Archive for the ‘Somalia’ Category

AMISOM commander injured deputy killed in Mogadishu attack

Kamapla, Uganda (Daily Monitor) – Somali insurgents detonated two suicide car bombs, Thursday morning, at African Union (AU) peacekeeping headquarter in Mogadishu, killing nine soldiers including the deputy force Commander, Maj. Gen. Juvenile Niyoyunguriza. The army spokesperson, Lt. Col Kulayigye said the Force Commander, Maj. Gen. Nathan Mugisha is among the ten who were injured [...]

War Deg Deg ah: Labo gaari oo waxyaabah qarxa lagu soo buuxiyay oo ku qaraxday Fariisin ay Ciidamada Amisom ku leeyihiin Muqdisho

Khamiis, 17, Sep, 2009 (Idhanka): Labo gaari oo waxyaabo qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa goor dhaweyd ku qarxeen fariisin ay Ciidamada Amisom ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Dugsigii Tababarka Xalane.
Qaraxyadaas oo ay ka dambeeyeen labo ruux oo naftooda huray ayaa waxaa loo adeegsaday oo lagu fuliyay labo gaari oo calaamadda UN-ka ay ku [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes