Sidda aynu ka wadda warqabno waxa la soo wariyaa in cunista geedka qaadka ee Soomaalidu markii uggu horesyey ay bilaabeen qaar ah culimmada Soomaali Galbeed oo u adeegsan inay habeenkii ku soo jeedaan si ay u cibaadaystaan, markaas ka dib waxaa isticmaalkiisu u gudbey baabuur wadayaashii wadi jirey baabuurta xamuulka oo isaga kala gooshi jirey [...]
Archive for the ‘Taariikh’ Category
Gartii Raydal Warsame, Go,aankii Maax Dugsiiye iyo Gumeystihii Ingiriis Ee Joogi Jirey Dhulkeena Hooyo.
Magacyadda Ardeydii Reer Borama Ee 1960kii Wax ku Baran Jirey Dugsigii Hoose Dhexe Ee Dhayga, Macalinkoodii Walter Stewart Oo Muddo 48 Sanno ka dib Borama Ku Soo Laabtey iyo Taariikh Nololeedkii Prof Mohamed Sh. Abdilahi Hoori + Sawiro.
Prof.Mahamed Sheikh Abdilaahi Hoori waxa uu ku dhashay Magalada Wajaale 1940yadiii waxa uu waxbarashadiisii malcaamada Quranka ka bilaabay magalada Borama sanadkii 1944ki wakhtigaas oo uu ahaa 4jir, waxaana uu dugsigii hoose dhexe uu ku soo qadatay dugsigii la odhan jiray dhayga oo loo yaqan hada Al-aqsa School 1954-1963 mahamed sheikh abdilaahi hoori markii uu dhamaystay dugsiga [...]
TAARIIKH XASUS MUDAN RASALWASAARE CABDIRASHID CALI SHARMARKE IYI MADAXWYNE JOHN OF KENNEDY DAAWO
HALKAN KA DAAWO TAARIIKDAN OO XASUUS MUDAN
History Of The Adal Empire of The Horn Of Africa
Awdal or Adal Empire of the horn of Africa, occupied most of current Eastern Ethiopia, all of the Republic of DJibouti, and Northern Somalia(Somaliland). It enjoyed long prosperous civilizations that lasted for centuries.
Taariikh Nololeedkii Marxuum Maxamed Xasan Mataan
Marxuum Maxamed Xasan Mataan Wuxuu Curad u ahaa Aabihi Xasan Mataan Axmed, Isagoo la dhashay 9 Wiil iyo 9 Sagaal Gabdhood.
Reprinting of Polarizing Despots: Baseless Claims On “Saylac” By a Clan Who Predominately Resides in Djibouti Has No Merit or Historical contex
Introduction: The historical and brotherly relationship between Somaliland and Djibouti went rock bottom since 1977, when Djibouti-former French Somaliland became a semi-independent state. Somaliland was the traditional sanctuary for the people of Djibouti, where they feel safe from the ravages of the brutal French colonial authorities. While on the other hand, Djibouti authorities have imposed [...]
What Next for Zeila After Ugas Mustafe’s Coronation?
As the 19th Ugas of Issa tribe, my paternal uncles, was concluded amid an extra ordinary week-long razzmatazz and pompous ceremony attended by dignitaries from Djibouti, Somali-land and Ethiopia’s Zone Five in the medieval town of Zeila, many people in Somali-land in general and Awdal and Selel communities in particular are asking themselves what [...]
A visit to Gadabursi Land (By Major.R.G Edwards Leckie) in 1903.
Curious Abyssinian Order Tribe. Illustrated with the author’s own photographs.
HE beginning of October 1903, found our caravan hustling along the Abyssinian boundary towards Jiffa Medir, where my companion and I were to meet an akil, or native chief, detailed by the Consul at Zeila to guide us through the Gadabrusi country.




Posted in






