Nin deeqba haweenle baan ahay
Haddana dafiraaya baan ahay
Dabeecado jaanle baan ahay
***
Archive for the ‘MAANSO’ Category
Haweenka Soomaaliyeed Waa Dheemanka Dalku U Aayey By Bashir Goth
Posted by Idhanka on December 10th, 2010
Bismillaahi Noo Diran: Bashir Sh. Omar Goth
Posted by Idhanka on September 3rd, 2010
Bismillaahi Noo Diran: Bashir Sh. Omar Goth
Sept.03 – (Idhanka-)-Maansadan waxa waxa aan curiyay bishii February 18 keedii 1985. Xilligaas waxa aan si xoogle u akhriyi jirey falsafadda reer galbeedka gaar ahaan hal doorkooda ay ka midka yihiin Friedrich Nietzsche and Jean Paul Sartre iyo kuwa kale oo ahaa raggii hormuudka u ahaa aragtida loo [...]




Posted in






