Archive for the ‘Tacsi’ Category

War-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Qoysaskii Ay Ka Baxeen Muwaadiniintii Ku Geeriyooday Qaraxyadii Ismiidaaminta Ahaa Ee 29kii Oktobar 2008

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoysaskii ay ka bexeen Muwaadinintii ku geeriyooday Qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee ay Argagixisadu la Beegsatay Xarunta Madaxtooyada, Xafiiskii Ethiopia iyo Xafiiskii UNDP 29 October 2008 iyada oo ay Maanta ku beegantahay Sannad Guuradii 2aad ee Qaraxyadaasi ka soo Wareegtay, sidoo kale waxan ka tacsiyadaynayaa [...]

Tacsi Ku Socota Reer Muxumed Axmed Cumar

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;   Ilma Cali xuseen Cumar waxay tacsi tiraan yale u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ADEERO Muxumed Axmed Cumar(muxumed heec) oo shalay ku geeriyooday idhanka magaalacad allaha u naxariistee Muxumed Axmed Cumar oo  shalay ku geeriyooday  magaalada magaalacad.

Tacsi Ku Socota Xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay Abtigayo Allaha U Naxariistee Cabdi Maxamuud

Tacsi
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;
Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga
iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo
caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.

Tacsi Ku Socota Qaraabaddii Iyo Ehelkii Marxuumad Cosob Daud Yusuf

Waxaaan Tacsi U Diryanaa
qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ilaahay ha u naxariistee Cosob Da’uud
Yusuf oo shaylay ku geeriyootay wadankii. Waxaa Ilaahay uga baryanaa
Marxuumadaasi in Ilaahay geeyo janadii qoyskii ay ka baxdayna samir Ilaahay ka
siiyo.

Tacsi ku socota Eheladdii Marxuun Mohamoud Hori Are

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI
RAAJICUUN
Waxaa shalay ku dhintay
Magaalada Gabyaray Ilaahay ha u naxariisdee Mohamoud Hori Are. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halaka
uga tacsinaynaa qoyskii, saxibadii iyo dhamaan reer Hori geerida naxdinta leh ee
ku timid. Marxuunkaa waxaan Ilaahay uga baryanaa in Ilaahay uu geeyo janadii
amiin amiin

Tacsi ku Socota Eheladii Marxuum Abdillaahi Aden Xasan (Shiine

Anagga oo ah bahda idhanka iyo hawlwadeenadeeda  waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii  Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday  magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal. Geeriyahaasi naxdinta leh oo naga…
soo gaadhay dalkii, ayaan ilaahay uga baryeynaa in uu labadaa marxuum [...]

Tacsi ku Socota Eheladii Marxuum Abdillaahi Aden Xasan (Shiine

Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun.
Annaga oo ah Jaaliyadda beesha reer Nuur ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii  Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday  magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal.

Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal ku nool Arizona iyo California Ehliyaddii Marxuumiinta Geele Cadr iyo Mohamed Abdilaahi

 INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN
Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolada  California iyo Arizona ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Geele Cadar iyo Mohamed Cabdilaahi  Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena [...]

Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal Ee Washington Kuna Socota Ehliyaddii Marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble iyo Geele Cadar.

 
INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN
Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolka “Washington” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble iyo Geele Cadar. Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena [...]

Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Tacsi ah diray Qoyskii iyo Qaraabadii Jaamac Khayre Wacays oo maanta Geeriyooday

Hargeysa(Idhanka) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Khayre Wacays oo ku geeriyooday Magaaladda Hageys. Jaamac Khayre Wacays waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii kala danbeeyay ee Somaliland iyo Soomaaliya, Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii [...]

Condolance to Mahamed Abdillaahi Rooble who died in Nashville Tannsee on May 17, 2010

We, at ARDAA are extremely sad to hear about the death of Mahamed Abdillaahi Rooble who died in  Nashville Tannsee  on May 17, 2010. We extend our deepest sympathies and condolences to the family, relatives ARDAA Tannsee Chapter , ARDAA Board of directors and  all  Adal communiteis in Diaspora at large.
 

Condolance To Geele Adar’s Familly

ARDAA Board members, Chapter ,Council Members,  and Supporters were saddened with the great sense of loss when we heard of Geele Adar’s  death. The father of ARDAA coofounder Ibado Geele Adar . It is a black weak for Ardaa and all its members ,suporters and founders.

,Madaxweynaha oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu Ka Baxay Wasiirkii Hore ee Ganacisga

Hargeysa (idhanka)- Dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxaa u maanta dhambaal tacsiya u diray Qoskii iyo qaraabadii u ka baxay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cismaan Qaasim Qodax, [...]

TACSI KU SOCOTA EHELIDDII MARXUUN CHEIF CAAQIL DAAHIR CABDI BADDE

Dhammaan Bahda Shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeedu waxay tacsi halkan uga dirayaan eheliddii iyo qaraabaddii iyo Guud ahaanba Reer Umadda reer Somaliland Ee u ka baxay   Cheif Caaqil Daahir Cabdi Bade oo lagu aasay Boorama.
Ilaahay Janaddii ha ka waraabiyo samir iyo iimaana ha ka siiyo ehelkiisii .
Aamiin-Aamiin
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur
Webmaster@Idhanka.com

Tacsi Ku socota Qoyskii Iyo eheladdii uu Ka Baxay Marxuun Osman Ahmed H. Bahdon

Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Osman Ahmed H. Bahdon. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin.

TACSI KU SOCOTA AHMED OSMAN KAAMIL

DHAMMAN  HAWLWADEENADDA SHABAKADDA IDHANKA IYO REER XAAJI IBRAHIM NUUR OO KALA JOOGAA MARAYKANKA, CANADA IYO SOMALILAND WAXAY HALKAN TACSI UGU DIRAYAAN  AHMED OSMAN KAAMIL OO DEGAN COLOMBUS ,OHIO OO HOOYADDII KU GEERIYOOTAY  DHULKII HOOYO .

Tacsi Ku Socota Eheladdii Marxuum Cusmaan Axmad Xaji Bahdon

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Ilma Axmad Xaji Bahdon, xaaskii iyo caruurtii, ehel iyo qaraabo iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.
Dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo isagana Ilaaha qaadirii naxariistii jano ha ka waraabiyo. AAMMIINN.
——————————————

TACSI KU SOSOTA QOYSKII IYO EHELADDII UU KA BAXAY CUSMAN AHMED HAJI BAHDOON

DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDDU WAXAY IYAGGA OO KA TIIRAANYAYSAN GEERIDDII KU TIMID ALLAH HA NAXARIISTEE MARXUUM  CUSMAN AHMED HAJI BAHDOON  OO KU GEERIYOODAY MAGAALADDA OTTAWA .

Tacsi ku Socota Qoyskii Marxuum Maxamed Cabdiraxman Aw Cumar

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Mohamed A/Rahmaan Omar oo shalay ku geeriyooday magaalada Dallas, TX. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin.

CONDOLENCE TO OSMAN AHMED HAJI BAHDOON FAMILLY

REST IN PEACE
 
Our thoughts and prayers are with the family of Osman Ahmed Haji Bahdoon during their difficult time. It was with a great sense of loss when we heard of Osman Ahmed Haji Bahdoon death in Ottawa Canada on Tuesday April 20, 2010.

Tacsi ku socota reer Cabdiraxmaan Sh. Cumar Dahir

Annagoo dhammaantayo aad iyo aad uga tiiraanyaysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Maxamad Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo bishan April 19-keedii ku geeriyooday magaaladan Dallas, ee gobolka Texas, ayaa waxan ILaahay uga baryaynaa inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii iyo qofkastoo jeclaana samir iyo imaan ka siiyo. Allahayoow  Aamiin.
 
Xasan Sh. Cali [...]

TACSI KU SOCOTA REER CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
 
Dhammaan dadka hoos ku qoran oo jooga magaalada Fort McMurray ee dalka Canada kana tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Bashiir Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir ( Dallas, USA ), waxay tacsi u dirayaan Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir, qoyskiisa, qoyska reer Aw Cumar Dahir, qoyska reer Sheekh Ibraahim Tubeec [...]

Tacsi Ku Socota Ehelkii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar

??? ??? ???? ???? ??????  ?? ??? ????? ????? 

Dhamaan jaaliyada reer Awdal iyo Selel ee ku nool Magaalada Dallas (Texas), waxay tacsi u dirayaan qoyska reer  Cabdirahman Cumar, anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii naxdin lahayd ee ku timi Marxuun Bashiir Cabdirahman Cumar, oo ku geeriyooday magaalada  Dallas  Bisha April 19, 2010
Mohamuud Faarax  Igal
 Dr Maxamed  daud  qawdhan
Cabdilahi  jaamac [...]

Tacsi Ku Socota Ehelkii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar

 
Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa mayerkii hore ee degmada Borama Aabo Cabdulraxman Aw Cumar iyo Hooyo Safiya Sheekh Ibrahim Tubeec oo wiilkoodii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar subaxnimadii hore ee Isniinta bishuna ahayd April 19,2010 lagu dilay magaalada Dallas, Texes ee wadanka Maraykanka.

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

DR CABDIRXMAN CUMAR KAAHIN IYO XAASKIISA IYO DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN GEELJIRE WAXAY TACSI I DIRAYAAN .  MAAYARKII HORE EE BOORAMA AABO CABDIRAXMAN CUMAR DAAHIR ITO HOOYO SAFIYA  SHEEKH IBRAHIM TUBEEC IYO DHAMAAN EHELKII UU KA BAXAY MARXUUN INANKOODDII MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR OO GACAN KA XAQDARANI KU DISHAY DALLAS HABEEN HORE.
ILAAHY WAXAAN UGA BARYAYNAA MARXUUNKA [...]

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

ANAGOO OO KALA AH, MAXAMUD FAARAX CIGAAL, DR MAXAMED DAUUD QAWDHAN, CABDI MUUSE BARRE , QAASIM SHEEKH IBRAHIM TUBEEC, ABDALLA SHEEKH IBRAHIM TUBEEC , ABDI ATTOM, CABDULQADIR XAAJI CALI NUUR IYO DHAMAAN  JAHLIYAADDA REER AWDAL IYO SALAL EE KU NOOL  AMGAALADDA DALLAS GOBOLKATAXES ,WAXAY TACSI U DIRAYNAA ,MAYERKII HORE EE DEGMADDA BOORAME,.AABO:CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAHIR  IYO HOOYO:SAFIYA SHEIKH IBRAHIM [...]

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

ANIGOO AH, JAMAL DAHIR SHIRDON  IYO XAASKAYGA  SUCAAD XASAN WARSAME ,WAXAAN TACSI U DIRAYNAA ,MAYERKII HORE EE DEGMADDA BOORAME,.AABO:CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAHIR  IYO HOOYO:SAFIYA SHEIKH IBRAHIM TUBEEC OO WIILKOODDII ,MARXUUM  MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR  , SUBAXNIMADII HORE EE ISNIINTA BISHUNA AY AHAYD APRIL 19,2010, LAGU DILAY MAGAALADA  DALLAS/TAXES EE  WADANKAN MARAYKANKA.
 
TACSI TIIRAANTO LEH,INAA LILLAHI WA [...]

TACSI KU SOCOTA REER CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

INALILAH WA INAILAHU RAJICUUN.
ANIGGA OO AH CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR KUNA HADLAYA MAGACAYGA KA REERKAYGA , KA REER XAAJI IBRAHIM NUUR IYO KA SHABAKADDA IDHANKA WAXAAN HALKAN SI TIIRAAN YO LEH UGAGA SOO GUDBINAYAA TACSI KU SOCOTA  EHELKII SII OO DHAN GAAR AHAAN AABIHII CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAAHIR IYO HOOYADII SAFIYA SHEEKH IBRAHIM TUBEES OO [...]

Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin

Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin:

Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama

DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDU WAXAY TACSI U DIRAYAAN  MARXUUN AHMED DOOB OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADDA BOORAMA , GOBOLKA AWDAL, SOMALILAND .ILAAHAY WAXAY MARXUUNKA UGA BARYAYAAN IN UU JANADDIIKA WARAABIYO , SAMIR IYO IIMAANA KA SIIYO EHELKIISII.
AAMIIN-AAMIIN.
CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR
TAFATIRAHA GUUD EE IDHANKA.COM
OTTAWA, CANADA

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes