Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Archive for the ‘Tacsi’

Tacsi Ku Socota Xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay Abtigayo Allaha U Naxariistee Cabdi Maxamuud

July 30, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;

Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga
iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo
caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama. (more…)

Tacsi Ku Socota Qaraabaddii Iyo Ehelkii Marxuumad Cosob Daud Yusuf

June 09, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Waxaaan Tacsi U Diryanaa
qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ilaahay ha u naxariistee Cosob Da’uud
Yusuf oo shaylay ku geeriyootay wadankii. Waxaa Ilaahay uga baryanaa
Marxuumadaasi in Ilaahay geeyo janadii qoyskii ay ka baxdayna samir Ilaahay ka
siiyo. (more…)

Tacsi ku socota Eheladdii Marxuun Mohamoud Hori Are

June 07, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI
RAAJICUUN

Waxaa shalay ku dhintay
Magaalada Gabyaray Ilaahay ha u naxariisdee Mohamoud Hori Are. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan halaka
uga tacsinaynaa qoyskii, saxibadii iyo dhamaan reer Hori geerida naxdinta leh ee
ku timid. Marxuunkaa waxaan Ilaahay uga baryanaa in Ilaahay uu geeyo janadii
amiin amiin (more…)

Tacsi ku Socota Eheladii Marxuum Abdillaahi Aden Xasan (Shiine

June 03, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

Anagga oo ah bahda idhanka iyo hawlwadeenadeeda  waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii  Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday  magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal. Geeriyahaasi naxdinta leh oo naga…

soo gaadhay dalkii, ayaan ilaahay uga baryeynaa in uu labadaa marxuum jannadii ka waraabiyo eheladoodiina samir iyo iimaan ka siiyo…….aammmiiiin

amiin.

Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur

Tafatiraha Guud Ee Shabakadda Idhanka.

Ottawa , Ontario,

Canada.

Tacsi ku Socota Eheladii Marxuum Abdillaahi Aden Xasan (Shiine

June 03, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun.

Annaga oo ah Jaaliyadda beesha reer Nuur ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii  Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday  magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal. (more…)

Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal ku nool Arizona iyo California Ehliyaddii Marxuumiinta Geele Cadr iyo Mohamed Abdilaahi

May 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

 INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN
Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolada  California iyo Arizona ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Geele Cadar iyo Mohamed Cabdilaahi  Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena ka siiyo samir iyo iimaan. (more…)

Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal Ee Washington Kuna Socota Ehliyaddii Marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble iyo Geele Cadar.

May 19, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

 

INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN

Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolka “Washington” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble iyo Geele Cadar. Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena ka siiyo samir iyo iimaan.

Mahamud Iman

Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Tacsi ah diray Qoyskii iyo Qaraabadii Jaamac Khayre Wacays oo maanta Geeriyooday

May 19, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

Hargeysa(Idhanka) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Khayre Wacays oo ku geeriyooday Magaaladda Hageys. Jaamac Khayre Wacays waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii kala danbeeyay ee Somaliland iyo Soomaaliya, Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. (more…)

Condolance to Mahamed Abdillaahi Rooble who died in Nashville Tannsee on May 17, 2010

May 19, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

We, at ARDAA are extremely sad to hear about the death of Mahamed Abdillaahi Rooble who died in  Nashville Tannsee  on May 17, 2010. We extend our deepest sympathies and condolences to the family, relatives ARDAA Tannsee Chapter , ARDAA Board of directors and  all  Adal communiteis in Diaspora at large.
  (more…)

Condolance To Geele Adar’s Familly

May 19, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Tacsi ku socota eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Daahir Cabdi BadeARDAA Board members, Chapter ,Council Members,  and Supporters were saddened with the great sense of loss when we heard of Geele Adar’s  death. The father of ARDAA coofounder Ibado Geele Adar . It is a black weak for Ardaa and all its members ,suporters and founders. (more…)

,Madaxweynaha oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu Ka Baxay Wasiirkii Hore ee Ganacisga

May 16, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Hargeysa (idhanka)- Dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa isaga oo dhamays tiran waxa uu u qornaa sida tan “Madaxweynaha JSL. Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxaa u maanta dhambaal tacsiya u diray Qoskii iyo qaraabadii u ka baxay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cismaan Qaasim Qodax, oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa isaga oo Xanuusanaayey mudo labbo todoobaad ah. (more…)

TACSI KU SOCOTA EHELIDDII MARXUUN CHEIF CAAQIL DAAHIR CABDI BADDE

April 30, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Dhammaan Bahda Shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeedu waxay tacsi halkan uga dirayaan eheliddii iyo qaraabaddii iyo Guud ahaanba Reer Umadda reer Somaliland Ee u ka baxay   Cheif Caaqil Daahir Cabdi Bade oo lagu aasay Boorama.

Ilaahay Janaddii ha ka waraabiyo samir iyo iimaana ha ka siiyo ehelkiisii .

Aamiin-Aamiin

Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur

Webmaster@Idhanka.com

Tacsi Ku socota Qoyskii Iyo eheladdii uu Ka Baxay Marxuun Osman Ahmed H. Bahdon

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Osman Ahmed H. Bahdon. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin.

(more…)

TACSI KU SOCOTA AHMED OSMAN KAAMIL

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

DHAMMAN  HAWLWADEENADDA SHABAKADDA IDHANKA IYO REER XAAJI IBRAHIM NUUR OO KALA JOOGAA MARAYKANKA, CANADA IYO SOMALILAND WAXAY HALKAN TACSI UGU DIRAYAAN  AHMED OSMAN KAAMIL OO DEGAN COLOMBUS ,OHIO OO HOOYADDII KU GEERIYOOTAY  DHULKII HOOYO . (more…)

Tacsi Ku Socota Eheladdii Marxuum Cusmaan Axmad Xaji Bahdon

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Ilma Axmad Xaji Bahdon, xaaskii iyo caruurtii, ehel iyo qaraabo iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.

Dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo isagana Ilaaha qaadirii naxariistii jano ha ka waraabiyo. AAMMIINN.
—————————————— (more…)

TACSI KU SOSOTA QOYSKII IYO EHELADDII UU KA BAXAY CUSMAN AHMED HAJI BAHDOON

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDDU WAXAY IYAGGA OO KA TIIRAANYAYSAN GEERIDDII KU TIMID ALLAH HA NAXARIISTEE MARXUUM  CUSMAN AHMED HAJI BAHDOON  OO KU GEERIYOODAY MAGAALADDA OTTAWA . (more…)

Tacsi ku Socota Qoyskii Marxuum Maxamed Cabdiraxman Aw Cumar

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Mohamed A/Rahmaan Omar oo shalay ku geeriyooday magaalada Dallas, TX. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin. (more…)

CONDOLENCE TO OSMAN AHMED HAJI BAHDOON FAMILLY

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

REST IN PEACE
 
Our thoughts and prayers are with the family of Osman Ahmed Haji Bahdoon during their difficult time. It was with a great sense of loss when we heard of Osman Ahmed Haji Bahdoon death in Ottawa Canada on Tuesday April 20, 2010. (more…)

Tacsi ku socota reer Cabdiraxmaan Sh. Cumar Dahir

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Annagoo dhammaantayo aad iyo aad uga tiiraanyaysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Maxamad Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo bishan April 19-keedii ku geeriyooday magaaladan Dallas, ee gobolka Texas, ayaa waxan ILaahay uga baryaynaa inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii iyo qofkastoo jeclaana samir iyo imaan ka siiyo. Allahayoow  Aamiin.
 
Xasan Sh. Cali Ayaanle iyo xaaskiisa
Cabdullahi Sh. Cali Ayaanle iyo xaaskiisa

TACSI KU SOCOTA REER CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
 
Dhammaan dadka hoos ku qoran oo jooga magaalada Fort McMurray ee dalka Canada kana tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Bashiir Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir ( Dallas, USA ), waxay tacsi u dirayaan Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir, qoyskiisa, qoyska reer Aw Cumar Dahir, qoyska reer Sheekh Ibraahim Tubeec iyo dhammaan ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumku. Waxaan Illaahay ka baryeynaa inuu marxuumka jannada geeyo, dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo: (more…)

Tacsi Ku Socota Ehelkii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar

April 20, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت 

Tacsi ku socota Ehelada Dr.Geesaale By; Mawlid Magare

Dhamaan jaaliyada reer Awdal iyo Selel ee ku nool Magaalada Dallas (Texas), waxay tacsi u dirayaan qoyska reer  Cabdirahman Cumar, anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii naxdin lahayd ee ku timi Marxuun Bashiir Cabdirahman Cumar, oo ku geeriyooday magaalada  Dallas  Bisha April 19, 2010

Mohamuud Faarax  Igal

 Dr Maxamed  daud  qawdhan

Cabdilahi  jaamac samatar

Nuux  amin’

Osman aare meecaad

Ali ise aw cabdi’

Ibrahim gurey nuur (more…)

Tacsi Ku Socota Ehelkii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar

April 20, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

 

Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa mayerkii hore ee degmada Borama Aabo Cabdulraxman Aw Cumar iyo Hooyo Safiya Sheekh Ibrahim Tubeec oo wiilkoodii Marxuum Maxamad Cabdulraxman Aw Cumar subaxnimadii hore ee Isniinta bishuna ahayd April 19,2010 lagu dilay magaalada Dallas, Texes ee wadanka Maraykanka.

(more…)

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

April 20, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

DR CABDIRXMAN CUMAR KAAHIN IYO XAASKIISA IYO DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN GEELJIRE WAXAY TACSI I DIRAYAAN .  MAAYARKII HORE EE BOORAMA AABO CABDIRAXMAN CUMAR DAAHIR ITO HOOYO SAFIYA  SHEEKH IBRAHIM TUBEEC IYO DHAMAAN EHELKII UU KA BAXAY MARXUUN INANKOODDII MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR OO GACAN KA XAQDARANI KU DISHAY DALLAS HABEEN HORE.

ILAAHY WAXAAN UGA BARYAYNAA MARXUUNKA IN UU JANADDII KA WARAABIYO .SAMIR IYO IIMAANA ILAAHY INAGGA SIIYO .AAMIIN.

 DR.CABDIRAXMAN CUMAR KAAHIN

SEATTLE ,

WASHINGTON

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

April 20, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

ANAGOO OO KALA AH, MAXAMUD FAARAX CIGAAL, DR MAXAMED DAUUD QAWDHAN, CABDI MUUSE BARRE , QAASIM SHEEKH IBRAHIM TUBEEC, ABDALLA SHEEKH IBRAHIM TUBEEC , ABDI ATTOM, CABDULQADIR XAAJI CALI NUUR IYO DHAMAAN  JAHLIYAADDA REER AWDAL IYO SALAL EE KU NOOL  AMGAALADDA DALLAS GOBOLKATAXES ,WAXAY TACSI U DIRAYNAA ,MAYERKII HORE EE DEGMADDA BOORAME,.AABO:CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAHIR  IYO HOOYO:SAFIYA SHEIKH IBRAHIM TUBEEC OO WIILKOODDII ,MARXUUM  MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR  , SUBAXNIMADII HORE EE ISNIINTA BISHUNA AY AHAYD APRIL 19,2010, LAGU DILAY MAGAALADA  DALLAS/TAXES EE  WADANKAN MARAYKANKA.
 

TACSI TIIRAANTO LEH,INAA LILLAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN

WAXAAN ILLAAHAY UGA BARYAYNAA IN UU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO DHAMAAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ,ISAGANA QABRIGA LOO NUURO,AAAMIIIIN,AAAAMMIIIN.
 
MAXAMUD FARAH CIGAAL

DALLAS,

TAXES

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUN MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

April 20, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

ANIGOO AH, JAMAL DAHIR SHIRDON  IYO XAASKAYGA  SUCAAD XASAN WARSAME ,WAXAAN TACSI U DIRAYNAA ,MAYERKII HORE EE DEGMADDA BOORAME,.AABO:CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAHIR  IYO HOOYO:SAFIYA SHEIKH IBRAHIM TUBEEC OO WIILKOODDII ,MARXUUM  MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR  , SUBAXNIMADII HORE EE ISNIINTA BISHUNA AY AHAYD APRIL 19,2010, LAGU DILAY MAGAALADA  DALLAS/TAXES EE  WADANKAN MARAYKANKA.
 

TACSI TIIRAANTO LEH,INAA LILLAHI WA INAA ILAYHU RAAJICUUN

WAXAAN ILLAAHAY UGA BARYAYNAA IN UU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO DHAMAAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ,ISAGANA QABRIGA LOO NUURO,AAAMIIIIN,AAAAMMIIIN.
 
JAMAL D.SHIRDON,CHICAGO,U.S.A

TACSI KU SOCOTA REER CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR

April 19, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

INALILAH WA INAILAHU RAJICUUN.

ANIGGA OO AH CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR KUNA HADLAYA MAGACAYGA KA REERKAYGA , KA REER XAAJI IBRAHIM NUUR IYO KA SHABAKADDA IDHANKA WAXAAN HALKAN SI TIIRAAN YO LEH UGAGA SOO GUDBINAYAA TACSI KU SOCOTA  EHELKII SII OO DHAN GAAR AHAAN AABIHII CABDIRAXMAN  AW CUMAR DAAHIR IYO HOOYADII SAFIYA SHEEKH IBRAHIM TUBEES OO WIILKOODDII MAXAMED CABDIRAXMAN AW CUMAR DAAHIR XALAY  GACAN KA XAQDARANI KU DISHAY MAGAALADDA DALLAS EE CARIGGA MARAYKANKA 

ILAAHAY WAXAAN UGU BARYAYNAA IN UU SAMIR IYO IIMAAN DHAMAANTEENBA INAGGA SIIYO .ISAGANANA JANADDII FARDAWSA KA WARAABIYO.

AAMIIN—AAMIINA–YAA RABBI

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR.

 

OTTAWA,

 ONTARIO

CANADA

 

Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin

April 05, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Bogga Tacsida ee Marxuum Ahmed Ibraahim Omer (Ahmed-doob)Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin:

(more…)

Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama

March 31, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDU WAXAY TACSI U DIRAYAAN  MARXUUN AHMED DOOB OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADDA BOORAMA , GOBOLKA AWDAL, SOMALILAND .ILAAHAY WAXAY MARXUUNKA UGA BARYAYAAN IN UU JANADDIIKA WARAABIYO , SAMIR IYO IIMAANA KA SIIYO EHELKIISII.

AAMIIN-AAMIIN.

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

TAFATIRAHA GUUD EE IDHANKA.COM

OTTAWA, CANADA

Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama

March 31, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf (more…)

TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM MAXAMED XASAN MATAAN

March 31, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

ANIGGA OO AH DR CABDIRAHMAN CUMAR KAAHIN XIRSI(GEELJIRE) IYO XAASKIISA

IYO DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN HIRSI (GEELJIRE).

WAXAAN ANAGGA OO KA TIIRAANYAYSAN U DIRAYNAA TACSI QOYSKII UU KA GEERIYOODAY MAXAMED XASAN MATAAN OO KU GEERIYOODAY LONDON  DHAWAAN WIIGAN LAGUNA AASAY MAGAALADDA BOORAMA EE XARUNTA U AH AWDAL,SOMALILAND (more…)

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole