?
Maxamed Xirsi Bahal, oo aan sharaf iyo qaddarin u hayo, ayaanan isaga maqaalkiisa waxba ka sheegeyn, sida uu hadalka u dhigayna waa si miisaaman oo ninka wax fahmi karaa uu garan karo, laakiin aan ahayn mid loo tiriyo in uu Ugaaska diiddan yahay.
Archive for the ‘MAQAAL’ Category
Dood: Maqaal jawaab ahaa oo aan ka akhriyey shabakadda harowo.com ayaan la yaabay
Kheyraadka Badeena ku jiraa Ku Filan Ummadeena Balse madaxdii JSL Ayaa Yidhi Ummada Haloo oodo Xeryo Qaxoonti Badu Anagaba Nama Kafeyso’e .
Kheyraadka Badeena ku jiraa Ku Filan Ummadeena Balse madaxdii JSL Ayaa Yidhi Ummada Haloo oodo Xeryo Qaxoonti Badu Anagaba Nama Kafeyso’e .
Waxaan salaamayaa ummada somaliyeed meel waloo ay joogto marka xigga waxaan Alleh ugga Baryayaa in uu naxariistiisa uu siiyo oo uu nabad uggu bedelo marxalka ay maanta ku sugan yiin.Amiin yaa Rabi.
Caqabadaha Hortaagan Cashuur Bixinta Somaliland By, Mohamed Ibrahim Yassin ( Olad
Maxay dadka Reer Somaliland cashuurta u bixin laay’iin? Waa maxay cilladaha hortaagan? Sideese looga gudbi karaa? Cashuurtuse waa maxay? Maxaa loo qaadaa, halkeese in lagu gufeeyo ay tahay? Sidee ayey dadka Soomaaliyeed cashuurtu ugu timid? Waa maxay raadka taariikheed ee ay maskaxdooda ku leedahay
Maxay dadka Reer Somaliland cashuurta u bixin laay’iin? Waa maxay cilladaha hortaagan? [...]
Halkiinaa Ku Gaardiya, Janaa Sidaa Lagu Galayaaye.
Marka hore Salaan sare, oo sogsoglay sinteediyo, buurta sow dusheediyo, saylac soo sararaheediyo, soo ragaa dilaadiyo laga keenay subulaha, oon saxar lahaynoo, laga reebay suul-daar.
Fariini waa qaan laakiin dhagihii Ilaahay waaniyaa waansan. waxaan idiin sidaa fariin, waxaana la ii soo faray sidan.
A moment with a chat addicted working class somali youth
A moment with a chat addicted Somali working class youth in the Horn
Chat is commonly used in all of East Africa and has both economic, social and personal impact on most Somalis but I want to share with the readers on how it takes the pernicious time of Somali youth in the Horn of Africa [...]
Daallo Airlines & Dahabshiil Deserve the Nobel Prize for Public Service! By Noah Arre
Having the Somali language written in Latin is, in my view, is a blessing in disguise. It is probably the noblest thing the Military Regime had realized during its decades long rule. And it is only as a result of that achievement that Somali websites today, mushroom across the globe in the worldwide web.
Shunning extremism on both sides By Bashir Goth
Shunning extremism on both sides
Burning the Quran, what burning! As President Obama rightly said this is just “a stunt” and without the limelight given to it by the sensation-seeking, globalized media that makes a mountain out of a molehill, Pastor Terry Jones would have remained an unknown pastor holed up in his equally unknown Dove [...]
Gormaad wax garataan?
Gormaad wax garataan?
Waxaan nagu maqal ah, sida saxaafadu faafisay, in Bishan September 4th, 2010 in niman isku magacaabay inay dan Gadabuursi wadaan ay yeesheen shir telefoonn iyagoo kale jooga dalal kala duwan iyo Boorama.
Awbarre High School: between today and yesterday –part II
Awbarre High School: between today and yesterday –part II
It was three years from now when I wrote an article on the deteriorating situation of awbarre high school. I reiterated that an immediate action was needed to strengthen the academic performance of the students that in a very critical situation.
Farriin Ku Socota Dadwaynaha Reer Awdal Iyo Salal
Scw/ halkan waxan doonayaa inaan kala hadlo dadka ku nool awdal iyo salal iyo dadka ka soo jeeda labadaa gobol ee dalka dibaddiisa ku nool.
gaarahaan dadka ummadda wixii fiican gaadhsiini kara sida saxaafadda iyo culimada diinta, ,salaadiinta, iyo weliba odayaasha dhaqanka,
haddaan u soo laabto murtida hadalkaygan, doorasho ayaa ka dhici doonta somaliland haddii rabbi yidhaahdo, [...]
A Response to Farid Adam on Somaliland Companies and Taxes – By Ahmed Kheyre
I must say I was pleasantly surprised to read Mr. Farim Adam’s article regarding my articles on why Somaliland ’s major companies refuse to pay their fair share of taxes. Mr. Adam has spent a great deal of time trying to find out my true identity, why? My name is Ahmed Kheyre. Is that not [...]
MAQAAL KU SAABSAN CIIDANKA QARSOON(QURAANJADDA)
Hannaanka ay dhisaan maamullada Imbraadoriyaduhu, waxay yihiin kuwo ku caan baxay xoog iyo itaal. Urursanaanta ciidameed ayaa maamulladaas waxay siisaa sumcad uu xushmad kaga helo dadyowga kula dhaqan caalamka. Caadada ay maamulladaas ka mideysan yihiin waxaa kamid ah, in ay adeegsadaan ciidamo aanan dadkooda ahayn iyo dhaqaale aanan kiisa ahayn.
Miyay Adag Tahay Helitaanka Nin Kuu Qalma
Haddaba, si aan arrintaan jawaab ugu helno bal arrimahaan aan fiirino. Tirakoobkii 2001, waxa lagu mujiyay in Soomalida ku dhaqan qurbaha in 46% rag yihiin halka 54% dumar yihiin. Baadhitaan badan oo lagu sameeyay,hadana sanadkii 2007waxaa lagu qiyaasay ragga Soomaliyeed in yihiin 38% halka dumarkana ka noqdeen 62%. Taa marka lagu daro raaga qayila [...]
Ayaa Ka Mas’uul Ah Guumaysimada (Gash-aanti-Gabowga) Gabdhaha Soomaaliyeed? By Ilyas Ahmed
Marka hore waxaan salaamayaa bahda Lughayanews iyo idhanka.com, marlabaad waxaan aad ula dhacay qoraal ay gabadh soomaalieed kusoo qortay bogga idhanka, Waxaan rabaa inaan wax ka idhaahdo aragtidayda ku wajahan arintan.
Guddiga Dabagalka Sharmoc Oo Cambaareeyey Xasuuqii Masjidka Muqdisho Kana Digay Falcelinta Falkaas Argagaxa Leh
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC)
Ref: Sharmoc2211009
Date:01 May 1 2010
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaaliyeed (Sharmoc) waxa uu Cambaareynayaa wax laga xumaadana ku tilmaamayaa Falkii Argagixiska ahaa ee ka dhacay Masjidka Daawada ee Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho, iyadoo falkaasi yahay mid kamid ah Xasuuqii soomara Shacabka Soomaaliyeed.
MACALINKII 1-AAD (MAQAAL)
Tukuhu waa xayawaankaas madow oo kamid ah haadda buubta ee codka qallafsan ka yeero. Nolosha aadamiga oo bilow ah ayaa Eebe inoo adeejiyay Tukaha si uu u buuxiyo kaalin macallinimo tii ugu horeysay. Markaasi waxay ahayd markii ay ilmo Aadam is laayeen oo Qaabiil uu gardarro ku dilay walaalkiis Haabiil. Nolosha oo cusbeyd iyo khibrad [...]




Posted in






