Archive for the ‘FAALLO’ Category

Boqor Buur Madow Ma beenaalaa? Ma Af-miinshaar yaqaanna sida wax loo dacaayadeeyabaa? Mise Wax buu Ogyahay?

?
Boqor Buur Madow Ma beenaalaa? Ma Af-miinshaar  yaqaanna sida wax loo dacaayadeeyabaa? Mise Wax buu Ogyahay?

Intii muddo ahba waxa uu Buurmadaw, oo ay dadka qaar u yaqaannaan Buur Madow, uu bilaabay hadallo aflagaado ah, oo uu ku sadydhinayo Madaxweye Siilaanyo iyo Maamulkiisa, waxana uu aad iyo aad u dhalliilaa madaxda hawl wadeenka ka [...]

Talaabada W/xigeenka Maaliyadu Ku Masaxayo Amarada Wasiir M. Xaashi Waa Bar Saaran Deeqaha Caalamiga ah

ASW
Marka hore waxa aan salaamayaa dhamaan inta danaysa Somaliland ee had
iyo jeer dadaalka ugu jira horumarka Somaliland.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes