Archive for the ‘Hambalyo Meher’ Category

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar

Dhamaan Reer Cumar Kaahin Hirsi(Geeljire) oo Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay halkan Hambalyo meher ugag soo Gudbinayaan walaalkood Jamaal Cumar kaahin oo maalintii Shalay looguu maheriyey Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar , Magaalo madaxda Gobolka Awdal, Boorama.Somaliland
Ilaahay waxaan uga baryeynayaa in uu reerkii bashbash iyo barwaaqo ku waaro eebe ka dhigo ,ubad khayr qabana kal [...]

Hanbalyo Meher: Boqorka Ahmedwali Omar Muumin Iyo Boqorada Hodan Daa,uud Elmi Oo Meherkoodu ka dhacay 09/10/2010, Magaalada Borame gaar ahaan Hotel Rays

Dhamaan Qoyska  Reer Aare  oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan Meherka Boqor Ahmedwali Omar Muumin iyo Boqorada Hodan Daa,uud Elmi oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borame.
waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu guur khayrle, Guurkiinu guri Barwaaqo, Guurkiinu Guri Raaga oo rayn [...]

Hambalyo Meher Oo Socota Boqor Axmed cali jaamac Iyo Boqoradiisa Xamda Cabdillahi Taan

Dhamaan dadkan hoos ku qoranai waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kaarayn u dirayaan Arroska iyo aroosada Axmaed Cali Jaamac iyo Xamda Cabdilaahi Taani oo uu meher koodu ka dhacay magaalada hargeysa.

Hambalyo Meher oo ku Socta Boqorad Araksan Mahamud Ilmi(Bidhikaale)Iyo Boqorkeedda Amiin Ali Abdi

Dhamaan bahda shabakadda Iyo Hawlwadeenadeedda Iyo Hooyo Hawa Djama Iyo Aabo Mohamud Elmi (BIdhikaale) Iyo Walaalheed Iyo dadka hoos ku qorani waxay hambalyo u dirayaan
Amiin Iyo Araksan oo Shalay oo sabti ah meherkooddu ka dhacay Magaaladda Montreal ee dalka Canada.aamiin ayaan leenahay Ilaahayna ha dhigo reerkii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela .

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes