Archive for the ‘Ilaahay Hortii Ku Caawi’ Category

Shir Ururka Dugsi Ku Yeeshay Caasimadda Dalka Holland, oo Lagaga hadlay dhibaatada Haysata dadka xiskoodu dhiman yahay Ee Somaliland

Waxa  Amsterdam shir ku yeeshay ururka Dugsi (22/1/2011 maalintii sabtida).  Shirka waxa  ka soo qaybgalay xubnaha maamulka ururka iyo qaar ka mid ah xubnaha ururka ee magaalooyinka. Halkaa waxa ka hadlay guddoomiyaha ururka Dugsi  muj. Maxamed Cilmi Samatar oo ka warramay hawlaha ururka Dugsi ku jiro. Waxa kale oo uu ka warramay tallaabooyinka loo baahanyahay in la [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes