ANIGOO AH DR: ABDIRAHMAN OMER GEELJIRE KUNA HADLAYA MAGACA AQOON YAHANKA REER NUUR EE DEGAN WOQOOYIGA AMERICA WAXAN SALAAMAYAA DHAMAAN INTA WANAAGA JECEL, WAXANAN U MAHAD CELINAYAA DHAMAAN INTA KA DAMQATAY DILKII FOOSHA XUMAA EE KA DHACAY DEGAANKA SEEMAAL EE DEGMADA BAKI. DADKII XAQDARADA LAGU DILAYNA ILAAHAYNA NAXARIISTII JANO HA GEEYO, AAMIIN
Archive for the ‘BAAQ NABADEED’ Category
BAAQ DHAMAAN SALAADIINTA, CUQAASHA, CULUMAAU DIINKA, WAXGARADKA BEELAHA KU WADA NOOL SOMALILAND. X
gudoomiyaha guud ee ururka dhalinyarada gobolada awdal iyo salal mustaqbal youth council oo waxba kama jiraan iyo mala awaal ku tilmaamay ku dhawaaqida wax loogu yeedhay awdalstate
gudoomiyaha guud ee ururka dhalinyarada gobolada awdal iyo salal mustaqbal youth council oo waxba kama jiraan iyo mala awaal ku tilmaamay ku dhawaaqida wax loogu yeedhay awdalstate
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
23/02/2011
Baaq Madaxweyne
Bismillaahi Raxmaani Raxiin, marka hore waxan tacsi u dirayaa cidkasta oo uu khasaare ka soo gaadhay dagaalada ka dhacay Deegaanada Buuhoodle, waxaanan baaq nabadeed u jeedinayaa cid kasta oo faraha kula jirta.
BAAQ NABADEED OO KU WAJAHAN COLAADA DEGAANKA KALSHAALE
ANIGGA OO KU HADLAYA MAGAYCAYGA, KA IDHANKA IYO INTA AANU ISKU FIKRADDA NAHAY IYO CAQLIGGA EEBI I SIIYEY WAXAAN HALKAN BAAQ NABADEED UGA SOO DIRAYAA DADKA WALAALAHA AH EE ILAAHAY WADA DHIGAY DEGAANKAN COLAADU KA JIRTO .
Dhalinyaro ka kala timid Gobolada Somaliland oo Gobolka Awdal hormuud u yahay ayaa Baaq Nabadeed u diray Collaada Degaanka Kalshaale
Dallada Urrurada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO ayaa baaq nabadeed kasoosaarey colaada kataagan deegaanka kashaale.
Shir-jaraaid oo ay Xubnaha Golaha Sare Ee Dallada SONYO ku qabteen Xafiiskooda Magaalada waxay Baaq naabdeed ugu direen Colaada Kataagan Deegaanka kashaale.
Ugu Horeyn Gudoomiyaha Dallada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO Md Axmed Cabdi Wacays oo Shir-kaa jaraaid kahadley ayaa sheegeyn In Ujeedada [...]
Golaha Hoggaanka Tolka Warsaxaafadeed Baaq nabadeed iyo wanaag doojin
Golaha Hoggaanka Tolka
Warsaxaafadeed
Baaq nabadeed iyo wanaag doojin
Ku socda Somaliland, Itoobiya iyo bulshada Gobolada Awdal/Salal
MINNEAPOLIS, U.S.A, SEPTEMBER 27, 2010—Anaga oo ah, Golaha Hoggaanka Tolka, oo ay dhidibada u joojieen koox isugu jirta aqoonyahanno, xirfadley iyo hoggaamiyeyaal ka tirsan tolka Gadabuursiga, bishii Abriil 1-3, 2010 magaalada Minneaplois, Gobolka Minnesota ee Carriga Maraykanka, si ay u [...]
BAAQA NABADEED EE BULSHADA RAYIDKA AH EE DOORASHADA MADAXTOOYADA EE SOMALILAND
BAAQA NABADEED EE BULSHADA RAYIDKA AH EE DOORASHADA MADAXTOOYADA EE SOMALILAND
Bismillaahi Raxmaani Raxiim,Waa hubaal in ay Reer Somaliland – dadweyne iyo dawladba – ku guuleysteen qabashada afar doorasho oo u hirgalay si aan wax badan ka tagganayn heerarka caalamiga ah ee doorashooyinka loo qabto tas oo si togan u beddeshay ra’yal-caamka beesha caalamka.




Posted in






