Archive for the ‘DIINTA’ Category

Cashark 1aad | Manduumatul Mufiid Fii Cilmit Tajwiid

Kalmada – Laa Ilaaha ila Laah

Kalmada – Laa Ilaaha ila Laah
 Kelmada “laa ilaaha ila laah” waxay ka kooban tahay laba qaybood : “Laa ilaaha” oo macnaheedu yahay diidmo iyo “ila laah” oo macnaheedu yahay oggolaansho ama sugid. Marka labadda kelmadood laysku raaciyana waxay noqonayaan in aanu jirin ilaah aan ahayn Allaha xaqa lagu caabudo. Hadii la sii sharxana waa in [...]

Salaadu Waxay Waxatar U Leedahay Caafimaadka Hormoonada Farxadana Wey Kordhisaa

Salaadu Waxay Waxatar U Leedahay Caafimaadka Hormoonada Farxadana Wey Kordhisaa
May 26 – (dhankaI)-Waxa uu cadeeyey Sh Ahmed Turki oo ah imaamka iyo Khadiibka Masjidka weyn ee Nuur Bin Cabaasiya ee ku yaala magalada Qaahira in salaadu ay kordhiso maadada ?Dopamine? ee kujirta maskaxda taasoo masuul ka ah faraxda iyo kalsoonida nafta.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes