Archive for the ‘Digreeto’ Category

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Dhaqan-galka Xeerka Xuquuqul Aadamaha

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Dhaqan-galka Xeerka Xuquuqul Aadamaha  oo Number-kiisu yahay No: 0100/2010 Digreetadaas oo uu ku  Dhaqan-geliyey,  Xeer Lr. 39/2010 ee Xeerka Komiishanka Xuquuqul Aadamaha.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes