Hargeysa(Idhanka )Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Miilaadiga ah oo Beri oo Sabti ah Kowsanaaya ( 01/01/2011 ) ee Miilaadiga) Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaa Shacbiga soomaaliland Meelkasta oo ay Joogaanba Gudo iyo Debedba.
Archive for the ‘HAMBALYO MADAXWEYNE’ Category
Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diraya shacabka Somaliland meel kata oo ay joogaan
Posted by Idhanka on December 31st, 2010
HAMBALYO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY SIIRAANYO IYO SHACAB WEYNAHA SOOMAALILAND
Posted by Idhanka on July 1st, 2010
ANIGGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA KA REERKAYGA ,KA REER XAAJI IBRAHIM NUUR JAAMAC , SHABAKADDA WARARKA EE IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDDDA IYO QORBA JOOGA SOOMALILAND EE KU NOOL DALKA CANADA GAAR AHAAN MAGAALO MADAXDA OTTAWA .WAXAAN HALKAN HAMBALYO IYO BOGAADIN AY DUCO KU DHEEHAN TAHAY UGAGA SOO GUDBINAYAA MADAXWEYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY MADAXWEYNANIMADDA SOOMAAALILAND MUDANE AXMED SIIRAANYO [...]




Posted in






