Aduunku wuu kala fogyoo buuraha gaashaman iyo bad baynagu kala gudbane, gudoon barsho
horliyo Salaan guud baan sidaa, mid gaarana waan wadaa aan soo gooyee giblada
walaalayaal geestayda nabad.
Archive for the ‘FARIIN’ Category
Cidi Idinka Dhagaysan Mayso, Siina Socon Kari mayso
Somaliland websites Vs Somaliland Election
Somalilanders are going to the polls only days to come, but what worries me about the election is that there exists more who are not happy with the peace and stability that the people of Somaliland enjoy.
Waa been abuur in jabhada ONLF joogto Ceegaag,iyo dhamaan gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle
Written by Afnugaal
Waxaa nala soo xidhiidhay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Buuhoodle(Cayn),iyaga oo ka cadhaysan warar aan sal iyo raad toona lahayn oo ay daabacday shabakada wararka ee Somalifans,kadibna ay faafiyeen shabakado kale oo ay ka mid tahay Qarannews,iyo kuwo kaleba,waxayna odayaasha deegaankaasi oo shir arinkaas ka yeeshay ay si weyn u beeniyeen wararkaas.
FARIIN SHIRKA BULSHADA ADAL
WALI LAMA GAADHIN LAMANA GARAN WIXII DANTA U AHAA DADKA REER AWDAL
Sanadkii 1978 ayaa dugsiga la iga qorray magaalada Boorama, waxanan ka baxay dugsiga sare ee Sheekh Ali Jawhar sanaddkiin 1989-1990 , mudadaas intii ka danbaysayna waa ilaa 2008 kamaan fogayn gobolka Awdal oo aan ka soo jeedo dhalosho ahaan, mudada intaas leegna wali wakhti [...]




Posted in






