANYAYSAN U DIRAYNAA TACSI QOYSKII UU KA GEERIYOODAY MAXAMED XASAN MATAAN OO KU GEERIYOODAY LONDON DHAWAAN WIIGAN LAGUNA AASAY MAGAALADDA BOORAMA EE XARUNTA U AH AWDAL,SOMALILAND
TACSI …. INAA LILAAHI WA INAA ILAHUM RAAJICUUN
ANIGOO AH,JAMAL DAHIR SHIRDON IYO XAASKAYGA SACAADA XASAN WARSAME,WAXAAN TACSI U DIRAYNAA .
BASHIIR XUSEEN XIRSI IYO XAASKIISA NUURA AW CIISE, IYO DHAMAAN QOYKA REER XUSEEN XIRSI GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID HOOYADOOD XABIIBA MAGAN FARAX OO KU GEERYOOTAY MAGAALADA DJABUUTI EE WADANKA JABUUTI ,SABTIDII OO BISHU AHAYD MARCH, 27th 2010.
TACSI KU SOCOTA REER YOUSUF BAKAAL
Cabdikarim xaaji Ibrahim Nuur iyo Xaaskiisa, Musse Cali Wais iyo Xaaskiisa , Cabdishakir Hirsi Carab iyo Xaaskiisa Waxaan anaggoo ka tiiraanyey HalkanTacsi ugu diraynaa Dhamaan Reer Yousof Bakal gaar ahaan Suldaan Ahmed Saed iyo Walaalihii geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadood oo ku geeriyootay Jabouti maalintii Sabtidii 20 march2010.Waxan urajaynaynaa in ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo [...]
TACSI KU SOCOTA QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ODAY MAXAMED XASAN MATAAN?
ANAGGA OO KALA A H
I.MUSE ALI WAIS IYO XAASKIISA
2.DAHIR ALI WAIS IYO XAASKIISA
3.JAMA ALI WAIS IYO XAASKIISA
4.NADIIFO ALIA WAIS IYO ODAYGEEDDA
5.ADAR ALI WAIS IYO CARUURTEEDDA
6.IYO ASHA ALI WAIS IYO ODAYHGEEDDA.
Codolences to Mattan’s Family? Seattle’s Awdal community
Codolences to Mattan’s Family? Seattle’s Awdal community was devastated to hear the death of Marxuum Mohamed H. Mattan this morning. Our thoughts are with the family as they mourn. Mohamed was a kind and honorable man. His loyalty to his family including, of course, to his countrymen, and relatives, as well as to his colleagues [...]
BAHDDA SHABAKADDA IDHANKA OO TACSI U DIRAYSA DHAMAAN EHELKII UU KA BAXAY MARXUUN MAXAMED XASAN MATAAN
DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDU WAXAY IYAGGA OO KA TIIRAAN YEYSAN TACSI U DIRAYAAN EHELKII UU KA BAXAY IYO DHAMAAN REER SOOMAALILAND BA MARXUUN MAXAMED XASAN MATAAN OO SHALAY KU GEERIYOODAY LONDON.CARIGGA INGIRIISKA OO UU DEGANAA
Madaxweyne Rayaale oo Tacsi u Diraya Qoyskii Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo ku Geeryooday Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum MaxamedXasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK.
Tacsi Ku Socota Ahmed Yaassiin Ciise Iyo Eheliddiisii Geerida Ku Timid Walaashayo Hodan Ahmed Yaassiin Ciise
Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska reer (ahmed yaassiin ciise) geerida ku timid walaashayo Hodan ahmed yaassiin ciise oo ku geeriyootay (diridhaba ethiopia) bishan march 11keedii waxan ilaaha awooda leh ka baryayaa inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo dambigeedana dhaafo, waalidkeedii, reerka ay ka baxday iyo walaalaheedna samir iyo iimaan ka siiyo Aammiin- Aamiin.
Cabdiraxaman [...]
TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN PROF MOHAMUD HERSI(MAHDI)
DHAMAAN HAWLWADEENADDA SHABAKADDA IDHANKA IYO JAHLIYADDA SOMLILAND EE DEGAN OTTAWA, CANADA
WAXAY IYAGO OO KA TTIRAANYAYSAY TACSI U DIRAYAAN EHELIDDDII UU KA BAXAY WALAALKOOD MARXUUN PROF MAHAMUD HERSI OO KU GEERIYOODAY OTTAWA SHALAY.
ILAAHAY WAXAAN MARXUUNKA UGA RAJAYNAYNAA IN UU JANADDII KA WARAABIYO ,EHELKIISII IYO ASXAABTIISANA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO ,
AAMIIN AAMIIN.
WEBMASTER WWW.IDHANKA.COM
CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR
OTTAWA [...]
TACSI KU SOCOTO EHELADDII MARXUUN CABDIRASHIID AHMED (GADHMAJO)
INAA LILAAHI WA INA ILAAHU RAJICUUN.DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA OO HORMOOD U YAHAY CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR WAXAY HALKAN TACSI UGU DIRAYAAN .
Condolence to Mohamoud Habane Alamagan (Mohamoud Dhaal) family and friends.
Inaali laahow wa inaa Ilaahi raajicuum
.
We were deeply saddened to hear the news about the death of beloved Mohamoud,
Mohamoud was a brainy of businessman, a man abysmal, versatile philosophy, a brilliantly creative, sober style, and a prophetic vision.
INNAA- LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJIACUUN!!!
Aniga oo ku hadlaya magaca reer muuse barre iyo bahda ba (Qadaro) waxan halkan tacsi uga dirayaa geerida ku timid Adeerkayo muhumed farah buuni oo saaka subaxdii ku geeriyooday magaaalada awbarre.
Tacsi Ku Socota Reer xaaji faarax qalinleh Shirwac
Dhammaan bulshada ka soo jeedda deegaamada wajaale- dilla- borama- awbarre iyo hargaysa ee ku nool dalka maraykanka gaarahaan gobolka Texas waxay halkan tacsi ballaadhan uga dirayaan geerida ku timid reer faarax qalinle shirwac. oo aabbohood faarax qalinle shirwac ku geeriyooday magaalada boorama axaddii.
TACSI KU SOCATA REER XAAJI FAARAX QALINLE(CAANA-NUUG
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo Xaaskoodaba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamnaan reer XAAJI FAARAX QALINLE SHIRAWAC(CAANA-NUUG), reerkiisa, gaar ahaan Cabdilaahi Ibrahim Xaaji Xuseen iyo xaaskiisa Ikraam Faarax Qalinle anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida deg dega ah ee ku timid Allaha u naxariistee FAARAX QALINLE SHIRWAC [...]
Tacsi ku socota Reer Xaaji Faarax Qalinle Shirwac
Dhamaan Bahda Shabakadda Idhanka iyo dadka magacdoodu hoos ku qoranyihiin (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ilma Xaaji Faarax Qalinle Shirwac iyo caruurtooda meel ay joogaamba, iyo dhamaan ehel iyo qaraabo, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid Allaha u naxariistee Aabohood Xaaji Faarax Qalinle Shirwac oo ku geeriyooday Magaalada Borama Axadii. Waxaan [...]
TACSI KU SOCOTA REER ABDI IBRAHIM XAAJI XUSSEN (FANAH)
INAA LILAA WA INAA ILAHI RAAJICUUN . WAXA AAN AAD UGA NAXNAY GEERIDDA NAXDINTA LAHAYD EE SIDA KADISKA UGU TIMID MARXUUN MUSTAFA CABDI IBRAHIM (FANAH) OO SAAKA DALKA NORWAY KU GEERIYOODAY. ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYNAA MARXUUNKA IN UU JANADDII KA WARAABIYO SAMIRIYO IIMAANA KA SIIYO EHELIDDIISII.
TACSIDDA WAXA DIRAYAA DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO DADKA HOOS KU QORAN DHAMAANTOOD:-
Tacsi ku Socota Qoyskii Marxuun cornayl Maxamud Muse Colow
Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyahay degana magaalada jijiga ee ismaamulka soomaalida itoobiya waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Muuse COlow oo ku geeriyooday magaalada boorama , waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu Marxuumka jannadii ka waraabiyo Annagana Samir iyo Imaan Ilahay inaga siiyo aaamiin
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabaddii Marxuum Cornayl Maxamud Muuse Colaw oo ka timid jahliyadda UK
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Hadaanu nahay dadka hoos ku qoran ee degan[ uk] waxaan tacsi tiiraanyo
leh, u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey ALA HA U NAXARIISTEE
MARXUUN[KORNEYL MAXAMUUD MUUSE COLOW]oo ku magacdheeraa [colow]oo ku
geeriyoodey magaalada boorama maanta oo taariikhdu tahay 08/01/2010
waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo,
Qoyskii iyo qaraabadii iyo eheladii [...]
JAHLIYADDA AWDAL & SALAL EE CHICAGO OO TACSI U DIRAYSA QOYSKI IYO EHELADDII MARXUUM CORNAYL MAXAMUD MUUSE COLAW
INAALI LLAAHI WA INAA ILLAYHURAAJICUUN.
HADII AAN NAHAY JAALIYADDA REER AWDAL IYO SALAL WAXAAN TACSI U DIRAYNAA QOYSKII ,QARAABADII IYO QARANKII UU KA GEERYOODAY ,MARXUUN COL.MAXAMUUD MUUSE COLLOW.OO DHAWAAN KU GEERYOODAY MAGAALADA BOORAMA. WAXAAN ISAGANA ILLAAHAY UGA BARYAYNAA INUU GEEYO JANATA FARDAWSA. AAAMIIIN. AAMIIIN.
JAMAL DAHIR, CHICAGO. U.S.A
Tacsi ku Socota Eheladdii Cornayl Mohammuud Muuse Colow
INNAA-LILLAAH WA INNAA- ILAYHI-RAAJICUUN!!!
dhammaan bulsho waynta reer awbarre, borama, dilla, saylac lughaya,wajaale iyo jig-giga ee ku nool gobolka texas ee maraykanka waxan halkan taxci ballaadhan uga diraynaa geerida ku timid marxuum( mohammuud muuse colow) oo xalay jimcihii ku geeriyooday magaalada borama!!. waxan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo [...]
Bahda Shabakada Wararka ee Idhanka Waxay tacsi u diraysaa Ehaladii iyo Qoyskii Col.Maxamuud Muuse Colow
January 8, 2010
Idhanka-Borama-Inaa lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun… Bahda Idhanka iyada oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Kornayl Maxamuud Muuse Colow oo ku magac dheeraa (Kornayl Colow) waxay tacsi u dirayaan Ehaladii iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuumku oo maanta oo bishu ahayd 08 Jan.2010 Lagu Aasay Magaalada Boorama…. Xabaalaha C/Qoolaab.
Marxuumka ayaa [...]
MARXUUN CABDULLAAHI XASSAN SH/MUUMIN
INNAA LILLAAHI WA,INAA ILEYHI RAAJICUUN ANAGA OO AAD UGA TIIRAANYEYSAN GEERIDA NAXDINTA LEH KU TIMID MARXUUN CABDULLAAHI XASSAN SH/MUUMIN WAXAAN ILLAAHAY UGA BARYEYNAA IN UU JANADIISA KA WARAABIYO, ANAGA IYO QOYSKA UU KA BAXAYNA DHAMAAN SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMIIN
AXMED CABDILLAHI ADEN IYO XAASKIISA
Condolence? To Miizaan Familly
Aasslamu Aalikum Wa Rahamtulla Wa Baraktuhu
On behalf of my family and the list organizations, below we send our condolence to family of Yusur Dahir Aye who pass away in Borama last night. Inaa Ilaahi Wa Inaa Ileehi Rajiuun, to whom we belong and to whom we shall return.
Tacsi Ku socota reer Xaaji Ahmed Miisaan
Dhammaan dadkan hoos ku qoran oo deggan California ee Dalka Maraykanka ayaa waxa ay tacsi murugo u dirayaan Xaaji Axmad Miizaan Aare iyo dhammaanba Ilma xaaji Ahmed Miisan iyo qaraabadii ay ka baxday alle ha u naxariistee Xaaji Miizaan xaaskisii hooyo Yusur Daahir Aye oo ku guuriyootay Borama.
Tacsi ku socota qoyskii Reer xaaji ahmed Miisaan
Tacsi ku socota Reer Xaaji Axmed Miisaan
Anigoo ah bahda shabakadda idhanka .com waxan aad uga tiiraanyeysanahay geeridii ku timid Alaha ha u naxariistee hooyo Yusur Daahir Aye oo aheyd hooyaddi Ilma Xaaji Axmed Miisaan.Anagoo ku hadlayayna magacayagaya iyo Bahda Shabakadaha Idhanka.com waxan Tacsi udiraynaa Qoyska reer Xaaji Axmed dhamaantood meel walba oo ay joogaan .ilaahayna [...]
Tacsi Ku Socota qoyskii Marxuum Roobleh Ali Mohamed
Bahda Shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeedu Iyaga oo ka tiiraanyasan dilkii kadiska ahaa ee ku yimid Marxuum Roobleh Ali Mohamed oo gacan ka xaq darani ku dishay Edmonton ,Alberta Axaddii ina soo dhaaftay. . Waxay Tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Roobleh Ali Mohamed gaar ahaan Aabihii Mohamed, Hooyaddii Nimco iyo gabdhaha Walaalihiis .Ilaahayna waxaan uga baryaynaa in [...]
Tacsi Ku socota Qoskii Marxuun Qaasim Sh Yusuf
INA LILAAHI WA INA ILEEHI RAAJICUUN
Abdulslam Ahmed Nur(Ilburo)
Sahra Jama Abdi iyo qooskooda oo dhan
Tacsida: Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa ee dalka Canada waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq oo 26ka Nofember ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sacuudiga isaga oo gudanayey Xajkii sannadkan.
Tacsi u Socota Dr Mohamed Daauud Qawdhan Iyo Walaalihii
Annaga oo ah bulshada ku nool Dallas and Fort-Worth area, oo aan magacyadooda la soo koobi karin waxan wada jir Tacsi




Posted in






