Archive for the ‘HAMBALYO’ Category

Hambalyo Dhalasho

 
Dhamaan Hawlwadeenadda shabakadda caalamigga ee Idhanku Waxa An Hanbalyo Dhalasho Oo Farax Le u Diraynaa Abdikariim Sh Abdirahman Aw Gamboole Iyo Ayaan Muumin Ahmed Oo Wiil Ugu Dhashay Habeen Kii Sabtida Ahaa 14 April 2012 Magalda Ottawa Civic Hospital

HambalyoTafatiraha BoramaNewsNetwork Boqor Mustafe Muxumed Diiriye Iyo Boqorad Saynab Maxamed Cabdilaahi Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Boorama

Hooyo Khadiija Faarax Warfaa
Sacaada Suge Taraar
Ibrahim Suge Taraar Iyo Xaaskiisa

Hambalyo Aroos

Waxaanu hambalyo iyo bogaadin aad u sareysa u direynaa lamaanaha is calmadey ee kala ah, Hassan Hussien Jirde & Ayan Ahmed Abokor, oo dhawaan ku Aqal galey cariga Ingiriiska. Magacyada dadka kala diraya hambalyadan qaaliga ah waxa ka mid ah;

Hambalyo Hambalyo Meher Wacan

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan sxb-kood Boqorka maanta Jamal Cumar Kahin iyo Boqorada maanta Asma C/Fatah Cumar oo meher koodu kadhacay Arbacadii wiigii hore waa maalintii labaad ee Ciida Masjid Jaamac (Qadiim) Borama Awdal, waxaanay leeyihiin  ”labadii hodmee hoy wadagalee hoodale noqdoo hoodale noqdoo hiba iyo ducaba naga [...]

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar

Dhamaan reer Xaaji Ibrahim Nuur Jamac oo kala jooga, Somaliland, U.S.A  Iyo Canada Waxay Tahniyad kal iyo laab ah hawada u soo marinayaan Walaalkood  Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar oo todobaatkan meherkoodu ka dhacay magaaladda Boorama ee Caasimadda gobolka Awdal, Somaliland.
Ilaahayna waxay uga baryayaan reerka cusub in uu ka dhigo reerkii [...]

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar

Anigoo ku hadalaya dhamaan magaca reer Musse Waabari xaasaskooda  iyo caruurtoodaba    waxaan halkan kabalyo  uga diraaya Boqor jaamal cumar kaahin iyo Boqoradiisa asma cabdi  oo aroos koogu kadhacay Bagaalada Borama 01/09/2011.
waxaan leehay noqday ku  wii isku  waaran Aamiin>
Mohamed muse.

Hambalyo Caruus

DHAMAAN DADKAN MAGACYADOODU HOOS KU QORAN YIHIIN WAXAY HAMBALYO KAL IYO LAAB AH U DIRAYAAN;CARUUSKA ,MUSTAFE ISMAIL HIRSI  IYO  CARUUSADA,IDIL IBRAHIN CABSIYE.

TAHNIYAD AROOS OO KU SOCOTA BOQRADDA MUNA MAXAMED XASAN DIRIR IYO BOQOKEEDDA DALMAR XUSEEN SAALAX

ANAGGA  OO AH REER XAAJI IBRAHIM NUUR  OO KALA JOOGA MARAYKAN , CANADA IYO SOMALILAND WAXAAN HALKAN TAHNIYAD AROOS HALKAN UGAGA SOO GUDBINYANAA HOOYO FAAISA XASAN QALAINLEH IYO AABO DR MAXAMED XASAN DIRIR OO   INAANTOODDA BOQORAD MUNA  MAXAMED XASAN IYO BOQOR DALMAR XUSEEN SAALAX OO TODDOBAADKAN KU AQAL GALAY CARIGGA INGRIISKA MAGAALO MADAXDIISA LONDON.

Aqoonyahanka iyo Qurba jooga North Amerika ee Reer Nuur oo taageersan Hambalyana u diraya Nabada ay gaadheen Beelaha Degaanada Dilla iyo Gabiley

Idhanka(Ottawa) 09 Jan. 11–Waxaan marka hore u mahad celinaynaa illaahay, mar labaadna xukuumadda Somaliland M/waynaheeda M udane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo M/wayne ku xigeenka mudane Cabdiraxman C/laahi Ismaaciil (Saylici).iyo Waliba Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Anigoo  ku hadlaya dhamaan magaca ilma Cabdi Xaaji Cali iyo waliba Hooyadayo Safiya Caynaan Geele waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa walaalkayo Mustafe cabdi X cali oo habeenkii sanadka cusub soo galayay wiil ugu dhashay magaalada Ottawa, ee dalka Canada.  Waxaan leenay hanoqdo kii soo barbaara ee dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfaca

M/weyne Ku Xigeenka Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shacbiga Somaliland

r

Hargeysa (Awdalpress -Idhanka)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan shucuubta islaamka oo uu ugu hambalyeeyay curashada sannadka cusub ee Islaamka ee 1432.

HAMBALYO KU BEEGAN SANDKAN CUSUB EE ISLAAMKA 1432

 DHAMAAN HAWLWADEENADDA  SHABAKADDA IDHANKA WAXAY HALKAN HAMBALYO KU BEEGAN SANDKAN CUSUB EE ISLAAMKA AH UGAGA SOO DIRAYAAN DHAMAAN 
UMADDA SOOMAALIYEED IYO MUSLIMIINTA DHAMAANTOOD MEEL WALBA OO KA JOOGAAN ADDUUNKA 

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

Dhamaan Dadka  hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Cabdiqaadir Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole Iyo Xaliimo Sabriye oo labo wiil oo  Maanto ah ugu dhasheen  Magalaada Hoon ee Dalka Liibiya waxa loo bixiyay Mataanhaas  Mohammed iyo Muhanad Waxaanay  Eebe weyne uga baryayaan in ay noqdaan kuwii Waalidkooda,  dalkooda  iyo diintooba anfaca , amin [...]

CIID MUBARAK

DHAMAAN HAWLWADENADA SHABAKADA IDHANKA.COM  IYO MAAMULKEEDDU WAXAY HALKAN UMMADA MUSLIMKA AHA DHAMAAN HALKAN UG DIRAYAAN HAMALYO KU
BEEGAN   CIIDAN  BARAKAYSAN .WAXAAN IDIN LEENAHAY KU CIIDDA CIID SAN  , ILAAHA  MACBUUDKA AHNA  WAXAAN KA RAJAYANAYAAN IN UU SANADKAA SANADKIISA
KHAYR INAGU GAADHSIIYO UUNA INAGA DHIGO KUWII CAMALKOODDII BISHA RAMDAAN LAGA AQBALLAY. AAMIIN……..AAMIIN.
MAAMULKA SHABAKDDA IDHANKA.
CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR
OTTAWA, [...]

Hambalyo Aroos oo Ku socota Hasan Mahamed Tani & Naciima Mahamed Togane.

Hambalyo-It gives all of us immense pleasure to convey our best wishes on the auspicious occasion of the wedding of our elder son, Hassan Mohamed Tani with Niciima Mohamed Togane on Monday, the 24th July 2010 in Toronto Canada. May God bless them and grant a long and happy wedded life to the young couple.
Waxa [...]

HAMBALYO MEHER KA DHACAY S/LAND CAASIMADA HARGAYSA??

Hambalyo meher ka dhacay caasimada S/land ee hargaysa waxaan leenahay gacal iyo sokeeyaba meherkiina lagu farax
Aqal galkiinana kii lagu nasto illaahayna idiinka dhigo guri khayraad oo ubad khayr qaba idin kala siiyo

Hambalyo Meher oo Ku Socota Boqorad Iman Mohamed Mousa Iyo Boqor Warsame Ali Warsame

 Waxa halkan Hambalyo Meher Uga diraynaa haddaana nahay Shabakadda idhanka.com iyo hawlwadeenadeedda 
Boqorad Iman iyo boqor Warsame  oo Meherkooddu ka dhacay toddobadkii ina soo dhaafay  Magaaladda Ottawa,ee caasimadda dalka Canada.
Ilaahyna waxaan uga baryaynaa in uu ka yeelo reerkii khayr ku waara ubad khayr qabana kala hela ee laguna dego.Aaamiin.
Meher wanaagsan ayaan idin leenahay.
Aamiin
Maamulka Shabakadda Idhanka.com

Cumar Cige Geele oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Awdal oo baah tahniyada u diraya Madaxda Cusub ee Somaliland

Borama(Idhanka) waxaa in dhawaalaba soo gaadhay shabakadan caaliga ah baaqyada tahniyada ah ee loo dirayo Madaxwaynaha Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxwayne ku xigeenka Eng:C/raxmaan C/laahi Ismail(Saylici), oo ay u dirayaan, dhamaan bulshada Reer Awdal/Salal, aqoonyahankeeda, waxgaradkeeda, culumadeeda, ganacsatada iyo bulshada inteeda kale.

HABALYO K SOCOTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA CUSUB EE SOMALILAND MUDANE CABDIRAXMAN SAYLICI

ANIGGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA KA REERKAYGA IYO SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDAÉ WAXAAN HALKAN HAMALYUO KUU SOO DIRAYAA XILKA LAGUU DOORTAY.

JALIYADDA SOMALILAND EE CHICAGO(USA) OO DIRAYSA HANBALYO

KU: MADAXWAYNAHA CUSUB EE JAMHURIYADA SOMALILAND,MUDANE AHMED MOHAMED MOHAMUD (SIILANYO) IYO KU XIGEENKIISA,MUDANE C/RAHMAN C/LAHI ISMACIIL (SAYLICI).
 
KU: MADAXWANIHII HORE EE JAMHURIYADA SOMALILAND ,MUDANE DAHIR RAYALE KAHIN IYO KU XIGEENKIISII,MUDANE AHMED YUSUF YASIN.
 
KU: GUDOOMIYAHA XUSBIGA MUCAARIDKA EE UCID,MUDANE FAYSAL CALI WARAABE IYO KU XIGEENKIISA,MUDANE MOHAMED RASHIID SH.HASSAN.
 
KU: COMMISSIONKA QARANKA.
 
KU: DHAMAAN XUIBNAHA GOLAHA WAKIILADDA.
KU:DHAMAAN XUBNAHA GOLAHA GUURTIDA
KU:DHAMAAN [...]

HAPPY CANADA DAY

 

ON BEHALF OF SOMALILAND PEOPLE , SOMALIA AND SOMALI  SPEAKING PEOPLE AROUND THE GLOBE  AND ALL MY WONDERFULL STAFF WHO ARE VOLUNTURILY WORKING WITH IDHANKA.COM  NON PROFIT  COMMUNITY ONLINE  NEWSPAPER AND RESOURCE CENTRE. I WOULD LIKE TO SEND A MESSAGE OF CONGRATULATORY TO ALL CANADIANS  COAST COAST
                                                  FOR   THE  ANNIVERSDARY OF CANADA DAY  WHICH IS TOMORROW THURSDAY JULY 2010.
                             HAPPY CANADA DAY  WE ARE [...]

HAMBALYO AY DIRAYNAA GUDIGA XISBIGA UDUB EE TENNESSEE MAGAALADA NASHVILLE OLOLAHA DOORASHOOYINKA KA BILOWDAY S/LAND AWGEED

Dhamaan Gudiga iyo xubnaha kala duwan ee xisbiga udub ee gobolka Tennessee, magaalo madaxdiisa Nashville iyo nawaaxigeeda waxay
Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan xisbiga talad haya oo bilaabay ololihiisii doorashada. dhamaan xubnihiisa kala duwan oo ka soo qayb
galay kulan looga arinsanayay dardar gelinta xisbiga iyo taageerada loo muujinayo gudo iyo dibadba kulankan oo ay ka soo [...]

HAMBALYO MEHER OO KU SOCOTA BOQOR DALMAR XUSEEN IYO MUNA MAXAMED XASAN

DHAMAAN REER XAAJI IBRAHIM NUUR  OO MAGACYADOODU HOOS KU QOARAN YIHIIN WAXAY HAMALYO U DIRAYAAN AABO  MAXAMED XASAN DIRIR IYO HOOYO FAAISA XASAN QALINLEH OO AY UGU  TAHNIYADAYNAYAA GABADHOODA BOQORAD MUNA MAXAMED XASAN DIRIR IYO SAYIGEEDDA DALMAR XUSEEN OO TODDOBAADKAN INA SOO DHAFAY  MEHERKOODDU KA DHACAY  DALKA INGRIISKA ,MAGAALDA LONDON.ILAAHAY WAXAAN UGABARYEYNAA IN UU KA DHIGO REERKII ISKU RAAGA [...]

Hambalyo Ku Socota Boqor Dalmar Xuseen Iyo Boqorad Muna Maxamed Xasan Dirir

Dhamaan Bahda shabakadda idhanka iyo hawlwadeenadeeddda  waxay halkan hambalyo meher ugu soo gudbinayaaan  Dalmar Xuseen iyo Muna Maxamed Xasan oo meherkooddu ka dhacay magaaladda london ee carigga ingriiska sabtiddii bisha may ay ahayd 15ka,2010 .
Ilaahay waxay uga baryayaan in uu ka dhigo qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela
aamiin.
Maamulaha Shabakadda Idhanka
Cabdikarim xaaji Ibrahim Nuur

TAHNIYAD DHALASHO GABADH

Aabo Saleebaan Sh.Maxamed Samaale, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa.
 Aabo Muumuin Jaamac Samaale, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
 Daa’uud Cali Samaale, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
 Axmed Jaamac Samaale, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
 Maryan Sh.Maxamed Samaale Iyo Caruuteeda

Hambalyo, Guubaabo iyo talo ku socota Ururka ASARDA

Waxan ku faraxsannahay in aan Maqallo amma aan xiiseyno wararka waxwada qabsiga ku salaysan ee baryahanba ka soo burqanaya Boorama. Waxana ugu dambeeyey oo aan si gaar ah u hambalyeynaynaa ururka la baxay ASARDA iyo taageerayaasha ururkan samafalka ah ee u sara istaagay in ay wax ka qabtaan waddooyin-xumada ragaadisay isku socodka gobolka Awdal iyo gobollada ku xeeran ammaba mandiqadda, dhibtaasi oo qayb [...]

Hanbalyo Meher Wacan

Hanbalyo Meher Wacan
Abokor JAcfar Aadan
Iyo
Layla Maxamed Xassan
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotelka Dalxiis Ee Magaalada Hargeisa

Hambalyo: Boqor Maxamed Jaamac Madar Iyo Boqorad Farduusa C/raxmaan Maxamuud Oo Meherkoodu Shalay Ka Dhacay Borama

Dr.C/raxmaan Gurguurte iyo Xaaskiisa Muna Faarax Waaberi
Prof Yurub C/raxmaan Muumin iyo Saygeeda Mustafe Cumar Suldaan
C/fataax Jaamac Xaashi
Wariye Cabdale Cali Yuusuf

HAMBALYO MEHER WACAN

Dhamaan dadkaaso dhan waxay habmalyo Meher u dirayaaan boqorka iyo boqorada
Boqorka Abdiwahaab Daahir Muuse
iyo
Boqorada Faadumo Abdiqaadir Abdalle
oo meherkoodu ka dhacay Nairobi – Kenya
DADKA HAMBALYADDA DIRAYA:-Abiib Axmed Abraar
C/raxmaan Sh. Cabdillahi Jimcaale & Xaaskiisa & Caruurtiisa
Cabdi Cabdillahi Siciid & Xaaskiisa & Caruurtiisa
Max’d rashiid Sh. Cabdilaahi Jimcaale & Xaaskiisa & Caruurtiisa
Abiib Daahir Jimcaale & Xaaskiisa

Hambalyo Meher:-Boqorka Abdiwahaab Daahir Muuse Iyo Boqorada Faadumo Abdiqaadir Abdalle

HAMBALYO AROOS

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes