Written by C/xakiim Dirir
Apr 28, 2010 at 11:56 AM
Waxaa gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle ka taagnaa 20-kii sanadood ee ugu danbeeyey loolan siyaasadeed oo hadba heer marayey,waxaana ay garaadada iyo waxgaradka beesha dhulkaas degtaa ay shirar ku yeesheen Boocame bilowgii sanadkii 1991-kii,waxayna samaysteen hogaan iyo maamul u gaar ah goboladaas,waxaana la sameeyey [...]




Posted in






