Archive for the ‘Mahadnaq iyo duco’ Category

Mahadnaq iyo duco

Mahadnaq iyo duco
Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii nagula wadaagay baroordiiqda iyo dareenka walaalnimo.
Walaalnimo mudan xusuus waarta ayaan u haynaa dhammaantiinba intiinii tilifoonada nagula soo hadlay, emailada noo soo diray, ama goobaha Internetka naga [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes