OGEYSIIS
Ururweynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool magaalada London ee cariga Ingriiska iyo nawaaxigeeda, in waftiga ARDAA ee jooga magaalada London ay shir balaadan qaban doonaan, tafaasiishuna waa sidatani:
Goobta: RESOURCE FOR LONDON
356 Holloway Road
London N7 6PA
Waqtiga: 5:00 PM
Maalinta: Sabtida taariikh February 25, 2012
Archive for the ‘Ogeysiis Kulan Ardaa London’ Category
Ururwaynaha ARDAA Waxa Uu Wargalinayaa Jaaliyada Gobolada Awdal/SELEL Iyo Gabiley Ee Degen London In Shir Balaadhan Lagu Qabanayo
Posted by Idhanka on February 24th, 2012




Posted in






