Archive for the ‘News’ Category

London Conference: Somalia needs sovereign and effective Governance

British Prime Minister David Cameron “Somalia is a failed state that directly threatens British Interest”  – photo: AP / Thierry Charlie
For the first time in 22 years, the leader of western donor country, the British Prime Minister David Cameron announced on November 14, 2011, the hosting of an International Conference on ‘Somalia’ not fiefdoms in [...]

Somali women to flex political muscle at MN caucuses

Party precinct caucuses can be puzzling to long-time political activists. They are democracy in action, yet some of the rules and procedures are confusing. So imagine what the process is like to people living here with a different cultural background, U.S. Somalis for example. Not many Somalis have participated in the caucus.

Dhakhtar xalay lagu dilay Gaalkacyo iyo Shil ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Degmadaas

Koonfurta degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay dhakhtar lagu magacaabi jiray C/risaaq Maxamed Kaynaan, iyadoo dilkiisa ay warar kala duwan kasoo baxayaan.

Dagaal Ciidamada Dowladda KMG, kuwa Kenya ku dhexmaray Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose

Ugu yaraan lix qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah ayaa ku dhintay dagaal xalay ku dhexmaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, ciidamada DKMG ah iyo kuwa Kenya oo dhinac ah iyo Al-shabaab oo dhinac kale ah.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in xukuumaddiisu ay la hadlayso Al-shabaab haddii ay hubka dhigaan

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho ku marayay dalalka Talyaaniga ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay inay la hadasho Xarakada Al-shabaab haddii ay hubka iska dhigaan.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland State

Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna caleemo saarayay madaxweynaha Maamulgoboleedka Jubbaland State, Ahmed Farah Du’ale ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Magaalada Rome kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti.

Odayaasha Buuhoodle Iyo Ergo Ka Socota Xukuumada Somaliland Oo Maanta Is-weydaarsaday Maxaabiistii Lagu Kala Qabsaday Dagaalkii Buuhoodle(Daawo)

Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle ayaa maanta sii daayey laba maxbuus oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland laguna qabtay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Buuhoodle ee Sooljoogto, Labadan maxbuus oo ahaa askar lagu qabtay dagaalka ayaa la sheegay in lagu bedeshey laba nin oo laga qabtay maleeshiyo beeleedka deegaanka Buuhoodle, kuwaasoo lagu soo kala wareejiyay deegaanka [...]

Somali History Haji Ibrahim Nour Jama

Waa Taariikhdii Xornimada Somaliyeed oo cod ,raali ka ahaada haddii mararka qaarkood codku kala go’go waayo cajal type ah baan dib uga qabanay.waxa waraysiga qaaday Mahamed Osman Dhiirane sanaddii 1982,waana waraysi ka hadlaya taariikhdii guud ahaan Somali-Weyn iyo gaar doorkii Xaaji Ibraahim Nuur oo ah ninkii Somaaliyeed ee saxeeyey xornimada Somaliyeed British Somaliland ahaana aasayaaashii xisbigaydii..
Waa taariikhdii [...]

Amoud Foundation would like to say thank you to Allah (SWT) and all of our generous donors and supporters for a successful 2011.

Amoud Foundation would like to say thank you to Allah (SWT) and all of our generous donors and supporters for a successful 2011. We look forward to another prosperous year.
We recently held a town hall meeting in Minneapolis, MN to show the community our response to the drought, and how the money they trusted to [...]

Urur Siyaasadeedka Wadani oo wadada Boorama iyo Gabiley isku xidhaysa ugu deeqay laba Kun oo Doollar

Urur Siyaasadeedka wadani ayaa deeq lacageed ku wareejiyay hay’ada horumarinta wadooyinka Gobolada Awdal/Salal ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano ASARDA.

Tartan loo qabtay la dagaalanka mukhaadaraadka iyo dhiirigalinta Dhallinyarada oo lagu soo Gabagabeeyay Hargeysa

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Mr. Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje), ayaa kooxda kubbada cagta ee Morni Milk guddoonsiyey koobka tartanka la-dagaalanka mukhadaraadka iyo dhiirigelinta dhallinyarada oo 03/12/2011 ilaa 30/12/211 ka socday garoonka Xawaadle ee magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Puntland oo Al-shabaab iyo Burcadbadeedda ku eedeeyay daganaasho la’aanta Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland, Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay sannadguuradii saddexaad ee kasoo wareegtay markii loo doortay xilka madaxweynimo ee Puntland ayaa sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin Xarakada Al-shabaab iyo Burcadbadeedda.

Dagaal ay ka qeybqaateen diyaaradaha dagaalka Kenya oo ka dhacay Gedo

Dagaal culus oo ay ka qeybqaateen diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa wuxuu galabta casir-liiqii ka dhacay deegaanka Lawiille ee gobolka Gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa wuxuu dhexmaray Ciidamada Dowladda Kenya iyo Xoogagga Al-Shabaab oo ku wada sugan deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo.

Ururka Dhalinyaradda Ee Dangarad ee Boorama oo taageeray Musharaxa Xisbigga Udub Jamaal Cali Xuseen

Urur Siyaasadeedka Wadani Oo Noqday Ururkii Ugu Horeeyay Oo Deeq Lacag Doolara Ugu Deeqay Ururka Wadooyinka ASARADA+SAWIRO

Urur Siyaasadeedka wadani ayaa maant deeq lacaga ku wareejiyay hay’ada horumarinta wadooyinka Gobolada Awdal/Salal ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano ASARADA.

Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo sheegtay inay marti-gelinayso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carbta ayaa sheegtay inay marti-gelinayso shir looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya iyo sidii xal loogu raadin lahaa, sida ay sheegeen Sabtidii saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalak Kenya.

Shirweynihii Beelaha Sool uga socday magaaladda Taleex oo furmay iyo Wasiiro Somaliland ka socda oo ku sugan Magaaladda Laascaanood

Shirweynaha beelaha gobolka Sool uga socda degmadda Taleex ayaa si habsami ah uga socda magaladaasi.
Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Isimo, cuqaal, qurbojoog, aqoonyahan iyo guud ahaan bulshoweynta degta goboladda Sool, Cayn iyo Sanaag, kuwaas oo ka arrinsanaya sidiii ay ugu midoobi lahaayeen aayahooga mustaqbal iyo sidiii loo horumarin lahaa deegaankooda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Magaalada Nairobi uga qaybgalaya shir looga hadlayo hirgelinta Roadmap-ka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Kenya halkaasoo ay uga qaybgalayaan shir looga hadlayo hirgelinta Roadmap-ka.

KDF: We have killed 700 militants

About 700 Al-Shabaab militants have been killed since the launch of Operation Linda Nchi.

Kenya Defence Forces spokesman Colonel Cyrus Oguna said many others have been injured in the operation which started three months ago.

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Boorama oo xilkii La Wareegay (Daawo)

Alberta Somali Community Center Refugee Education Project

 
CBC News report on the Alberta Somali Community Center’s project to educate hundreds of Somali refugees in a remote camp in Uganda.  The project aims to provide a better future for the children in the camp by providing adequate school supplies and highly qualified teachers as well as improving the infrastructure of the main school in [...]

Raysul Wasaare Gaas: “ Maamul Goboleed Waxaa Yeelan Kara Wax Ka Badan Laba Gobol”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka KMG ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa sheegay in aysan jirin wax maamul goboleed oo ay aqoonsan yihiin oo ka jira Gobolka Hiiraan, isla markaana Maamul goboleed ay yeelankaraan wax ka badan 2-gobol sida ku qoran buu yiri Axdiga KMG ee u dagsan dalka.

Soomaalida Mareykanka oo mar kale ka dibadbaxay xirnaashaha Xawaaladaha

 

Banaan baxaan oo ka dhacay iridda hore ee aqalka looga taliyo gobolka Minnesota, ayaa waxaa ka soo qeybgalay boqolaal Soomaali ah, oo ka gadoodsan xirnaashaha xawaaladaha Soomaalida, kuwaasi oo ahaa dariiqa ay u marin jireen dhaqaalaha ay u diraan eheladooda ku  sugan dalka iyo wadamada dariska ah.

Maxay Daarnayd Nuxurka Qudabadihii Maayorka Boorama Iyo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Xil-Wareegintii Maanta?

Xisbiga UCID oo Shirweynahoodii mar kale guddoomiye ugu doortay Inj. Faysal Cali Waraabe, soona saaray Talooyin

Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa soo gaba-gabeeyey shirweynihiisii saddexaad ee xisbigaasi, isla markaana mar kale u doorteen guddoomiyihii hore ee xisbigaasi Inj. Faysal Cali Waraabe.

Hay’ad Turkish ah oo heshiis kula gashay Dowladda KMG ah dayactir lagu sameynayo Iskuullada Soomaaliya

Hay’ad Diini ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa Jimcihii shalay la gashay Wasaaradda Waxbarashada DKMG ah heshiis lagu dayactirayo iskuullada ku yaalla Soomaaliya, si caruurta Soomaaliyeed ay wax ugu bartaan.

Burcadbadeed sii daaysay doonni ganacsi oo u rarnayd Ganacsato Soomaali ah oo ay afduubeen horraantii bishan

Burcadbadeeda Soomaaliyeed ayaa maanta sii-daayay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ay horraantii bishan ka faduubeen meel ku dhow dekedda Boosaaso, iyadoo kusii jeedda dalka Cummaan.

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo laba jeer oo isku xigta duqeeyay galabta deegaanka Kaan-yarey ee Gobolka Gedo

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gallinkii dambe ee maanta ay laba jeer oo isku xigta duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Kenya deegaanka Kaan-yarey ee gobolka Gedo oo ah deegaan buuraley ah.

Dhulgariir saaka aroortii ku dhuftay magaalada Boorama

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes