Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray dhismayaal dowladdu leedahay oo laga saaray dadkii rayidka ahaa ee deggenaa, isagoo sheegay in qorshaha dadka looga saarayo goobahaas ay tahay sidii ay hay’adaha dowladdu ugu shaqeyn lahaayeen.
Archive for the ‘News’ Category
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo kormeeray Dhismayaal ay Dowladdu lahayd oo laga saaray dadkii deggenaa
Nuqulo lacag cusub ah oo Somaliland soo Daabacatay iyo sida ay Dadweynuhu u Arkeen Lacagtaasi
Xukuumadda Somaliland ayaa dhowaan soo daabacatay nuqulo cusub oo lacagta Somaliland Shilling ah, kuwaas oo aan hore looga isticmaali jirin dalka.
Lacagtan cusub ee aan hore dalka looga isticmaali jirin ayaa kala ah nuquladda 5000 slsh iyo 1000 slsh oo isku dhagsan, taas oo fududaysay qaadashadda Lacagta, isla markaana lagaga maarmay lacagtii qalaad ee fudayd darteed [...]
Dareenka Cadhada Leh Ee Dadka Reer Boorama Kadib Dabkii Kaalinta Shidaalka
Madaxweyne Siilaanyo oo Labada Gole qado ugu sameeyay Hutelka Maan-soor iyo labada Gole oo beri fadhi wadajir ah ku Ansixin doona tagitaanka Shirka Ingiriiska
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa manta mudanayaasha labada Gole ee Wakiiladda iyo Guurtida ugu sameeyay kulan qado ah oo uu ugu bandhigay xukuumaddu xogaha ay ka hayso shirka Ingiriisku u qabanayo Somaliya inuu yahay mid ay ka madax banaan tahay Somaliland isla markaana ay ku taageeraan.
Mali iyo Ghana oo gaaray siddeed-dhammaadka
Xulka kubbadda cagta ee Ghana ayaa gaaray wareegga siddeed-dhammaadka ee tartanka xulalka Afrika, kaddib markii ay hal gool iyo hal gool iskula garab dhaceen xulka kubbadda cagta Guinea.
Goolka oo uu la hor maray xulka Ghana ayaa waxaa daqiiqaddii 28-aad ee qeybtii hore ee cayaarta u dhaliyay Agyemang-Badu, halka goolka barbarraha ee xulka Guinea uu u [...]
Madaxweyne Siilaanyo oo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland Beri kulan qado ah oo uu kaga Ansixinayo Shirka Ingiriiska ugu samaynaya Huteelka Maansoor
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa berry kulan qado ah ugu samaynaya Hutelka Maan-soor Xildhibaanada Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda kaasoo lagaga wadahadli doono taladii Qaran ee ay Xukuumaddu sheegtay inay Golayaasha kala yeelanayso tagitaanka Shirka Ingiriisku u qabanayo kooxaha Somaliya.
Shaxshaxda Iyo Soo Dhawaynta Xuska Munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban SCW Oo Xalay Iyo Saakaba Si Weyn Looga Dareemay Boorama
Waxaa magaalada Boorama xalay iyo saakaba si wayn looga xusay Munaasabada Maamuska Nabigeena Suuban ee Muxumad SCW taas oo ka dhacday goobo badan oo ay ka mid tahay Hotel Rays ee Magaalada Boorama.
Boorama::Daawo Sawirada Wacdarihii Xalay Naadiga Maskaxmaal Readers Club Iyo Soo Bandhigoodii Buug La Magac Baxay “Enjoy Your Life”
Waxaa xalay lagu soo bandhigay madasha akhiriska Maskaxmaal readers Club buul la magac baxay Xiisee Noloshaada afka qalaadna lagu yidhaahdo “Enjoy Your Life” Kaas oo uu soo jeedinayay Yaxye Yuusuf Cismaan oo ah dhalinyarada aqoonyahanada wax ka baratay Jaamacadda Camuud iminkana ka shaqeeya caasimada Hargaysa.
Unmanned aircraft crashes into Somalia refugee camp
By Defense Systems Staff
Saturday, February 04, 2012
An unmanned surveillance aircraft crashed Feb. 3 into a refugee camp in the Somali capital, reports the Associated Press.
Refugees and soldiers in Mogadishu’s Badbado camp say they watched the unmanned aerial vehicle (UAV), said to be the size of a small airplane, crash into one of the camp’s huts, [...]
Food aid: doing more harm than good in conflict-torn countries
Reuters AlertNet
Saturday, February 04, 2012
From Biafra in the 1960s to present-day Somalia, armed groups have seized it to feed their ranks and to buy weapons.
Sometimes it gets stolen from refugee camps or taken from aid convoys at checkpoints as a form of tax.
Milateriga Kenya oo sheegtay inay duqeyn diyaaradeed ku dileen 100 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab
Afhayeenka milateriga Kenya, Maj. Emannuel Chirchir ayaa sheegay in weerar ay Jimcihii shalay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee qummaatiga u kaca lagu dilay 100 dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.
Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo nin hubeysan uu ka geystay Magaalada Gaarisa ee dalka Kenya
Weerar uu nin hubeysani ku qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla degmada Gaarisa ee dalka Kenya ayaa sababtay dhimashada laba qof iyo dhaawaca laba kale oo dhammaatood rayid ahaa.
Wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay oo Maanta gaaray Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta mar kale soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo ay ku soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Baladweyne saraakiisha maamulka Dooxada Shabeelle iyo kuwa Itoobiya.
Minneapolis Somali youth talks jobs with President Obama
Hashim Yonis was born in Somalia. He and his family were forced to flee his native land and live in refugee camps in Ethiopia and Kenya because of a civil war when he was young. He eventually wound up in Minnesota, where he attended middle school, high school and college.
Education in Turkey important opportunity for Somali youth’
A group of 250 Somali students, who will be educated in Turkey under an initiative from the Directorate of Religious Affairs, arrived in Ankara on Thursday. (Photo: Today’s Zaman)
ALYSON NEEL , İSTANBUL
Friday, February 03, 2012
The Somali education minister said Thursday that Turkey’s offer to educate 400 Somali students is an important opportunity for the youth [...]
Xisbiga UDUB oo madaxweynaha Somaliland usoo jeediyey inuu ka qaybgalo shirka London
Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB oo la kulmay safiir ku xigeenka Ingiriiska ee fadhigiisu yahay magaaladda Addis-ababa ayaa xukuumadda Somaliland usoo jeediyey inay ka qabgasho shirka London ee arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo.
Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo ka hadlay Dagaalka Buuhoodle timaamayna in cida gardaran la qabto labada dhinac !
Xaabsade ma u eg yahay siyaasi dhex dhexaadin kara Maamulka Khaatumo iyo Maamulka Hargeysa
Maanta mar aan shabakadaha Internetka yara fiir fiirinayey ayaan isha ku dhuftay maqaal ku qornaa shabakadda Gebileynet.com, oo laga soo xigtay shabakadda dawan.com. Maqaalkaasi oo aad hoos ka akhrisan doontaan, ayaan jeclaystay in aan faallo kooban ka bixiyo siyaasadda fog ee siyaasiga Xaabsade ka dhex cayaarayo maamulka Hargeysa.
SOMALIA: Mortality rates among world’s highest in Somaliland
RIN
Friday, February 03, 2012
The self-declared Republic of Somaliland is grappling with high child and maternal mortality rates, malnutrition and inadequate medical personnel, health officials told IRIN.
“Somaliland has one of the worst maternal mortality ratios in the world, estimated to be between 10,443 and 14,004 per 100,000 live births,” said Ettie Higgins, head of the UN [...]
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Macluushii Soomaaliya ay dhammaatay balse ay weli Muuqato Khatar
Qaramada Midoobay ayaa warbixin ay soo saartay maanta oo Jimco ah ku sheegtay inay dhammaatay macluushii Soomaaliya, balse ay weli muuqdaan calaamado khatar ah oo sababi kara in xaaladdu ay xumaato.
Talyaaniga oo ka codsatay Ra’iisul Wasaaraha inuu gacan ka geysto sii daynta Markab looga haysto Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Mario Monti ayaa ka dalbaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed inuu gacan ka geysto sidii lagu sii-dayn lahaa markab Tayaaniga laga leeyahay iyo 18-shaqaale ah oo dushiisa saaran.
Taliyaha Milatariga Somaliland oo ka hadlay dagaalkii Buuhoodle ka dhacay iyo Shirkii beelaha Sool ee Taleex
Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland, Jen. Maxamed Xasan Jidhif ayaa Hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Milatariga Somaliland sanad guuradii 19-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidankaasi.
Dagaalyahannada Xarakada Al-shabaab oo isaga baxay Jaziiradda Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose
Wararka aynu ka heleyno Jaziiradda Kudhaa oo qiyaastii 180km dhanka koonfur galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi isaga baxeen xoogaga Alshabaab oo in mudo ah ka ariminyay.
Somali gov’t to establish national health standards institution
BusinessGhana
Thursday, February 02, 2012
Somalia’s Ministry of Health on Tuesday announced its plan to create the national health standards agency “to raise the standard of health and medicine in the country,” a statement said.
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo warqadihii Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirkeeda Britain ee Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka guddoomay dajiraha Britain ee Soomaaliya, Matt Baugh oo horay u ahaa ergayga Britain ee Soomaaliya warqadihii aqoonsiga ee danjirenimo.
Arday Waxbarasho ka helay Turkiga oo Muqdisho ka dhoofay iyo dhaawacyo lagu soo daweeyay Turkiga oo lasoo celiyay
Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkiga ayaa qaybteedii hore waxay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo isla maanta dib loogu soo celiyay Muqdisho qaar oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii bishii Oktoobar ka dhacay Muqdisho oo algu soo daweeyay Turkiga.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain oo Muqdisho booqday lana kulmay Madaxda DKMG ah ee Soomaaliya
Waxaa maanta Muqdisho booqday xoghayaha arrimada dibadda ee Britain, William Hague iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyadoo ay noqonayso booqashadii ugu horreysay oo uu mas’uul darajadan leh uu ku yimaado Muqdisho tan iyo sannadkii 1992-kii.
Diyaar-garowga Xuska Dhalashada Nebigeena Muxamed (SCW) oo Dalka Ka Socota
Xuska Munaasibada dhalashadii Nabigeeni Muxamed (SCW) ayaa ku beegan maalinta Sabtida oo bisha Rabiicul-awal tahay 12, islamarkaana waafaqsan 4 Bisha feberaury 2012,waxaana ka socda hawlo si weyn loogu diyaar garoobayo Somaliland iyo guud ahaan Dunida Islaamka.
3 Kooxood Oo Ka Socda Wasaarada X/Xoolaha Oo Maanta U Ambabaxay Sidii Ay U Soo Dawaynlahaayeen Xoolaha Badan Ee Gobalada Awdal Iyo Salal
Kadib abaarihii xooganaa ee soo mara dadka iyo xoolaha ku dhaqan deegaanada kala duwan ee gobalada Awdal iyo Salal ayaa waxaa markii ugu horaysay suurta gashay in loo diray 3 kooxood oo soo indhadheeya xoolaha ku dhaqan deegaankaasi islamarkaasina soo daawayn doona xoolaha ku sugan deegaanadaasi.




Posted in






