Archive for the ‘Meher Wacan’ Category

Hambalyo Meher Wacan:

Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxan Tahniyad hawada u mariney naa Liibaan Ismaaciil Mumin Aare iyo Umelkheyr Yusuf Muxumed Madar oo meherkoodu ka dhacey 22/09/2011 Hotel Rays, Boorama/Awdal Somaliland.,
Liibaan Ismaaciil Mumin Aare iyo Umelkheyr Yusuf Muxumed Madar
oo meherkoodu ka dhacey 22/09/2011 Hotel Rays, Boorama/Awdal Somaliland.
Ilaahey waxan uga baryeynaa labadii isku waara, ubad kheyr qabana [...]

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar

Dhamman Hawlwadeenada Shabakadda caalamiga ah ee Idhanku waxay halkan Tahniyad Meher ugaga soo gudbinayaan Boqor Jamaal Cumar kaahin Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar oo meherkoodu ka dhacay shalay magaalda madaxda Awdal ee Boorama , Somaliland.
Waxaan Jamaal oo ka mid ah hawlwadeenada Idhanka Ilaahay uga baryeynaa in uu  reerkii khayr ku unkama Allah ka yeelo, Ubad [...]

Hambalyo Meherka Boqorka C/risaaq Cali Cilmi(Jallo)Iyo Boqorada Sahra C/raxmaan Cige. Oo Meherkodo ka dhacay Magalada Borama

Dhamaan Dadkan Hoos Qoran waxa ay Hanbalyo Kal iyo Laab ah U dirayaan Boqorka:C/risaaq  Cali Cilmi Iyo Boqorada Sahra C/raxmaan Cige Oo Maanta uu Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama.

MEHER WACAN

MEHER WACAN
Dhamaan dadkan Magacyadoodu hoos ku qoran waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Arooska iyo Aroosada Boqorka iyo Boqorada Xidiga iyo Xidigta Mudanaha iyo Marwadiisa Waa.:

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes