Archive for the ‘Magacyadda Ardeydii Reer Borama Ee 1960kii’ Category

Magacyadda Ardeydii Reer Borama Ee 1960kii Wax ku Baran Jirey Dugsigii Hoose Dhexe Ee Dhayga, Macalinkoodii Walter Stewart Oo Muddo 48 Sanno ka dib Borama Ku Soo Laabtey iyo Taariikh Nololeedkii Prof Mohamed Sh. Abdilahi Hoori + Sawiro.

Prof.Mahamed Sheikh Abdilaahi Hoori waxa uu ku dhashay Magalada Wajaale 1940yadiii  waxa uu waxbarashadiisii malcaamada Quranka ka bilaabay magalada Borama sanadkii 1944ki wakhtigaas oo uu ahaa 4jir, waxaana uu dugsigii hoose dhexe uu ku soo qadatay dugsigii la odhan jiray dhayga oo loo yaqan hada Al-aqsa School 1954-1963 mahamed sheikh abdilaahi hoori  markii uu dhamaystay dugsiga [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes