Archive for the ‘News’ Category

Casharka Maanta Oo Jimce Ah Waa (Sida Loo Guto Cimrada) Ka Faa’idayso

 
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
Walaalayaal waxaad mahad oo dhan iska leh Allah awood badan leh waxaa sharaf iyo amaan iska leh xabiibkeena muxamed ibnu cabdilaahi oo ah safiirka Allah soo dirsaday wax walba waa uu inoo cadeeyay wax uu ka tagay ma jirto rasuulkeenu {scw} aduun iyo aakhiraba

Guddida Diiwaangelinta oo ku dhawaaqday Lix Urur siyaasadeed inay soo baxeen

Guddida iiwaangelinta iyo ansixinta Ururadda Siyaasadda ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay inay u soo baxeen Tartanka doorashada Dawladaha Hoose ee soo socda Lix Urur Siyaasadeed oo kala ah:-

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo loo haysto lunsi Hanti Qaran iyo Maxkamadeyntooda oo billaabmaysa

Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa bilowday dhagaysiga laba hawl- wadeen oo ka tirsan shaqaalaha wasaariyadda Maaliyadda Somaliland oo lagu soo eedeeyey lunsi hanti Qaran.

SECURITY: Talking truth to power

On the surface it had all the trappings of a gathering of current and former heads of state: Legions of presidential bodyguards speaking into their sleeves, electronic security at every entrance, rooftop snipers, road closures and a small army of waiters serving snacks and coffee on the banks of Ethiopia’s Lake Tana.

AU troops in Somalia report gains against rebels

 

Friday, April 20, 2012

 

African Union troops in Somalia said Friday they took control of Al-Qaeda allied Shebab insurgent bases on the outskirts of Mogadishu, the latest loss for the extremist fighters.

Soo Dhawayntii Gudoomiye KU xigeenka Koowaad ee urur siyaasadee​dka WADAN+ Sawiro ya

 
 
 
 
 
Soo Dhawayntii Gudoomiye KU xigeenka Koowaad ee urur siyaasadeedka WADANI ahna Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ururkan Wadani Siyaasi Axmed Mu’min Seed iyo wafti saraakiil sarsare oo ka tirsan ururkan oo ay ka mid ahaayeen  Siyaasi  Axmed Ubaxle, Iyo Siciid Maxamuud Jaamac Oo si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta Magalada  Boorama.

Somaliland oo diidday ergada Soomaaliya

Dr Maxamed Cabdullaahi Cumar, wasiirka arrimaha dibedda Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, oo BBC u warramay ayaa ku tilmaamay in sababtu ay tahay laba xubnood oo Puntland ka socda kana soo jeeda degaanka Somaliland.

Four Ottawa brothers struggle to find their way after their mother dies of cancer

 
 
 
 
 
 
 
Kadra’s boys, from left Taib, 19, Tyler, 18, Bilal, 6 and Jamal, 12, have pulled together and are struggling to make it on their own after their 37-year-old mother, Kadra Koulmiye, died of cancer two weeks ago.The photo was supposed to capture a sweet slice of a late-summer road trip to an amusement park. But [...]

Turkey mediating talks with Al-Shabaab to bring peace

 
MuslimVillage.com
Turkey is mediating between Somalia’s government and the militant Al-Shabaab group to help bring an end to the years-long conflict in the Horn of Africa nation.

Caruuur ka mid ah Qaxootiga Itoobiyaanka ah ee Hargeysa deggen oo u geeriyooday Xanuuno soo Waajahay iyo Dhaxan

illaa sagaal caruur ah oo ay dhaleen qoysasaka Itoobiyaanka ah ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa u geeriyooday dhaxan iyo xanuunno lasoo darisay.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qaybgalay Furitaankii Mishiinka Kalyaha sifeeya oo laga hirgeliyay Magaalada Hargeysa

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa ka qaybgalay furitaanka Mishiinka kalyaha sifeeye oo markii ugu horaysay magaaladda Hargeysa laga hirgaliyey.

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Muujiyay sida uusan ula dhacsanayn Qaabka uu Madaxweyne Shariif wax ku Maamulayo

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muujiyay inuusan la dhacsanayn habka uu madaxweyne Sheekh Shariif wax ku maamulayo, kaddib hadal si sir ah looga qabtay oo laga sii daayay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho.

C/Raxmaan C/qaadir Oo Boqolaal Reer Somaliland Ahi Ku Qaabileen Madaarka Dubai, Maantana Gaadhaya London

-Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ee sida foosha xun la isku dayey in xilka looga qaaday C/raxmaan C/qaadir ayaa shalay laga dhoofay Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera, kaasoo Xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ka dib markii dhaawac ka soo gaadhay Dhabarka oo ay jugo kaga dhaceen maalintii Golaha dhexe ee Kulmiye si aan [...]

Farhiya Abdi first Somali to be drafted into the WNBA

 
 
 
 
 
 
Dalmar Gure
The LA Sparks made history Tuesday afternoon by drafting Farhiya Abdi from Sweden.  The 6’2 forward was selected with the first pick of the second round (13th overall) and is the first Somali to be drafted in the WNBA.

Dastuurka cusub ee Puntland oo si Aqlabadiyad ah lagu Ansixiyay iyo Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa lagu ansixiyay maanta oo Arbaco ah dastuurka Puntland kaddib markii loo qaaday codeyn gacan taag ah, waxaana 472 xubnood oo erdada ka mid ah ay codkooda siiyeen dastuurka, waxaana diiday lix xubnood oo kaliya.

Shirweynihii labaad ee Xisbiga Hiil Qaran oo Maanta lagu soo gabgabeeyay Magaalada Muqdisho

Shirweynihii labaad ee xisbiga Hiil Qaran oo muddo shan maalmood ka ah ka socday Muqdisho ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo gabgabeeyay hotel Naasa-hablood, waxaana goobjoog ka ahaa mas’uuliyiinta ugu sarreysa xisbiga.

Qarax khasaare Nafeed geystay oo ka dhacay Afaafka hore ee Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho

 
 
 
 
 
 
 
 
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam ku qarxay afaafka hore ee isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah dadka ku dhaawacmay bamkan uu ahaa ruuxii watay bamka.

UNODC and IOM Sign Agreement for Closer Cooperation to Combat Human Trafficking, Migrant Smuggling and to Improve Border Management‏

UNODC and IOM Sign Agreement for Closer Cooperation to Combat Human Trafficking, Migrant Smuggling and to Improve Border Management - The United Nations Office on Drugs and Crime (UNODC)
and the International Organization for Migration (IOM) will later today sign an
agreement pledging closer cooperation to tackle human trafficking and migrant
smuggling, and to improve border management, bearing in [...]

Hambalyo Dhalasho

 
Dhamaan Hawlwadeenadda shabakadda caalamigga ee Idhanku Waxa An Hanbalyo Dhalasho Oo Farax Le u Diraynaa Abdikariim Sh Abdirahman Aw Gamboole Iyo Ayaan Muumin Ahmed Oo Wiil Ugu Dhashay Habeen Kii Sabtida Ahaa 14 April 2012 Magalda Ottawa Civic Hospital

Munaasabad Lagu Soo Afmeerayay Tartan Ciyaareed Iyo Aqoon Is Waydaarsi Sanad Dugsiyeedkan 2011-2012 Ayaa Ka Dhacday Dugsiga Sare Ee Ubaya Ibnu Ka’ab Ee Magaalada Boorama+SAWIRO

Dugsiga sare ee Ubaya Ibnu Ka’ab eek u yaala magaalada Boorama ayaa waxaa la soo gabogabeeyay tartan aqooneedkii iyo ciyaarihii sanad dugsiyeedkan dhamaanaya ee 2011-2012,hadaba munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maalintii khamiistii ahayd waxaa lagu qabtay barxada weyn ee dugsigaas, waxaana ka soo qayb galay wasaarada waxbarashada Gobolka Awdal qaybteeda Ciyaaraha,arday marti [...]

Dareenkii Ka Dhashay Habkii Loola Dhaqmay Ina Cabdiqaadir Iyo Shirar Beelaysan Oo Abaabulkoodu Bilaabmay

Shirweynihii golaha dhexe ee xisbiga Taladda haya ee KULMIYE ayaa shalay shirkoodii ku soo gabagaboobay buuq ka dib markii gudoomiye ku xigeenkii kowaad Cabdiraxmaan Cabdiqaadir lagu eedeeyey inuu ka horyimid sharciga KULMIYE, sidaas darteedna golaha dhexe laga codsaday in xilka laga xayuubiyo, xubinimadda xisbigana laga saaro.

Danjiraha Talyaaniga ee u fadhiya Somalia oo sheegay inay walaac ka qabaan Ansixinta Dastuurka iyo xulidda Xidhibaanada Baarlamaanka

Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya, Mr. André Marcela oo Muqdisho kula warbaahinta ayaa sheegay in mas’uuliyiinta DKMG ah ee Soomaaliya uu kala hadlay qaabka loosoo xulayo odoyaasha ansixinaya dastuurka Soomaaliya iyo xulidda xildhibaannada cusub ee bedelaya kuwa hadda shaqeynaya.

Wafdi ka socda DKMG Soomaaliya oo u aaday Puntland sidii ay uga qaybgeli lahaayeen shirka Ansixinta dastuurka Puntland

Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka ahan wasiirka ganacsiga iyo warshadaha DKMG ah, C/wahaab Ugaas Xuseen ayaa maanta u dhoofay Puntland si ay uga qaybgalaan shirka ansixinta dastuurka Puntland oo maalintii saddexaad ka socda magaalada Garoowe.

Faahfaahin ku saabsan Ismiidaamin ka dhacday Degmada Baydhabo iyo Al-shabaab oo Mas’uuliyada sheegatay

 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
Weerar ismiidaamin ah oo sakaay Baydhabo ka dhacay ayaa waxaa mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab waxaana ku dhintay hal askari oo la sheegay inuu dhaawac halis ah kasoo gaaray qaraxaas.

Faallo: Waa in aan ka jawaabaa…..waa in laga jawaabaa…weedhahaasi waxa ay noqdeen farriin adag oo Cabdiraxman Cabdilqaadir uu dadkiisa u diray

Shirkii xisbiga kulmiye waxa uu keenay in halgamayaashiisii KULMIYE ee guusha u keenay mid ka mid ahi uu ku dhex qarxo. Waxana maanta meel walba lagaga sheekaysanayaa wajiyada ay yeelan karto fadiixaddii shalay ka dhex dhacday shirkii KULMIYE.

Dr. Cali Khaliif Oo Ka Gubtay Wada Hadalada Diblumaasiyadeed Ee Somaliland Iyo TFG Qorsheysteen

Dr Cali Khaliif Galaydh oo ah maskaxdii ka dambaysay aas-aaska Maamul ku sheega Khaatumo ee dhawaan lagaga dhawaaqay degmada Taleex ayaa ka hor-yimid guddida Sheekh Shariif u magacaabay wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya.

XAFLADII SANNAD GUURADII 1AAD EE AWDAL STATE OO LAGU QABTAY MINNESOTA

Halkan Ka Daawo Kulan Aad U Xiisa Badan Oo Ay Soo Diyaarisay AKADAMIYADA NABADA IYO HORUMARKA Somaliland Oo Ay U Qabatay Qaar Ka Mid Ah Bulshada Boorama+Video

Guddoomiye Ku Xigeenkii koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Xoog Lagaga Saaray Shirkii Kulmiye Darteed Dhaawac Ka Soo Gaadhay Oo Dhakhtarka Loola Cararay

MSF puts on hold the opening of any non-emergency projects in Somalia until the safe release of its two staff

MSF
Monday, April 16, 2012

 

The international medical organization; Médecins Sans Frontières (MSF) has put on hold any opening of new non-emergency projects and/or the expansion of the existing ones in Somalia until the safe release of its two colleagues, Blanca Thiebaut and Montserrat Serra, abducted from the Dadaab refugee camps six months ago, on October 13 [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes