Dhamaan Hawlwadeenadda Shabakadda Idhanka Iyo Maamulka Guudba Waxay Halkan Umadda Muslimiinta Ah Iyo Umadda Soomaaliyeed Oo Dhan
Usoo Marinayaan Hawadda Salaanta Islaamka SCW anagoo Leh ku Ciida Ciid Wanaagsan.,Sanadka Sanadkiisana Ilaahay Ha Inagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo/
Aamiin/Aamiin
Source-Idhanka
Archive for the ‘CIID MUBARAK’ Category
CIID MUBARAK
Posted by Idhanka on November 5th, 2011
Ciid wanaagsan … Eid Mubarik dhamaantiin
Posted by Idhanka on November 16th, 2010
Dhamaan hawlwadeenadda Shabakadda Idhanka waxay halkan hambalyo Iyo Bogaadin Ciidan Barakasan Ugaga Dirayaan halkan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo Umadda Muslimta ah meel walba oo ay joogaan .Waxaanan idin leenahay sanad wanaagsan ku ciidda ,ilaahayna bashbash iyo barwaaqo ha inagu gadhsiiyo sanadka dambe .Aaamiin–Aamiin.
Maamulka shabakadda Idhanka
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur
Ottawa , Canada .




Posted in






