Archive for the ‘Dhoohanaanta Beesha Galbeedka (Samaroon)’ Category

Isbedelka & Dabaylaha Siyaasadeed Ee Dul Hoganaya Somaliland iyo Dhoohanaanta Beesha Galbeedka (Samaroon)

Opinion
Waxaa dhawaan bilaabmay duufaano qabow oo ay la socdaan dabaylo siyaasadeed oo maalmihii ugu dambeeyay hadheeyay saaxada siyaasada Somaliland taasoo keentay in meelaha dadweynuhu ku kulmaan sida majaaliista iyo makhaayadaha shaaha laga cabo si weyn looga hadal hayo.
Labaatankii sanadood ee ugu dambeeyay Somaliland waxay soo martay marxalado kala duwan taasoo suurta galisay inay gaadho heer [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes