Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Archive for the ‘FIKRAD’

GUUL INTEE LEG AYAA LAGA GAADHI KARAA SOCDAALKA 3 GOLE EE U.S.A?

March 18, 2010 By: Idhanka Category: FIKRAD

WAXAAN SALAMAYAA  DHAMAAN REER SOMALILAND.WAXAAN LEEYAHAY  WAXA  BARYAHANBA SOCDA  DHAQ DHAQAAQ  SIYAASADEED  OO  WADAMO  WAAWAYNI DANAYNAYAAN  QADIYADA SOOMALILAND  IYAGA OO  EEGANAYA DANHOODA GAARKA  AHNA, ARKAYNA IN SOMALILAND  AY CAGAHA ISKU TAAGTAY  XAGA NABADA  MARKA LOO EEGO   GEESKA  AFRICA.

(more…)

Faallo: Caleemosaarka Ugaaska Ciise Ee Saylac Waa Xoojinta Xidhiidhka Madax dhaqameedyada Dalalka Jaarka Ah ,Mana Aha Mid Cid Waxyeelo Ku Ah

March 11, 2010 By: Idhanka Category: FIKRAD

Waxa in baana la hadal hayaa qoraallo iyo hadallo kusoo baxaya shabakadaha  wararka iyo jaraaidka kasoo baxa Somaliland ,wararkaasoo dhinaca xun uun ka eegay caleemosaarka ugaaska ciise lagu caleemo saaray magaalada Saylac iyo xafladihii loo qabtay caleemo saarka  Ugaas Musatafe .Xafladahaasi oo ahaa kuwa ay raalli ka ahaayeen madaxda iyo masuulyiinta dalalka jaarka ah ee Itoobiya ,Jabuuti iyo Somaliland ,isla markaana madaxdii dalalkaasi  iyo maartisharaftii lagu casumay munaaabadaasi ay ahayd mid aad looga raalli ahaa , si wanaagsanna ku dhammaatay . (more…)

What Next for Zeila After Ugas Mustafe’s Coronation?

March 04, 2010 By: Idhanka Category: FIKRAD, Taariikh

i-love-zeila-copy As the 19th Ugas of Issa tribe, my paternal uncles, was concluded amid an extra ordinary  week-long razzmatazz and pompous ceremony attended by dignitaries from Djibouti, Somali-land and Ethiopia’s Zone Five in the medieval town of Zeila, many people in Somali-land in general and Awdal and Selel communities in particular are asking themselves what next? Traditionally, Issa’s ceremonial Ugas-es were always crowned – at least in recent memory – in the Somali-inhabited region of Ethiopia, particularly in the immediate vicinity around Dire Dawa, or Diridhaba as popularly known among Somalis where Issa tribe is ubiquitous.

(more…)

Soomaalidu Waxay Tidhaa Daadku Intaanu Gurigaaga Soo Gelin Ayaa layska Moosaa

March 03, 2010 By: Idhanka Category: FIKRAD

Waxan u mahad-celinayaa ilaaha awoodda leh, ee suuro galiyay inaan dhibaato ka dhicin caleemo saarka ugaaska ciise ee lagu caleemo saaray magaalada saylac bishan march. haddaba anigoo figraddayda uun ka hadlaya waxan aad iyo aad u taageersanahay  caleemo saarka ugaaska ciise iyo dhaqanka iyo kala dambaynta ay leeyihiin beesha ciise, weliba nidaamka ay u soo doorteen wiilka da,da yar ee shabaabka ah. (more…)

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole