Asc;
Akhyaarta sharafta leh kuligiin waan idin wada salaamay. waxa aan idiin soo
gudbiyey masaajid dib loo dhisayo oo u baahan taakuleyn. Waxa kharashka ku
baxaya lagu qiyaasay illaa $260,000 dollars, waxa illaa hada la hayaa waa
$210,0000 dollars, waxa dhiman waa illaa $50,000 dollars. Fadlan dadka inta aad
gaadhsiin karto gaadhsii fariintan, wixii ku saabsan masaajidka iyo halka kolba
wax [...]
Archive for the ‘TABARUC MASJID’ Category
Ka Qayb qaado Tabaruca Masaajidkan(Masjidnuuralhuda)
Posted by Idhanka on September 28th, 2010




Posted in






