Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed.
Xildhibaannada doortay Madoobe Nuunow Maxamed ayaa waxay ku shireen Xarunta Golaha Baarlamaanka, waxaaney xildhibaannada kulankaas ka soo xaadiray ay dhammaayeen 287 mudane.
Archive for the ‘News’ Category
Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Shariif Xasan oo Guddoomiye cusub doortay
Hayada Amoud Foundation Oo Kulan la Yeelatay Jaaliyada Soomaaliyed Ee Ku Dhaqan Magalada Minneapolis,(Daawo Video)
Koowaad
———————————————————————————————————————————————–
Labaad
Madaxwynihii Hore Ee Somaliland Rayaale Oo Mawqif Adag Ka Soo Saaray Is Qabqabsiga Burburka Soo Foodsaaray Xisbigiisii UDUB
Source-Boramaonline
Xidlhibaan Golaha Wakiilada Somaliland Ugu Jira Degaanka Dilla Oo Ka Digay In Cid Gaar Ah Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo Shaqaaqadii Danbana Ku Eedeeyay
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay degaanka Dila ee gobolka Awdal ayaa sheegay in iska hor imaadkii doraad ka dhacay deegaanka Seemaal ee u dhexeeya Baki iyo Gabiley ay Ciidanka Bilaysku weerareen Maxaabiista deegaankaasi laga soo qabtay, waxaanu ku baaqay in guddi baadhisa oo qaran [...]
MUDAHARAD KA DHACAYBARIGA BOORAMA OO LAGAG SOO HORJEEDO DAD XUKUMADDA SIILAANYO XIDHXIDHATAY
UDUB oo Dooratay Jamaal Cali Xuseen in uu noqdo Musharraxa M/waynenimo ee soo Socda iyo Garab UDUB ah oo diidan
Kal fadhi ay xubnaha golaha dhexe ee UDUB ku yeesheen magaalada Hargeysa, ayaa doortay musharraxa Jamaal Cali Xuseen in uu u taagan yahay doorashada Madaxweynaha UDUB.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka digay shirka Degmada Taleex uga socda beelaha Gobolka Sool
Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa shirka beelaha gobolka Sool uga socda magaaladdda Taleex sheegay inay siyaasiyiin danno gaar ah wataan kusoo dhex-dhuunteen, isla markaana ay doonayaan in ujeedada shirka ay bedelaan.
Dabley Koonfurta Degmada Gaalkacyo ku afduubatay Wasiirka Waxbarashada ee Maamulka Galmudug
Kooxo hubeysan ayaa maanta oo Talaado ah ku afduubay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wasiirkii waxbarshada ee maamulka Galmudug, Burhaan Warsame Cigaal.
Maamulka Gobolka Banaadir oo Ciidamada Waddooyinka Muqdisho ku wareejiyay qalab lagu hago gaadiidka
Maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada waddooyinka ama taraafikada qalab lagu hago gaadiidka, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay inay tani qayb ka tahay dib u soo celinta sharciyada waddooyinka.
Cali Waran-cadde oo sharci daro ku Tilmaamay lacag adag oo lagu xidhay Musharaxiinta Madaxweynaha ee Xisbigooda, eedana u jeediyay Axmed Yuusuf Yaasiin
Guddoomiyaha Xafiiska Siyaasada ee Xisbiga UDUB kana mid ah Siyaasiyiinta Xisbigaasi ee u tartamaya jagada Musharaxiinta Madaxweynaha ee xisbigaasi Cali Maxamed waran-cadde oo galabta Shir-jaar’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbigiisa inaanu dhex u ahayn musharixiinta u tartamaya murashaxa Xisbiga ee shanta sanadood ee soo socda, sharci darona [...]
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka hadlay howlaha horyaalla Dowladda KMG ah ee Soomaaliya sannadka 2012
Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay howlaha horyaalla dowladda KMG Soomaaliya sannadkan cusub ee 2012, isagoo dalbaday in cunno-qabteynta hubka laga qaado Soomaaliya si loo dhiso ciidamada.
Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay oo ugu boorriyay Madaxda DKMG ah inay meel-mariyaan Roadmap-ka
Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa ku boorriyay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya inay ku meel-mariyaan qorshaha Roadmap-ka muddada yar ee ka harsan xilliga KMG ah ah.
Xildhibaannada Baarlamaanka oo markii saddexaad ku dagaalamay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee kala jaban ayaa wuxuu marki saddexaad maanta ku dhexmaray xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay sheegeen inay kulan ku yeelanayaan xubnihii horay xilka uga qaaday Shariif Xasan.
Dhaawac soo gaadhay Boorama iyo Qaar kale oo Hargaysa la geeyay, Maxaase sababay dagaalka ?
Sadex dhaawac ayaa caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Boorama, dhaawacan ayaa dadkii deegaanka ka soo qaaday sheegeen in uu sababay ka dib markii maleeshiyada gabilay ay dhaceen xooolo dhaqato ka soo hayaamay Abaaraha degmada Lughaya oo degen deeganada Hadhlay, Buqdhada iyo Gorayo ku dhalka oo ka tirsan degmada Gabilay siiba deeganada soo xiga degmada Baki [...]
Daawo Muuqaalada Rug Ganacsi Oo Haweenka Oo Qudha U Gaara Oo Xalay La Dabaal Degtay Sanadka Cusub 2012 Magaalada Boorama
Iyada oo xalay ahayd habeen dadwayne fara badan sugayeen soo dhawaynta sanadka Cusub ayaa waxaa xusid mudan in xalay magaalada Boorama laga furay mehered cusub oo casriya laguna magacaabo City Sisters Shoping Centre oo lagu iibin doono wax ala wax ay haween isku qurxiyaan oo dhamaantood ah kuwo casriya oo laga keenay wadanka Dibadiisa.
Wafti uu hogaaminayo xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD oo kulan la yeeshay Baarlamanka Somaliland
Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Inj. Maxbuub Macallin ayaa maanta kulan la yeeshay labadda guddi joogto ee wakiiladda iyo guurtida Somaliland, wuxuuna u jeediyay khudbad uu kaga hadlayo hawlo kala duwan oo IGAD ka fulisay Somaliland iyo sannadkan qorshayaasha ay wadaqaban doonaan Somaliland iyo IGAD oo uu xusay inay dhinacyo badan iska kaashan doonaan.
Hay’ad Turkish ah oo Muqdisho ka furtay Iskuul caruurta Soomaaliyeed lagu barayo xisaabta iyo luuqadaha Carabiga iyo Turkiga
Hay’adda Kimse Yok Mu oo ka mid ah hay’adaha gargaarka Turkiga ee ka howlgalka Magaalada Muqdisho ayaa furtay iskuul caruurta Soomaaliyeed lagu barayo xisaabta iyo luuqadaha Carabiga iyo Turkiga.
Louis Michel oo sheegay in faragelinta shisheeye ee lagu hayo Soomaaliya ay kasii dari karto xaaladda jirta
Mudane Louis Michel oo ahaa u qaybsanihii arrimaha dibadda ee ururka Midowga Yurub – haddana ah mudane ka tirsan aqalka baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ka digay faragelinta caalamiga ah ee lagu hayo Soomaaliya, isagoo sheegay inay kasii dari karaan xaaladda hadda jirta.
Hambalyo Ku Socota Akhristayaasha Idhanka (Sanadka Cusub 2012)
Dhamaan Hawlwadeenadda Shabakadda caalamigga ee Idhanka waxay halkan idiinka soo gudbinayaan hambalyo Ku beegan sanadakan cusub 2011 .
Waxaanan idin leenahay sanad qayr qaba, Ilaahay ha inooga dhigo , kiisa kalena khayr ha inagu gaadhssiyo. Aamiin.
Bahda Idhanka.
Eng:Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Dhuumasho Ah Ku Soo Galay Magaalada Boorama Iyo U jeedada Safarkooda Oo Ay
Waxaa maanta magaalada Boorama Soo gaadhay wafti balaadhan oo uu horkacayay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe, waxaana ku wehelinayay safarkiisa Xubno sarsare oo ka tirsanaa mudo dheer ururka Ucid oo ay ka mid ahaayeen Mudane:C/fataax Sayid Axmed Iyo Fawsi Xaaji Yuusuf.
Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Lagu Beegsaday Wasiirka Maaliyada Puntiland Iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari
Waxaa maanta magaalada Boosaaso qarax lagula beegsaday Wasiirka maaliyadda ee Puntland Faarax Cali Shire iyo Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Gallan.
Ciidamadda Somaliland oo hawlgalo ay ku joojinayaan Xaalufinta Dhirta ka bilaabay gobolka Sanaag ee Somaliland
Ciidamada Milatariga gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa hawlgalo ay ku joojinayeen dhuxusha dibada loo dhoofiyo ka bilaabay gobolka Sanaag.
Cutubyo ka tirsan ciidamada ka hawlgala Degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo hawlgalkan fulinayey ayaa soo qabtay agabkii iyo meelihii ay ku aasi jireen dhuxusha, waxaanay sheegeen in xaalufinta dhirta iyo deegaanka aanay cidna u ogolaanayn, isla [...]
Soomaalida ku nool Minnosota ee dalka Mareykanka oo dhigay dibadbax ay kaga cabanayaan joojinta Xawaaladaha
Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa dhigay bannaanbax ay uga cabanayaan joojinta xawaaladaha Soomaalida, iyagoo sheegay inay tani sababi karo dhibaato bani’aadamimo oo ka dhacda gudaha dalka Soomaaliya
Ciidammo Itoobiyaan ah iyo kuwo taabacsan Dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula wareegay Degmada Baldweyne
Ciidammo kala taabacsan maamulka Dooxada Shabeelle iyo kuwa Ahlusunna oo labadaba gacan-saar la leh dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo garabsanaya ciidammo Itoobiya ah ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wasiirka Dib-u dejinta Somaliland Oo Sheegay In Dadka Danyarta Ah Ee Dalka Ku Sugan Iyo Kuwa Ay Abaaruhu Deegaanadooda Ka Baro-kiciyeen Ay Yihiin Baro-kacayaal
Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay bilaabayso qorshe ay ku diiwaangalinayso muwaadiniinta aan hoyga lahayn ee gobolada iyo degmooyinka dalka ku kala filiqsan.
Taliyaha cusub ee Qaybta Booliska gobolka Sool ee Somaliland oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee gobolkaasi
Badhasaabka gobolka Sool, ayaa xilkii u kala wareejiey labadda Taliye ee Qaybta Booliska ee magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana si rasmiya xilkii ula wareegay taliyaha cusub.
Maydadka dhallinyaro Soomaliyeed oo lagu hayo dalka Sucuudi Carabiya oo qaar ka mid ah la aqoonsaday
Maydadka 40-qof oo Soomaali ah oo ay qaarkood toogteen ciidamada ilaalada xuduudaha ee Saudi Arabia ayaa ku jira qaboojiyeyaal yaalla gobollada koonfureed ee dalkaas, iyadoo shan ka mid ah maydadka la helay aqoonsiyadooda iyo magacyadooda.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay
Wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay.




Posted in






