Borama(Idhanka)– Dagaal culus ayaa maanta ka dhexdhacay beelaha Dilla iyo Gabilay, dagaalkaas oo ka dhacay xuduuda labada degmo ee Baki iyo Gabilay gaar ahaan Aagaga Buqdhada iyo Boodhka, wararka ka imanaya jiidahaas ayaa sheegaya in ay weerarka soo qaadeen maleeshiyada dhanka gabilay ilaa sadex weerar oo isdaba jooga, ilaa hadase khasaaraha la soo sheegayo ayaa ah 5 [...]
Archive for the ‘Awdal’ Category
Dagaal Culus oo ka dhacay Buqdhada iyo Boodhka oo keenay dhimasho iyo dhaawac badan
Posted by Idhanka on September 18th, 2009
Ururka AYODA oo Borama ku Qabtay maalinta Farbarashada Aduunka
Posted by Idhanka on September 8th, 2009
Borama(Sawnews)- Maalinta Farbarashada Aduunka oo ku beegan 08 Septambar ayaa maanta laga xusay magaalada Boorama, xuskaas oo ay ka soo qayb galeen Ururada wadinaga ah ee ku hawlan waxbarashada iyo dadka daneeya waxbarashada sida Wasaarada waxbarashada ee G/Awdal.
Ugu horayna waxa halkaas ka hadlay Idiris Faarax oo ah madaxa qaybta waxbarashada ee Ururka AYoda wuxuu sheegay in [...]




Posted in
Tags:






