Archive for the ‘News’ Category

Dagaal culus oo xalay Muqdisho ku dhexmaray ciidamada Dowladda KMG ah iyo Xoogagga Xarakada Al-shabaab

Ugu yaraan saddex qof oo ka mid ah ciidamadii dagaalamay ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay ku dhexmaray ciidamada DKMG ah iyo xoogagga Al-shabaab inta u dhexeysa Sar-kuusta iyo taliskii ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo Koonfur kaga beegan Koonfurta Muqdisho.

MANKATO, MN: Somali High School Student wins Pathfinder Awards

By Robb Murray
Free Press Staff Writer

Zeynab Omar, Winner of Annual Pathfinder AwardMANKATO —  An advocate for the disabled, a progressive company and a high school student from Somalia are this year’s recipients of the annual Pathfinder Awards.

Mental Health Awareness in Somalia

Prolonged conflict and instability have largely impacted
the mental and psychological well-being of its people. One in three Somali’s have been affected by some kind of mental illness, a prevalence which is higher here than in other low-income and war-torn countries.

Many Somalis with mental illness are socially isolated and vulnerable. The mentally ill are generally chained or [...]

Hambalyo Ku socota Musharaxa Xisbiga Udub Jamaal Ali Hussein By Abdikarim Haji Ibrahim Nuur

SCW Waxaab halkan Uga soo hambalyeynayaa Mudane  Jamaal Cali Xuseen Oo sawirkiisuna hoos ka muuqda isaga oo la hadlayaa dadweynaha uu taageeradda ka haysto.Markaa Jamaal waxa weeyi nin aan in badan soo aqaanay ahna shakgsi ku sifoobay Karti, Daacadnimo, Dadnimo , Maskax furnaan ahna  Aqoonyahanka ka  soo shaqeeyey wadamo badan oo dibadda ah  .
Waxaan hubaa [...]

Wa Maxay Ujeedadda Shirka Qaatumo(Taleex) Ee Beelaha Dhulbahante.Dhagayso Dr Cali Ciise Cabdi OO Ka Waramaya

UDUB Habar-Awal Malaha, Habar-Jeclo Malaha, Habar-Yoonis Malaha, Gada-buursi Malaha, Dhulbahante Malaha Mana Iibsami…”

UDUB Habar-Awal malaha, Habar-Jeclo malaha, Habar-Yoonis malaha, Gada-buursi malaha, Dhulbahante malaha mana iibsami…”
Wiilka ugu weyn Carruurta uu dhalay Madaxweynihii geeriyooday, Cali Maxamed X Ibraahin Cigaal
“Khilaafku waa wax iman kara, laakiin Madaxda Xisbiga ee garabbada kala noqday waxaan ugu baaqayaa inay iyagu isu yimaaddaan oo ka wada-tashadaan mustaqbalka Xisbiga iyo….” Cali Maxamed X Ibraahin Cigaal

Sheekha ugu sarreeya Al-Azhar oo sheegay inuu kulan dib u heshiisiin ah u qabanayo dhinacyada Soomaaliya

Sheekha ugu sarreeya Jaamacadda Al-Azhar ee dalka Masar, Dr. Sheekh Axmed Al-dayib ayaa sheegay inuu kulammo dib u heshiisiin ah u qabanayo dhinacyada isku haya siyaasadda dalka Soomaaliya.

Banaanbax lagu taageerayay shirkii Garowe oo Muqdisho ka dhacay (SAWIRRO)

Kumanaan ka mid ah haween Soomaaliyeed gobolka Banaadir ayaa maanta isugu soo baxay socod dheerna ku maray wadada u dhaxeysa Taaladii SYL iyo Xaawo taako kuwaasoo maamuus u sameynayay maalin ay ugu magac dareen  maalinta socdaalka saddexda kun ee haweenka Soomaaliyeed.

Maamulka Gobolka Banaadir ee DKMG ah oo soo bandhigay waxqabadkiisii sannadkii lasoo dhaafay ee 2011

Munaasabad lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG ah, iyadoo munaasabaddaas uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Shir uu wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland ku qabtay Dilla, oo wajiyo badan ugu kala muuqda dadka.Daawo Afartan Vedio

Qarammada Midoobay oo sheegtay in sannadkii hore 2011 lagu dilay dunida daafaheeda 35 shaqaalaheeda ka mid ah

Sannadkii hore 2011 waxaa lagu dilay 35 ruux oo shaqaalaha Qaramada Midoobay ka tirsan daafaha dunida, kuwaasoo isugu jiray 25 shibil ah, sagaal ciidamada nabad ilaalinta ah iyo la taliye milateri, ayaa lagu yiri warbixin ay soo saareen guddiga ammaanka shaqaalaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay.

Xisbiga UCID oo shirweynihiisii saddexaad qabsaday iyo ergooyin badan oo ka soo qaybgalay (SAWIRRO)

Xisbiga Cadaaladdda iyo Daryeelka Somaliland ee UCID, ayaa shirweynihiisii maanta ku qabsaday hotel Crown ee magaaladda Hargeysa.
Shirweynahan oo socon doona laba cisho ayaa waxa iskugu yimid Ergooyin badan oo ka kala yimid gobolada iyo dibadda, xubnaha dhexe ee xisbiga iyo guddida fulinta ee xisbigaasi, waxaana lagu dooran doonaa xubnaha guddida dhexe iyo fulinta, guddoomiyaha iyo [...]

Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Shariif Xasan oo Guddoomiye cusub doortay

Xildhibaannadii Xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed.
Xildhibaannada doortay Madoobe Nuunow Maxamed ayaa waxay ku shireen Xarunta Golaha Baarlamaanka, waxaaney xildhibaannada kulankaas ka soo xaadiray ay dhammaayeen 287 mudane.

Hayada Amoud Foundation Oo Kulan la Yeelatay Jaaliyada Soomaaliyed Ee Ku Dhaqan Magalada Minneapolis,(Daawo Video)

Koowaad

———————————————————————————————————————————————–
Labaad

Madaxwynihii Hore Ee Somaliland Rayaale Oo Mawqif Adag Ka Soo Saaray Is Qabqabsiga Burburka Soo Foodsaaray Xisbigiisii UDUB

Source-Boramaonline
 

Xidlhibaan Golaha Wakiilada Somaliland Ugu Jira Degaanka Dilla Oo Ka Digay In Cid Gaar Ah Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo Shaqaaqadii Danbana Ku Eedeeyay

Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay degaanka Dila ee gobolka Awdal ayaa sheegay in iska hor imaadkii doraad ka dhacay deegaanka Seemaal ee u dhexeeya Baki iyo Gabiley ay Ciidanka Bilaysku weerareen Maxaabiista deegaankaasi laga soo qabtay, waxaanu ku baaqay in guddi baadhisa oo qaran [...]

MUDAHARAD KA DHACAYBARIGA BOORAMA OO LAGAG SOO HORJEEDO DAD XUKUMADDA SIILAANYO XIDHXIDHATAY

UDUB oo Dooratay Jamaal Cali Xuseen in uu noqdo Musharraxa M/waynenimo ee soo Socda iyo Garab UDUB ah oo diidan

Kal fadhi ay xubnaha golaha dhexe ee UDUB ku yeesheen magaalada Hargeysa, ayaa doortay musharraxa Jamaal Cali Xuseen in uu u taagan yahay doorashada Madaxweynaha UDUB.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka digay shirka Degmada Taleex uga socda beelaha Gobolka Sool

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa shirka beelaha gobolka Sool uga socda magaaladdda Taleex sheegay inay siyaasiyiin danno gaar ah wataan kusoo dhex-dhuunteen, isla markaana ay doonayaan in ujeedada shirka ay bedelaan.

Dabley Koonfurta Degmada Gaalkacyo ku afduubatay Wasiirka Waxbarashada ee Maamulka Galmudug

Kooxo hubeysan ayaa maanta oo Talaado ah ku afduubay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wasiirkii waxbarshada ee maamulka Galmudug, Burhaan Warsame Cigaal.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ciidamada Waddooyinka Muqdisho ku wareejiyay qalab lagu hago gaadiidka

Maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada waddooyinka ama taraafikada qalab lagu hago gaadiidka, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay inay tani qayb ka tahay dib u soo celinta sharciyada waddooyinka.

Cali Waran-cadde oo sharci daro ku Tilmaamay lacag adag oo lagu xidhay Musharaxiinta Madaxweynaha ee Xisbigooda, eedana u jeediyay Axmed Yuusuf Yaasiin

Guddoomiyaha Xafiiska Siyaasada ee Xisbiga UDUB kana mid ah Siyaasiyiinta Xisbigaasi ee u tartamaya jagada Musharaxiinta Madaxweynaha ee xisbigaasi Cali Maxamed waran-cadde oo galabta Shir-jaar’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbigiisa inaanu dhex u ahayn musharixiinta u tartamaya murashaxa Xisbiga ee shanta sanadood ee soo socda, sharci darona [...]

Waftigga IGAD Oo Boorama Booqday Daawo

Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka hadlay howlaha horyaalla Dowladda KMG ah ee Soomaaliya sannadka 2012

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay howlaha horyaalla dowladda KMG Soomaaliya sannadkan cusub ee 2012, isagoo dalbaday in cunno-qabteynta hubka laga qaado Soomaaliya si loo dhiso ciidamada.

Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay oo ugu boorriyay Madaxda DKMG ah inay meel-mariyaan Roadmap-ka

Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa ku boorriyay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya inay ku meel-mariyaan qorshaha Roadmap-ka muddada yar ee ka harsan xilliga KMG ah ah.

Xildhibaannada Baarlamaanka oo markii saddexaad ku dagaalamay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee kala jaban ayaa wuxuu marki saddexaad maanta ku dhexmaray xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay sheegeen inay kulan ku yeelanayaan xubnihii horay xilka uga qaaday Shariif Xasan.

Dhaawac soo gaadhay Boorama iyo Qaar kale oo Hargaysa la geeyay, Maxaase sababay dagaalka ?

Sadex dhaawac ayaa caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Boorama, dhaawacan ayaa dadkii deegaanka ka soo qaaday sheegeen in uu sababay ka dib markii maleeshiyada gabilay ay dhaceen xooolo dhaqato ka soo hayaamay Abaaraha degmada Lughaya oo degen deeganada Hadhlay, Buqdhada iyo Gorayo ku dhalka oo ka tirsan degmada Gabilay siiba deeganada soo xiga degmada Baki [...]

Daawo Muuqaalada Rug Ganacsi Oo Haweenka Oo Qudha U Gaara Oo Xalay La Dabaal Degtay Sanadka Cusub 2012 Magaalada Boorama

Iyada oo xalay ahayd habeen dadwayne fara badan sugayeen soo dhawaynta sanadka Cusub ayaa waxaa xusid mudan in xalay magaalada Boorama laga furay mehered cusub oo casriya laguna magacaabo City Sisters Shoping Centre oo lagu iibin doono wax ala wax ay haween isku qurxiyaan oo dhamaantood ah kuwo casriya oo laga keenay wadanka Dibadiisa.

Wafti uu hogaaminayo xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD oo kulan la yeeshay Baarlamanka Somaliland

Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Inj. Maxbuub Macallin ayaa maanta kulan la yeeshay labadda guddi joogto ee wakiiladda iyo guurtida Somaliland, wuxuuna u jeediyay khudbad uu kaga hadlayo hawlo kala duwan oo IGAD ka fulisay Somaliland iyo sannadkan qorshayaasha ay wadaqaban doonaan Somaliland iyo IGAD oo uu xusay inay dhinacyo badan iska kaashan doonaan.

Hay’ad Turkish ah oo Muqdisho ka furtay Iskuul caruurta Soomaaliyeed lagu barayo xisaabta iyo luuqadaha Carabiga iyo Turkiga

Hay’adda Kimse Yok Mu oo ka mid ah hay’adaha gargaarka Turkiga ee ka howlgalka Magaalada Muqdisho ayaa furtay iskuul caruurta Soomaaliyeed lagu barayo xisaabta iyo luuqadaha Carabiga iyo Turkiga.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes