War-saxaafadeed: Wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland Oo Jawaab ka bixisay Waraysi Wargayska Geeska Africa la yeeshay Raiisal Wasaare ku xigeenka Somalia, Isla markaana ah Wasiirka Kaluumaysiga.
|
|
|
WAR SAXAAFADEED. Anagoo tix-raacaynaa wareysigii Wargeyska Geeska Afrika la yeeshay 29/09/2009 Cabdiraxmaan Xaaji Adan “Ibbi’ oo ah Rayisal Wasaare ku xigeenka isla markaana ah Wasiirka Kalumeysiga ee Somalia ayaanu waxaanu kaga jawaabeynaa sidatan:- |


HARGEISA, 30 September 2009 (IRIN) – After predictions by meteorologists that the region was likely to receive substantial rain between October and December, officials in Somalia’s secessionist region of Somaliland have urged farmers and pastoralists to prepare to make maximum use of the rains.
Hargeysa (Idhanka) Golaha Guurtida Somaliland ayaa maalmahan laga dareemayaa dhexdiisa Loolan Xoog leh oo loogu jiro waxa laga yeelayo xaalada Dalka, taas oo ay isku hayaan sida la sheegay inta badan Mudanayaasha Golahaasi iyo Gudoomiyaha Golahaasi, taasi oo sii xogaysatay tan iyo markii uu adkaaday xiisada ka Dhex Aloosan Xukuummada iyo Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada, taas oo malmahan cirka isku shareertay.
Hargeysa(Idhanka)–Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta sheegay in Somaliland ay dhaqan gelinayso isu tanaasulkii iyo wada hadalkii ay ku soo caano maashay oo lagu furdaamin doono khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka taagan xiligan. 




