Archive for the ‘OGEYESIIS’ Category

Ogaysiis Shabakadda Sawnews.net hawda soo gashay iyo Waliba dib u habayn casri ah

Ogaysiis Dhamaan dadweynaha xiiseya warbaahinta xorta ah waxa ogaysinaya in uu hawada soo galay website ama Mareegta SawNews  oo dib habayn lagu sameyay  baxay www.sawnews.net

OGEYSIIS HAYADA GARGAARKA WADANIGA AH EE TAWFIIQ

Ogeysiis: Madaxweynaha Somaliland Oo La Hadli Doona Jaalliyada Reer UK Maalinta Sabtida

Dhamaan shacbiweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxa la ogeysiinayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu la hadli doono jaalliyada reer UK maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 12-ka November, 2011. Saacadu markay tahay 17:00 galabnimo.
Saacada: 17:00-22:00
Taariikkhda: 12.11.2011

Goobta: 45 Prescot Street, London E1 8GP
Wixii Faahfaahina Kala Soo Xidhiidh Telefoonada

Mobiles: 07931821364—07976409036—–07961131014

WAXA MAANTA lA DHAGAX DHIGAY XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ C/CASIIS

WAA XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ C/CASIIS
Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 30 june, 2011, la dhagax dhigay
Xarun cusub oo la magac baxday XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ
C/CASIIS. Waxaana loogu magacdaray Sheikh Abdicasiis Sheekh Bashiir Oo
ay gacan ka xaqdaran ku dishay 2 sano kahor asagoo kasoo baxay
salaadda Taraawiixda ee bishii ramadaan, Degmada Yaaqshiid. Shiikha oo
ahaan jiray [...]

OGEYSIIS KU SOCD DHAMAAN JAHLIYADDA REER SOMLALILAND EE KU DHAQAN OTTAWA, ONTARIO, CANADA

WAXA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA IN  UU KULAN MUHIIM AHI KA DHICI DOONO MAGAALADDA OTTAWA EE  CAASIMADDA  DALKA CANADA .
MAALINTA SABTIDDA EE BARITO GALINKA DAMBE BISHA  MARCH AY TAHAY 12 THKA , SAACADDAHA 1.00 PM TIL 7.00PM MEESHUNA WAA SANDY HILL COMMUNITY CENRE OO KU TAAL SANDY HILL
Sandy Hill Community Centre
250 Somerset St. E.,
Ottawa, ON
LOOK FOR GOOGLE MAP [...]

URUR SAMAFAL OO DHAWAAN LAGAGA DHAWAAQAY MINNEAPOLIS

Magaalooyinka mataanaha ah ee St paul iyo Minneapolis ayaa lagaga dhawaaqay urur cusub oo samafal ah oo magaciisa la yidhaa HEALTH AND EDUCATION SERVICES HORN OF AFRICA.
Ururkan ayaa ah mid si weyn u danaynaya wax ka qabadka abaabulka tacliinta iyo caafimaadka dadka ku nool geeska africa.ururkan oo ku soo biiraya ururo badan oo ka hawlgala [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes