Archive for the ‘HAMBALYO’ Category

Hambalyo Dhalasho: Cabdikarim Sh.C/raxmaan Aw-gamboole iyo Ayaan Muumin Axmed oo ay Gabadhi ugu Dhalatay Ottawa Wadanka Canada

Dhamaanba Bahda Shabakadda Idhanku waxay tahniyad dhalasho u dirayaan  Cabdikariim Sh.C/raxmaan Aw Gamboole iyo Ayaan Muumin Axmed oo gabadhi ugu dhalatay Ottawa wadanka CANADA ,28/02/2010 , Gabadhan oo loo baxshay AMAAL.Ilaahayna waxay uga baryayaan in ay noqoto gabadhii diinteeda, dadkeedda iyo dalkeedaba anfacda .Aamiin.

HABMALYO DHALASHO

DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO DHAMAAN REER XAAJI IBRAAHIM NOOR OO HOOS KU QORANI  WAXAY HAMBALYO DHALASHO U DIRAYAAN WALAALKOOD MUSTAFE XAAJI IBRAAHIM NUUR IYO XAASKIISA IFRAAX XARIIR DAAHIR OO GABADHI UGU DHALATAY SHALAY MAGAAL MADAXDA , SOMALILAND , HARGEISA .GABADHAAS OO LOO BIXIYEY SUHUUR . WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA IN UU KA DHIGU GABADHII [...]

Hambalyo Meher

Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Cumar Macalin Abubakar   iyo  Boqorada  Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala

Hambalyo Aroos: Boqorka Bashiir Cabdi Ducaale Iyo Boqorada: Amaal Mahdi Muxumed

Dhamaan dadka hoos ku qoran Waxaan si wada jir ah ugu hambalyaynaynaa Boqorka: Bashiir  Cabdi Ducaale Iyo Boqorada: Amaal Mahdi Muxumed oo Arooskoodu kadhacay magaalada hargaysa tariikhdu markay ahayd  5/11/2009.

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

Shiine Cilmi Kaahin, Cali Jamac Maxmaed , Xasan Ciise,C/waasac Maxamed Ismaaciil( Afdiinle),C/casiis Maxamed Xaashi,Yuusuf Maxamed Xoore,Cumar Maxamed Jaambiir,Ismaaciil Ibraahim Aadan(Ismaacil- Galbeedi),Maxamed Kheyrdoon Xasan,Axmed Cumar Toosh,Xasan Suldaan C/laahi ,Faysal Bare Kabeyle,C/raxmaan Nuux(hiiraan),Siciid Xuseen Yuusuf,Cali Jaamac Maxamed,Mukhtaar Axmed Jaamac,C/risaaq Fiiq iyo Dhamaan Shaqaalaha SALALNEWS meel Kastooy Joogan Dacalada Adduunka.
 

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes