Golaha Hoggaanka Tolka (TOL Leadership Council (TLC)) wuxu qabandoonaa Shirka Wadatashiga Tolka Gadabursi:
TAARIIKHDA LA QABANAYO: AUGUST 25-29, 2012
Archive for the ‘OGEYSIIS’ Category
Ogysiis: Shirka Golaha Hoggaanka Tolka
Sanad Guuradii 1aad Awdal State Ottawa
Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State of Somalia ee Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran waxa la Ogaysiinayaa in June 2da oo ku beegan Sabti ay dhici ka dhici Doonto magaalada Ottawa ee Canada xaflad Sanad guuradii Awdal State.
Goorma: Sabtida 2da June, 2012
Meesha: Villa Marconi, 1026 Baseline Road, Ottawa
Wakhtiga: 7:00pm
Ogeysiis Muhiim ah oo ku saabsan shir uu ururka Ardaa ku qabanayo Borama.
Ogeysiis:
Urur weynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa, si sharaflena uga codsanayaa, jaaliyadaha kasoo jeeday cariga ADAL, inay kasoo qayb galaan shir sanadeedkii ururka oo sandankan 2012ka ka dhici doono dalkii hooyo, Borama, taariikhda July 10-13, 2012.
Ogaysiis Dhamaan Ummada Somaliyeed ee ku Nool Ottawa and Ottawa Area
Waxa maalinta Sabtida ee Bisha May tahay 19 2012 2:pm ilaa 6:Pm lagu qaban doona 1155 Lola St Ottawa, Xuskii Dr ABDI SHAKUUR SHIEKH ALI JOWHAR maalintii Axadii 13 May baabuurku kula dhacay inta u dhaxaysa Dilla iyo Tulli kuna geeryooday shilkaas .Hadaba waxan ogaysiinaynaa Ummada Somaliyeed ee ku dhaqan Ottawa iyo nawaaxigeeda inay nagala soo qayb [...]
OGEYSIIS: Ka soo qaybgal Martiqaad ka dhici doona Safaarada Ethoipia ee London
OGEYSIIS
Waxa ay Safaaradda Dawladda Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Federaalka Itoobiya (JDFI) ee Boqortooyada Ingriiska iyo Golaha Jaaliyadda Soomaalida Itoobiya ee UK ay si wadajir ah idiinku martiqaadayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) iyo shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee ka soojeeda dawladaha dariska ah ee boqortooyadaIngriiska inaad kasoo qeyb gashaan
NMC] SNMC Family Lecture: Parenting Ommaima Faris Friday Sept 30 7pm and Voluteer for Kids Inddor Soccer Tems
Please join us for our Friday lecture titled “Proactive Approaches for Parenting Today- The Art of Alternatives”
Date: Friday, September 30, 2011, at 7pm after Maghrib Speaker: Sr. Omaima Faris Location: 3131 Jockvale Road, SNMC Musallah
Phone : imam Zijad 613-898-SNMC (7662), imam@snmc.ca or info@snmc.ca
—————————————————————————————————————–
Looking for active volunteers ” High school or university student ” who is enjoy [...]
Announcement–Ogaysiis–ARDAA iyo London
It is with great pleasure to announce the Lughaya Port Development Fundraising Conference, to be held in London at
the address below on Saturday 18th June 2011. The event will included the following speakers, the President
Ogaysiis:Dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal/Salal/Gabiley Ee Degan Uk In Ay Ka Soo Qayb Galaan Shir Lagaga Arinsanayo Dhismaha Dekada Lughaya
31/05/11-London-(idhanka) Waxa la ogeysiinayaan dhamaan jaaliyada gobolada Awdal, Salal iyo Gabiiley ee deggan UK iyo degaanada ku xeersan in shir balaadhan lagu qabanaayo magaalada London maalinta Sabtida 18 June 2011, kaasoo lagaga wada arrinsandoono dhismaha mahruuca dekedda Lughaya. Shirkaas oo ay inagala qaybgali doonaan martisharaf ka socda ururka Ardaa ee xaruntiisu tahay dalka Canada waxana halkaa ka hadli doona: Guddoomiyaha Ardaa [...]
Prof Axmed I Samatar Oo Qudbad Qiimale Ka Jeedin Doona Ottawa Isagoo Matalaya Xisibiga Hiil-Qaran
- Professor Ahmed ISmaciil Samatar ayaa soo bandhigi doona waxyaabaha Xalka keeni kara ee isbadalka shicibka Soomaliyeed xaqa uu leeyahay .(HIILQARAN: The Alternative For The Somali People)
Professorka wuxuu arintaas kaga hadli doonaa wakhti uu socdaal ku iman doono magaalo madaxda dalka Canada ee Ottawa, bisha May dhamaadkeeda.
OGEYSIIS – Dekadda Lughaya
OGEYSIIS – Dekadda Lughaya
Maamulka sare ee urur weynaha ARDAA waxay ogeysiinayaan dhamaan dadweynaha reer Awdal iyo Salal meel kasta oo ay joogaanba in la qabanayo shir balaadhan oo telefoonka ah (international teleconference) oo lagaga hadlaayo mashruuca cusub ee ka bilaabmidoona magaalada xeebta ah ee Lughaya.
Waxa laga codsanayaa dhamaan jaaliyaddu inay si wacan uga soo qaybgasho [...]
Ogaysiis Muhiim ah oo ka yimid Gudoomiyaha Hay’ada Caalamiga ah ee Amoud Foundation,Mudane:Cigaal
AMOUD FOUNDATION
For Education and Development
P.O. Box 165614, Irving, TX (972) 871-8297
================================================
November 26, 2010
Press Release
Sheikh Gyasi Mckinzie joins Amoud Foundation as Executive Director
Amoud Foundation is pleased to announce the hiring of Sheikh Gyasi Mckinzie as its Executive Director effective December 1, 2010.
Notice of Amoud Foundation event in London When: November 6, 2010
Notice of Amoud Foundation event in London Amoud Foundation of Dallas, Texas, USA, is holding a very important event in London. All Somali residents in London and surrounding areas are invited.
Where: The Resource Centre
356 Holloway Road
London, N7 6PA
Ogaysiis: Gudoomiyaha Ururka ARDAA oo la Hadli Doona Bulshada Awdal,Salal iyo Gabiley ee ku Dhaqan UK maalinta Axada
Dhammaan dadka ku nool UK waxan ogeysiinaynaa in uu guddoomiyaha ururka Ardaa uu la hadli doono Jaaliyadda Awdal, Salal iyo Gebilay maalinta Axadda ah ee ay bishan July tahay 25ka, halka lagu qaban doonaana waa:
LODGE 64
PINNER ROAD
HA1 AHZ
HARROW
LONDON, UK
Hassan iyo Ibrahim
HAMBALYO IYO BOGAADIN GUDOOMIYAHA CUSUB EE UDUB GOBOLKA MINNESOTA USA “TWIN CITY
Anigoo ku hadlaya gudoomiyaha Gobolka Tennessee Abdirazak Y. Mohamed waxaa hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa
Waftigii ka socday Somaliland oo booqan doona Minneapolis & St Paul
Waxa dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Labada magaalo ee Mataanaha ah ( Minneapolis & St Paul) iyo nawaaxigeeda in uu ku soo fool leeyahay wafdi culus oo hadda ku sugan magaalada Washington, DC, kana kooban Xukuumadda iyo labada Shirguddoon ee Somaliland.Waxa ay jaaliyaddu nasiib u heshay inay la kulanto
wafdigaas maalinta Axadda ee [...]
LEADERSHIP BUILDING IN AN ERA OF UPHEAVALS: A TOL CONVOCATION
LEADERSHIP BUILDING IN AN ERA OF UPHEAVALS: A TOL CONVOCATION
LEADERSHIP BUILDING IN AN ERA OF UPHEAVALS: A TOL CONVOCATION
( April 1-3, 2010)
Minneapolis/ St. Paul, MN
Chair: Professor Hussein A. Warsame
( University of Calgary, Alberta, Canada)
Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine, Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede, Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu [...]




Posted in






